Dr Aasbaro

Dr Aasbaro ku saabsan: arimaha caafimaadka
iyo casharo tixane ah insha alah Ahmed Artan Yousuf kheyre

25/09/2025

Xaalada waa xumaatay
Hassan sheikh na dadki waa isku diray
Kuwa uu shaqada u dhiibtayna waa uga sii dareen

10/09/2025

Asc asxaapteyda

18/08/2024

Fariin Caafimaad:
Faa’iidooyinka muhiimka ah oo ay fitamiinka nuuca D u leedahay jirkeenna
waxaa kamid ah dhismaha iyo adkaynta lafaha,
iyo in maadada kaalsiyoomta jirkeenna
si gaar ah lafaheenna ay u gudubto.


Like and share

Dr Aasbaro

09/12/2023

*ANTIBIOTICS_DRUGS*

*AMINO GLYCOSIDES*
1 - Amikacin
2 - Gentamycin
3 - Neomycin
4 - Streptomycin
5 - Tobramycin

*CEPHALOSPORINS*
1 - Cefaclor
2 - Cefadroxil
3 - Cefazolin
4 - Cefdinir
5 - Cefepime
6 - Cefotaxime
7 - Cefotetan
8 - Cefoxitin
9 - Cefpodoxime
10 - Ceftazidime
11 - Ceftibuten
12 - Ceftriaone
13 - Cefuroxime
14 - Cephalexin

*FLUOROWUINOLONES*
1 - Ciprofloxacin
2 - Gemifloxacin
3 - Levofloxacin
4 - Moxifloxacin
5 - Norfloxacin
6 - Ofloxacin.

*MACROLIDES*
1 - Aziothromycin
2 - Clarithromycin
3 - Erythromycin

*LINCOSAMIDES*
1 - Clindamycin
2 - Lincomycin
3 - Vencomycin

*MONOBACTAM*
1- Aztreonam

*PENICILLINS*
1 - Amoxicillin
2 - Ampicillin
3 - Penicillin G
4 - Penicillin V
5 - Piparcillin

*PENICILLINASE RESISTANT PENICILLIN*
1 - Dicloxacillin
2 - Nafecillin
3 - Oxacillin

*SULFONAMIDES*
1 - Sulfamethoxazole
2 - Sulfadiazine
3 - Sulfasalazine
4 - Sulfisoxazole
5 - Trimethprim/ Sulfamethoaxzole

*TETRACYCLINES*
1 - Demeclocycline
2 - Doxycycline
3 - Minocycline
4 - Tetracycline

*ANTIMYCOBACTERIAL*
1 - Anti tuberculosis Agents
2 - Leprostatics : Clofzimine And Thalidomide.

*ANTIFUNGAL MEDICATION*
1 - Amphoteracin B
2 - Fluconazole
3 - Itraconazole
4 - Ketoconazole
5 - Voriconaxole

*ANTIVIRAL MEDICATION*
1 - Acyclovir
2 - Foscarnet
3 - Valacyclovir
Dr Aasbaro

05/08/2023

Fariin caafimaad

Naas gurinta caruurta waa in ilmaha yar ee naaska nuugayay laga jaro caanihii hooyada, mana aha arrin sahlan maadaama ilmihii la qabsaday caanaha hooyada laga wareejinayo

Marka ay hooyada rabto in ay naaska ka guriso (ka goyso) caruurta ma haboona in ay hal mar ka jarto laakiin waxaa lagu taliyaa in si tartiib tartiib ah ay uga goyso si uu ula qabsado

Talooyinka la siiyo hooyada marka ay dhasho kadib waxaa kamid ah: qaadashada cuntooyin isku dheelitiran, iyo in aad aad ugu dadaasho in ay cabto biyo ugu yaraan laba liitar maalintii.

Hooyada ku jirta umusha waxaa fiican in ay iska yarayso amaba ay ka fogaato cuntooyinka ay ku badanyihiin saliidda, dufanta, sokorta, iyo cuntooyinka aan isku dheeli tirnayn.

Dr Aasbaro

Like share and comment

Address

Dayniile
Mogadishu

Telephone

+252615118995

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Aasbaro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Aasbaro:

Shortcuts

Share