Dr.AAROW

Dr.AAROW Otolaryngologist

Dr. Ibrahim aar waa dhakhtar wax kusoo bartay Dalka Rushka kuna takhasusay daaweynta & qalliimada cudurada ku dhaca Cunaha Sanka iyo Dhegaha (ENT), Dr. Ibraahim aar wuxu sameynayaa Qallimada kala ah qalliimada cunaha, bixinta quunka, qalliimada hilbaha sanka, qurxinta iyo toosinta sanka, qalliimada dhegaha, bixinta hilibka dhegaha kaso baxa, dhaqista iyo nadiifinta dhegaha iyo cabirka maqalka dhegaha.

 .aar_     dhakhtarka     cunaha sanka iyo dhagaha
22/12/2021

.aar_ dhakhtarka cunaha sanka iyo dhagaha

 .aar_       cunaha sanka iyo dhagaha
06/12/2021

.aar_ cunaha sanka iyo dhagaha

28/11/2021

Dilaaca xubka dhagta maxu yahay

Wa dilaac mise duleel ku yimada xubka jilcan ee kala xira dhagta bananka xigto (external ear) iyo dhagta dhexe (middle ear).

Calamadaha
o Dhag xanuun.
o Qoyaan dhagta ka yimaado.
o Maqalka oo yarado.
o Shanqar dhagta dhexdeed (tinnitus).

Fiiro gaar
✍️Dhagta wax ha gilin (sida sufka sifinta dhagta).
✍️Biyaha ka dhowr.
✍️Waxa aad cuni karta xanuun babi’iyo kaliya.

Maxa keeno dilaaca huubka dhegta
📌Cabuqa dhegta dhexe (otitis media).
📌Qaraxyada mise dhawaqa sa’idka u xogan.
📌Dhagta in ay wax galaan (foreign body).
📌Barotrauma.
📌Dhawac madaxa so gaaro.

Dhibatoyinka ay ledahay
👂Maqal la’aan.
👂Caabuqa dhegta oo so noqnodo.
👂Cholesteatoma.

Daweynta
Inta badan dilaca hubka dhagta iski ayu u resada daawo la’an mudo isbucyo ah.
Hadu dilaca is qabsan qalin aya lagu daweya (myringoplasty/ Tympanoplasty).


cunaha sanka dhagaha # TM PERFORATION # ent # Mogadishu # лорврач

28/11/2021

Hilibka Sanka (Nasal Polyps)
Waa hilib saneed jilca ,xanun la heen, aan kancar a heen weey soo raracaan sida miraha canabka.
Waxaa keeno caabuqa so noqnoqdo mise mudo dheer socda, alerjiga, iyo xalado qaar la xiriiro difaca jirka, badana dadka qabo asmada (asthma) wa lagu arka hilibka.
Hilbaha yar yar wax dhib malahan, balse kuwa ween waxey xirinaan duleelka sanka,sababaan neefta oo adkaato, carafta oo yarato mise gabi ahaan takto, caabuq so noqnoqdo.

Calamadaha
• Qoyahan ka yimaado sanka.
• San xirnaasho joogto ah.
• Waji xanuun.
• Carafta oo is badel ku yimaado.
• Dhadhenka oo is badel ku yimado.
• Quuro (Snoring).
• Sankoror.
Daweynta
Waxa lo kala qaada laba qeeb mid daawo ah mid qaliin ah.
Qebta dawada
Nasal corticosteroids: dawada wey yareysa cabirkoda waxa surta gal ah in ay baabi’iso .
Oral and injectable corticosteroids: tan waxa la isticmala mar ka tan h**e ay wax tari weyso.
Others: dawoyin kale sida hadi aad qabto sanboor, xasaasiyad,caabuq wa in ladaaweeyaa.
Qebta qaliinka
Qaliinka noociisa wax mid aan haar la heen oo sanka gudihiisa caamiro la isticmalaayo (endoscopic surgery).

cunaha sanka dhagaha # Nasal Polyps # ent # лорврач # Mogadishu

Sankoror (epistaxis).Wan sanka oo dhiig ka yimado, inta badan wax dhib ah ma keno asiga iska jogsado, mararka qaar wa ha...
16/11/2021

Sankoror (epistaxis).
Wan sanka oo dhiig ka yimado, inta badan wax dhib ah ma keno asiga iska jogsado, mararka qaar wa halis hadu dhiig badan baxo.
Qeybahiisa:-
Waxa lo qeybiya mid ka h**e iyo midka danbe iyado loo egayo halka uu dhiig baxa ka jiro.
Maxa keeno sankoro
 Sanka la duraayo.
 Hargab,sanboor sida kuwa wataan (hindhiso,qufac,fiiqsi bdn).
 Sanka in wax adeg la giliyo.
 Dhawaca ku yimaado sanka.
 Dawoyinka dhiiga jilciyo.
 Uurka.
Qabka loo mareyo inta aan isbitalka so garin
Waxa muhhim ah inta so socoto ina samesid hadi aad isku arakto sankor
 Ha baqin
 Si toosan u fadheeso madaxa so rarici, sidan waxey ka hortageysa inu dhiig dhunta galo, hana sexan hana gilin madaxaga labada lug dhexdooda.
 Afka ka neefso
 Isticamal suulka (thumb) iyo farta suulka ku xigto (index) ka dibna cadaadi sanka qebta h**e ee jilcan.
 Cadaadiska ku wad sanka mudo 5 daqiiqo inta aadan hubin in uu dhiiga jogsaday.
Gorma dhaktar aade
 Hadu dhiiga joogsan.
 Hadu sankorarka so laablabto.
 Hadu bukanka caruur yahay ka yar 2 jir.
 Hadii aad qaadato dawoyinka dhiig jilciyo sida (Aspirin, Warfin).
 Hadii aad isku arakto sankorar iyo jirka ina ka barartay.
Sida loo daweeyo
 Nasal packing: wa in sanka la giliyo faashad mise wax yaabo kale look u talagay waxa lagu dhafa sanka 1-2 maalin.
 Cauterization: wa ina sanka lo isticmaalo maado geemiko ah sida (Silver Nitrate) mise la qubo (electrocautery) halka uu ka socdo dhiiga.
 In la saxo cilada kaentay sankororka sida wax hadu ku jiro sanka mise san qalooc uu jiro.
 In la yareeyo mise la joojiyo dawoyinka dhiiga jilciyo.
 Ligation: wa ina la xiro dhiga wadaha.
Side loga hortagi kara sankoror
 Sanka in jogto lo dhaqo sida wesaqadka istinshaaqa si fican lo jiido biyaha.
 Iska jir in aa sanka fiiqisid si xoog ah.
 Marka aad hindhiseesid afka fur.
 Sanka ha gilin wax adag xita faraha.
 Caruurta cijiyaha ka jar.

cunaha sanka dhagaha # draar # ent # лорврач # Mogadishu

 # love anatomy  # draar  # ent  # лорврач  # somalia
15/11/2021

# love anatomy # draar # ent # лорврач # somalia

13/11/2021
07/11/2021

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.AAROW posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr.AAROW:

Share