Sagal Pathology Center

Sagal Pathology Center Xarunta Baaritaanka Burooyinka iyo Dheecaanada Jirka

Ramadaan Mubaarakكل عام وأنتم بخير 𝐁𝐚𝐚𝐫𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐠𝐚𝐥 𝐏𝐚𝐭𝐡𝐨𝐥𝐨𝐠𝐲 𝐂𝐞𝐧𝐭𝐞𝐫 waxaa kamid ah Burooyinka, Dheecaanada, D...
18/02/2026

Ramadaan Mubaarak
كل عام وأنتم بخير

𝐁𝐚𝐚𝐫𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐠𝐚𝐥 𝐏𝐚𝐭𝐡𝐨𝐥𝐨𝐠𝐲 𝐂𝐞𝐧𝐭𝐞𝐫 waxaa kamid ah Burooyinka, Dheecaanada, Dhiiga, Shahwada & Kuwa kalaba.

𝐍𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫 📞 𝟎𝟔𝟏𝟒𝟏𝟎𝟐𝟎𝟒𝟎

https://wa.me/252614102040







Aan xoojino wacyigalinta iyo ka hortagoiisa, iyo ciyoon in la ogaado si bulshadu u badbaado.
04/02/2026

Aan xoojino wacyigalinta iyo ka hortagoiisa, iyo ciyoon in la ogaado si bulshadu u badbaado.

Waxaa noo soo idlaaday ololihii baaritaanada cancerka minka afkiisa ahaay waxaan aad ugu faraxsanahay anakoo ah team Sag...
28/01/2026

Waxaa noo soo idlaaday ololihii baaritaanada cancerka minka afkiisa ahaay waxaan aad ugu faraxsanahay anakoo ah team Sagal Pathology Center in aan qayb ka aheen, bulsho badane aan u adeegnay ummad badane ay ka faaidaysteen. Dhamanteen aan sii gudbino waxaan baranay bulsho badan u gaarto.

27/01/2026

Waxaa maanta ka socda Isbitaalka Banaadir 𝐎𝐥𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐚𝐚𝐫𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐜𝐚𝐠-𝐥𝐚’𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐡, 𝐖𝐚𝐜𝐲𝐢𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚, 𝐢𝐲𝐨 𝐃𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐚𝐧𝐬𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚 𝐌𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚, kaas oo ay soo qaban-qaabiyeen Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed, iyadoo
Sagal pathology 𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐭𝐚𝐚𝐛𝐚𝐠𝐞𝐥𝐢𝐲𝐞.

Ololahan waxa uu bixinayaa adeegyo muhiim ah oo ay ka mid yihiin:
• Free Cervical Cancer Screening
• Wacyigelin Caafimaad
• Daaweyn iyo Qalliino

Sagal pathology waxaa ka go’an taageeridda barnaamijyada caafimaad ee lagu horumarinayo daryeelka iyo badbaadinta nolosha bulshada.

pathology


𝐁𝐚𝐚𝐫𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐥𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐥𝐚 𝐤𝐞𝐞𝐧𝐨 𝐉𝐚𝐰𝐚𝐚𝐛𝐭𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐡𝐞𝐥𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐨 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡: ✅𝐅𝐢𝐧𝐞 𝐍𝐞𝐞𝐝𝐥𝐞 𝐀𝐬𝐩𝐢𝐫𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 (𝐅𝐍𝐀)✅𝐏𝐞...
12/01/2026

𝐁𝐚𝐚𝐫𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐥𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐥𝐚 𝐤𝐞𝐞𝐧𝐨 𝐉𝐚𝐰𝐚𝐚𝐛𝐭𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐡𝐞𝐥𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐨 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡:

✅𝐅𝐢𝐧𝐞 𝐍𝐞𝐞𝐝𝐥𝐞 𝐀𝐬𝐩𝐢𝐫𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 (𝐅𝐍𝐀)
✅𝐏𝐞𝐫𝐢𝐩𝐡𝐞𝐫𝐚𝐥 𝐁𝐥𝐨𝐨𝐝 𝐅𝐢𝐥𝐦 (𝐏𝐁𝐅)
✅𝐌𝐚𝐥𝐚𝐫𝐢𝐚 𝐒𝐦𝐞𝐚𝐫

𝐍𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫 📞 𝟎𝟔𝟏𝟒𝟏𝟎𝟐𝟎𝟒𝟎
https://wa.me/252614102040

📍 Isgoyska Digfer

Wax ka ogaaw Baaritaanada kale ee oo Booqo➡️
https://sagalpathology.com/services-sagal/

𝐁𝐚𝐚𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐔𝐧𝐮𝐠𝐲𝐚𝐝𝐚 (FNA) oo lagu sameeyo Xarunta 𝗦𝗮𝗴𝗮𝗹 𝗣𝗮𝘁𝗵𝗼𝗹𝗼𝗴𝘆 𝗖𝗲𝗻𝘁𝗲𝗿, noogu imoow⤵️✅ 𝖡𝖺𝖺𝗋𝗂𝗍𝖺𝖺𝗇 T𝖺𝗒𝗈 𝗌𝖺𝗋𝖾 𝗅𝖾𝗁.✅ 𝖩𝖺𝗐𝖺𝖺𝖻 ...
05/01/2026

𝐁𝐚𝐚𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐔𝐧𝐮𝐠𝐲𝐚𝐝𝐚 (FNA) oo lagu sameeyo Xarunta 𝗦𝗮𝗴𝗮𝗹 𝗣𝗮𝘁𝗵𝗼𝗹𝗼𝗴𝘆 𝗖𝗲𝗻𝘁𝗲𝗿, noogu imoow⤵️
✅ 𝖡𝖺𝖺𝗋𝗂𝗍𝖺𝖺𝗇 T𝖺𝗒𝗈 𝗌𝖺𝗋𝖾 𝗅𝖾𝗁.
✅ 𝖩𝖺𝗐𝖺𝖺𝖻 D𝖾𝗀-D𝖾𝗀 𝖺𝗁.

📍Xarunta waxa ay ku taallaa: 𝐈𝐬𝐠𝐨𝐲𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐢𝐠𝐟𝐞𝐞𝐫,
📞 Nagala soo xiriir: 61 4102040

𝐁𝐚𝐚𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐔𝐧𝐮𝐠𝐲𝐚𝐝𝐚 (FNA) iyo Baaritaanada kale ee lagu sameeyo Xaruunta 𝗦𝗮𝗴𝗮𝗹 𝗣𝗮𝘁𝗵𝗼𝗹𝗼𝗴𝘆 𝗖𝗲𝗻𝘁𝗲𝗿, noogu imoow⤵️✅ 𝖡𝖺𝖺𝗋𝗂𝗍𝖺𝖺𝗇 ...
03/01/2026

𝐁𝐚𝐚𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐔𝐧𝐮𝐠𝐲𝐚𝐝𝐚 (FNA) iyo Baaritaanada kale ee lagu sameeyo Xaruunta 𝗦𝗮𝗴𝗮𝗹 𝗣𝗮𝘁𝗵𝗼𝗹𝗼𝗴𝘆 𝗖𝗲𝗻𝘁𝗲𝗿,
noogu imoow⤵️
✅ 𝖡𝖺𝖺𝗋𝗂𝗍𝖺𝖺𝗇 T𝖺𝗒𝗈 𝗌𝖺𝗋𝖾 𝗅𝖾𝗁.
✅ 𝖩𝖺𝗐𝖺𝖺𝖻 𝖽𝖾𝗀-𝖽𝖾𝗀 𝖺𝗁.

📍Xarunta waxa ay ku taallaa: 𝐈𝐬𝐠𝐨𝐲𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐢𝐠𝐟𝐞𝐞𝐫,
📞 Nagala soo xiriir: 61 4102040

𝐁𝐚𝐚𝐫𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐠𝐚𝐥 𝐏𝐚𝐭𝐡𝐨𝐥𝐨𝐠𝐲 𝐂𝐞𝐧𝐭𝐞𝐫   https://sagalpathology.com/services-sagal/𝐍𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫 📞 𝟎𝟔𝟏𝟒𝟏𝟎𝟐𝟎𝟒𝟎 h...
25/11/2025

𝐁𝐚𝐚𝐫𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐠𝐚𝐥 𝐏𝐚𝐭𝐡𝐨𝐥𝐨𝐠𝐲 𝐂𝐞𝐧𝐭𝐞𝐫

https://sagalpathology.com/services-sagal/

𝐍𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫 📞 𝟎𝟔𝟏𝟒𝟏𝟎𝟐𝟎𝟒𝟎

https://wa.me/252614102040

📍 Isgoyska Digfer

Pathologiga ama baaritaanada cudurada waa qaybta cadaysa nooca cudurka shaybaarkuna waxaa laga sugaa jawaabta ugu danbay...
05/11/2025

Pathologiga ama baaritaanada cudurada waa qaybta cadaysa nooca cudurka shaybaarkuna waxaa laga sugaa jawaabta ugu danbaysa uguna sugan.

Address

Isgoyska Digfeer
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 18:00
Tuesday 08:00 - 18:00
Wednesday 08:00 - 18:00
Thursday 08:00 - 18:00
Saturday 08:00 - 18:00
Sunday 08:00 - 18:00

Telephone

+252614102040

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sagal Pathology Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Sagal Pathology Center:

Share