18/05/2026
Calaamadaha Yaraanta Macdanta Jirka:
* Calcium – murqo daciifnimo
* Chromium – sonkor dhiig oo sareysa
* Copper – tamar yari, timo cirroobid
* Iodine – qabow dareen iyo calool fadhi
* Iron – tamar yari, ciddiyo jilicsan
* Magnesium – murqo qabasho
* Manganese – finan/cuncun maqaarka ah, timo daadasho
* Potassium – murqo gariir ama isku-buuqsanaan
* Selenium – ciddiyo khafiif noqda
* Sodium – wareer, madax xanuun
* Zinc – hargab soo noqnoqda