26/07/2025
Deg deg : Waxaa laga digayaa chikungunya virus ( kaduudiyaha ) inuu soo laabtay .
Virus-kaan ayaa caan ahaa 20 sano ka hor ka dib markii uu ku faafay half million ruux kuwaasoo ku kala nool aduunka daafihiisa .
Virus-kaan waxaa gudbiya kaneeco waliba nooca loo yaqaano ( tiger mosquita ) taas oo sidoo kle gudbisa (dangue fever )
Waxaa hada cases-kiisa laga diiwaan galshay wadamada
Kenya
Somalia
Sidoo kle france-ka ayaa lagu arkey waxaana sidoo kle italy hal case laga diiwaan galshy
Xanuunkaan waxaa lagu gartaa
Qandho
Lafo xanuun
Xitaa naafo-nimo
Lama haayo ilaa iyo hada daawadiisa