Hamar diagnostic center Qaybta Baaritanada

Call Directions Contact the practice

Hamar diagnostic center Qaybta Baaritanada waxaad usoo doonataa Daryeel caafimaad.

Waxaad Naga helaysaa Baaritaanka CBC.
07/06/2026

Waxaad Naga helaysaa Baaritaanka CBC.

Hamar Diagnostic CenterWaxaan si sharaf leh ugu wargelinaynaa bulshada in adeegyada Ultrasound-ka casriga ah laga heli k...
02/06/2026

Hamar Diagnostic Center

Waxaan si sharaf leh ugu wargelinaynaa bulshada in adeegyada Ultrasound-ka casriga ah laga heli karo Hamar Diagnostic Center.

✅ Baaritaan sax ah
✅ Qalab casri ah
✅ Khubaro aqoon iyo waayo-aragnimo leh
✅ Adeeg degdeg ah oo lagu kalsoonaan karo.
Caafimaadkaagu waa mudnaanteenna. Haddii aad u baahan tahay baaritaan Ultrasound, ku soo dhawoow Hamar Diagnostic Center si aad u hesho adeeg tayo sare leh iyo natiijooyin lagu kalsoonaan karo.
Wixi faahfaahin ah nagala soo xariir 0617766576/0612515105. Ama numberka Gaaban
692969.

Hamar Diagnostic Center  Qaybta Baaritanada Waxaan ka helaysaa Baaritaanada HbA1CHbA1c (Hemoglobin A1c)  waa baaritaan d...
02/06/2026

Hamar Diagnostic Center Qaybta Baaritanada Waxaan ka helaysaa Baaritaanada HbA1C

HbA1c (Hemoglobin A1c) waa baaritaan dhiig oo lagu cabbiro celceliska sonkorta dhiiggaaga 2–3 bilood ee la soo dhaafay. Baaritaankani wuxuu muujinayaa inta sonkor ah ee ku dheggan hemoglobin-ka unugyada dhiigga cas.

Maxaa loo isticmaalaa?
Ogaanshaha cudurka macaanka (Diabetes)
Ogaanshaha prediabetes (halista macaanka)
La socodka xakamaynta sonkorta ee dadka qaba macaanka

Fasiraadda natiijada HbA1c
HbA1c
Macnaha
Ka yar 5.7%
Caadi
5.7% – 6.4%
Prediabetes
6.5% ama ka badan
Diabetes (Macaan)

'iidada HbA1c

Looma baahna in qofku soomo.
Waxay bixisaa sawir guud oo ku saabsan sonkorta muddo dheer, halkii ay ka muujin lahayd sonkorta hal maalin ama hal saac.

Male Fertility Check-up oo Dhameystiran ayaa hadda Naga heli karaa Hamar Diagnostic Center!Ma qorsheynaysaan qoys ama ma...
02/06/2026

Male Fertility Check-up oo Dhameystiran ayaa hadda Naga heli karaa Hamar Diagnostic Center!

Ma qorsheynaysaan qoys ama ma jiraan caqabado la xiriira dhalmo la'aanta?

Baaritaanka taranka ragga (Male Fertility Check-up) wuxuu kaa caawinayaa in si sax ah loo qiimeeyo caafimaadka taranka iyo tayada shahwada.

Adeegyadayada waxaa ka mid ah:
✅ S***m Analysis (Falanqaynta Shahwada)
✅ Qiimeynta Tirada, Dhaqdhaqaaqa iyo Qaabka Shahwada
✅ Talooyin iyo La-talin Caafimaad

Baaritaanno sax ah, qalab casri ah, iyo khubaro caafimaad oo ku adeegaya.

Wixi faahfaahin ah📞Naga soo wac 0617766576/ 0614684949. Ama Numberka Gaaban 692969.

30/05/2026
Ogeysiis OgaysiisXarunta tababarada Caafimaadka ee Hamar Diagnostic Center Waxay Ogaysiinaysaa Dhamaan Bahda Caafimaadka...
10/05/2025

Ogeysiis Ogaysiis
Xarunta tababarada Caafimaadka ee Hamar Diagnostic Center Waxay Ogaysiinaysaa Dhamaan Bahda Caafimaadka in Ay qabanayso Seminar Kusaabsan Talaalka Expended Program Immunization (EPI).
Wuxuu Socon Doonaa Mudo halMaalin Ah 16 May 2025.

Fadlan Iska Diiwaan Gali linkiga Hoose, Si aad uga mid noqoto Dadka Kafaaiideesanaya.
Wixii Faahfaahin Intaa dheeri ah nagala soo xariir Whatsup linkigaan
https://chat.whatsapp.com/JtVBBrWSPyS3U4VXWm1sWW
Intaa wixi dheer laxariir whatsup Numbers 0614684949/ 0617766576/0612515105.
Hamar Diagnostic Center
is

Address

Mogadishu

Telephone

+252614684949

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hamar diagnostic center Qaybta Baaritanada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hamar diagnostic center Qaybta Baaritanada:

Shortcuts

Share

Category