Som-indo Multi Speciality Hospital

Som-indo
Multi Speciality Hospital Medical treatment facility that offers multi specialized treatment for various medical conditions

29/01/2024

Waxaa hambalyo faraxad wadato u dirayaa kooxda Galmudug o marka ugu horeysay ku guuleysatay Kooba gobalada Soomaaliya
Hambalyo Galmudug

Qaliimada la xiriira kaadi haysta, qanjirka prostaatada ayaa laga qalay aabo soomaaliyeed oo in muda ah ludhibana,waxaan...
14/09/2023

Qaliimada la xiriira kaadi haysta, qanjirka prostaatada ayaa laga qalay aabo soomaaliyeed oo in muda ah ludhibana,waxaana wali socda qaliimada waawayn oo lacag la'aan ah.

Hadaba kafaaideysi wacan, waxaa sidoo kale socda dhalmada oo lacag la'aan ah.

29/08/2023

Mudo ayay isku kaadin jirtay, waxaana lageyay meelo badan ,15 sano oo quus ah ,iyo natiijadi lama filanka ahayd

12/04/2023

War farxad leh!
midkamid ah Bukaanada qaba cancer ka ee qaatay wajigii kobaad ee daaweenta cudurka cancer ka




+252610599991

Qeybta qaliinka guud waxaa lagaaga daweynaa Hepatitis A, B & C ee ina soo gaar.
15/02/2023

Qeybta qaliinka guud waxaa lagaaga daweynaa Hepatitis A, B & C ee ina soo gaar.

Qeybta qaliinka guud waxaa lagaaga daweynaa idim alle Thyroid gland ee ina soo gaar.
13/02/2023

Qeybta qaliinka guud waxaa lagaaga daweynaa idim alle Thyroid gland ee ina soo gaar.

Address

Abdikasim Road, Hodon District
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Som-indo Multi Speciality Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Som-indo Multi Speciality Hospital:

Shortcuts

Share