Dalmar Specialist & Teaching Hospital

Call Directions Website Contact the practice

Dalmar Specialist & Teaching Hospital Dalmar Hospital delivers timely and compassionate healthcare services to our patients and their famil

Waxaan aaminsannahay in daryeelka caafimaadku yahay adeeg ay mudan yihiin dhammaan dadka, waxaana naga goโ€™an inaan ka qa...
26/09/2026

Waxaan aaminsannahay in daryeelka caafimaadku yahay adeeg ay mudan yihiin dhammaan dadka, waxaana naga goโ€™an inaan ka qayb-qaadanno dedaallada lagu gaarsiinayo adeeg caafimaad oo tayo leh bulshada Soomaaliyeed.

Muqdisho (Caasimada Online) โ€“ Isbitaalka Takhasusiga iyo Tacliimiga ah ee Dalmar, oo kaashanaya hayโ€™adda Al-Nur Foundation ee Soomaaliya iyo Al-Basar International, ayaa booqasho caafimaad ku tagay Xabsiga Dhexe ee Soomaaliya, halkaas oo maxaabiista ku jirta loogu fidiyey adeegyo caafimaad oo la...

24/09/2026

Taliska Hogaanka Caafimaadka ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa ka hadlay booqashadii caafimaad ee ay ๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ซ iyo hayadaha bah-wadaagta la'ah ku tageen Xabsiga Dhexe, halkaas oo adeegyo caafimaad oo lacag laโ€™aan ah lagu gaarsiiyay dadka ku jira xarunta.

Waxay tilmaameen muhiimadda ay leedahay in adeegyada caafimaad la gaarsiiyo dadka u baahan, iyagoo uga mahadceliyay hayโ€™adaha iska kaashaday hawshan iyo dedaalka ay ku bixiyeen daryeelka caafimaad ee bulshada.

24/09/2026

Isbitaalka Dalmar, oo kaashanaya Al-Nur Foundation of Somalia iyo ๐€๐ฅ-๐๐š๐ฌ๐š๐ซ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ, ayaa booqasho caafimaad ku tagay ๐—๐š๐›๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ee Soomaaliya, iyadoo dadka ku jira xarunta loo fidiyay adeegyo caafimaad oo lacag laโ€™aan ah.

Booqashadan waxay qayb ka tahay dedaallada Isbitaalka Dalmar iyo bah-wadaagtiisa ay ku gaarsiinayaan adeegyo caafimaad oo tayo leh dadka u baahan, iyadoo mudnaan la siinayo baaritaanka, wacyigelinta iyo daryeelka caafimaad.

๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ซ ๐จ๐จ ๐€๐๐ž๐ž๐  ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐‹๐š'๐š๐š๐ง ๐š๐ก ๐ค๐š ๐…๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐—๐š๐›๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐šIsbitaalka Dalmar, oo kaas...
24/09/2026

๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ซ ๐จ๐จ ๐€๐๐ž๐ž๐  ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐‹๐š'๐š๐š๐ง ๐š๐ก ๐ค๐š ๐…๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐—๐š๐›๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

Isbitaalka Dalmar, oo kaashanaya Al-Nur Foundation of Somalia iyo ๐€๐ฅ-๐๐š๐ฌ๐š๐ซ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ, ayaa shalay booqasho caafimaad ku tagay ๐—๐š๐›๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š, halkaas oo aan bulshada ku jirta xarunta u fidinnay adeegyo caafimaad oo lacag laโ€™aan ah.

Booqashadan ayaa qayb ka ah dedaallada lagu gaarsiinayo adeegyada caafimaad dadka u baahan, iyadoo la sameynayo baaritaanno caafimaad, wacyigelin iyo daaweyn, si loo aqoonsado baahiyaha caafimaad ee jira loona fududeeyo helitaanka daryeelka ku habboon.

Waxaan aaminsannahay in daryeelka caafimaadku yahay adeeg ay mudan yihiin dhammaan dadka, waxaana naga goโ€™an inaan ka qayb-qaadanno dedaallada lagu gaarsiinayo adeeg caafimaad oo tayo leh bulshada Soomaaliyeed.

22/09/2026

Hal baaritaan aad sameyso ayaa waxaad kaga hortagi kartaa in aad ku wayso xubin jirkaaga kamid ah ama noloshaada guud ahaan.

Latasho Dr. Yaasmiin Shimbir, oo ah Dhakhtar ku takhasustay ๐—๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐ง๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ง๐š๐๐š ๐‡๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š (Obstetrics & Gynecology), iyadoo bixinaysa adeegyo ay ka mid yihiin baaritaanka iyo daaweynta xanuunnada haweenka, la-talin caafimaad iyo qalliinnada haweenka la xiriira.


20/09/2026

Mid kamid ah bukaannada nagu soo booqday Qaybteenna Cunaha, Dhegaha iyo Sanka oo ka warbixinaysa xaalladda ay kutimid, adeegyada ay ka heshay Isbitaalka Dalmar iyo sida hadda uu caafimaadkeeda yahay.

Latasho Dhakhaatiirteenna Isbitaalka Dalmar.
[Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga]
๐Ÿ“ž Ballan qabso: 2666, Agaagaarka Isgoyska Banaadir, Degmada Hodan.
๐Ÿ“ฑ WhatsApp: https://wa.me/message/JFWDHDKL23X2A1

๐Ÿ’•

๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐๐š๐š๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ˆ๐ง๐๐ก๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐Ž๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ˆ๐ง๐๐ก๐จ-๐Ÿ๐ข๐ข๐ช๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐ฅ๐š'๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐š๐กIsbitaalka Dalmar oo kaashanaya Al-Nur Founda...
20/09/2026

๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐๐š๐š๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ˆ๐ง๐๐ก๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐Ž๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ˆ๐ง๐๐ก๐จ-๐Ÿ๐ข๐ข๐ช๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐ฅ๐š'๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐š๐ก

Isbitaalka Dalmar oo kaashanaya Al-Nur Foundation of Somalia iyo ๐€๐ฅ-๐๐š๐ฌ๐š๐ซ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ, ayaa hadda wada ๐๐š๐š๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ง๐š๐๐š ๐ˆ๐ง๐๐ก๐š๐ก๐š ee xarumaha dadka danta yar, si loo aqoonsado dadka u baahan adeegga Indho-fiiqista iyo daryeelka kale ee Indhaha.

Hawlahan waa qayb kamid ah dedaallada lagu gaarsiinayo adeegyo caafimaad oo tayo leh dadka u baahan, iyadoo ololuhu socon doono illaa 12-ka Oktoobar 2026.

๐Ÿ“ž Faahfaahin: 61 3937070 | 0615055555 | 801516



19/09/2026

๐๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐จ๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐š ๐ƒ๐ซ. ๐˜๐š๐š๐ฌ๐ฆ๐ข๐ง ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ซ.

Dr. Yaasmiin waa Dhakhtar ku takhasustay ๐—๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐ง๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ง๐š๐๐š ๐‡๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š (Obstetrics & Gynecology), iyadoo bixinaysa adeegyo ay ka mid yihiin baaritaanka iyo daaweynta xanuunnada haweenka, la-talin caafimaad iyo qalliinnada haweenka la xiriira.

Si aad ula tashado DrYaasmiin, Nagu soo booqo Xarunteenna Weyn ee Isbitaalka Dalmar, KM6, Agagaarka Isgoyska Benaadir, Degmada Hodan.

[Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga]

Nala soo dhoweeya ๐ƒ๐ซ. ๐˜๐š๐š๐ฌ๐ฆ๐ข๐ข๐ง ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ oo ku soo biirtay ๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ซ.  Dr. Yaasmiin oo ku takhasustay ๐ฑ๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐ง...
19/09/2026

Nala soo dhoweeya ๐ƒ๐ซ. ๐˜๐š๐š๐ฌ๐ฆ๐ข๐ข๐ง ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ oo ku soo biirtay ๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ซ. Dr. Yaasmiin oo ku takhasustay ๐ฑ๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐ง๐š๐๐š ๐‡๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š iyo ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ง๐š๐๐จ๐จ๐๐š (๐Ž๐›๐ฌ๐ญ๐ž๐ญ๐ซ๐ข๐œ๐ฌ & ๐†๐ฒ๐ง๐ž๐œ๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ), waxay haweenka u fidinaysaa adeego caafimaad oo isugu jira la-talin, baaritaan, daaweyn iyo qalliin.

Fadlan, si aad ula-tashato Dhakhtaradda, nagu soo booqo xarunteenna weyn ee Isbitaalka Dalmar, KM6, agagaarka Isgoyska Benaadir, Degmada Hodan.

[Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga]



๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐๐š๐š๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ˆ๐ง๐๐ก๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐Ž๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ˆ๐ง๐๐ก๐จ-๐Ÿ๐ข๐ข๐ช๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐ฅ๐š'๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐š๐กIsbitaalka Dalmar oo kaashanaya Al-Nur Founda...
17/09/2026

๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐๐š๐š๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ˆ๐ง๐๐ก๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐Ž๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ˆ๐ง๐๐ก๐จ-๐Ÿ๐ข๐ข๐ช๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐ฅ๐š'๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐š๐ก

Isbitaalka Dalmar oo kaashanaya Al-Nur Foundation of Somalia iyo ๐€๐ฅ-๐๐š๐ฌ๐š๐ซ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ, ayaa hadda wada ๐๐š๐š๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ง๐š๐๐š ๐ˆ๐ง๐๐ก๐š๐ก๐š ee xarumaha dadka danta yar, si loo aqoonsado dadka u baahan adeegga Indho-fiiqista iyo daryeelka kale ee Indhaha.

Hawlahan waa qayb kamid ah dedaallada lagu gaarsiinayo adeegyo caafimaad oo tayo leh dadka u baahan, iyadoo ololuhu socon doono illaa 12-ka Oktoobar 2026.

๐Ÿ“ž Faahfaahin: 0613937070 | 0615055555 | 801516




Address

Hodan
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalmar Specialist & Teaching Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dalmar Specialist & Teaching Hospital:

Shortcuts

Share

Category