25/10/2022
OGAYSIIS MUHIIM AH
Ma isku aragtaa Calool xanuun
Bog xanuun , Dibiryo Daaco (aaryo caloosha ah )
Lalabbo ama matag sido kale ma isku aragtaa Kuleel iyo Kor hur ( gaar ahaan calaacalaha ,cagaha iyo caloosha)
Madreentaa Af qallayl ama carabka oo Nabro yeesho
Ma ka cabanesaa Wadna garaac said ah ma darentaa cadaadis feerah ah
Dhamaan Cuduradaas iyo Kuwa kale Waxaa kaa Daawaynaya icare clinic oo ay ka Howlgalaan Dhaqaatiir Taqasus ah.
icare clinic waxa uu ku yaalaa muqdisho Wartanbda wadada sodonka kaso horjedka masjid Sahaba ama kala xirir
: 0610256975/0610256976