Waaberi Hospital

Call Directions Contact the practice

Waaberi Hospital Kumbiyuutarka Beerka,Kumbiyuutarka uur ku jirta iyo Iskaank

08/10/2026

Wali ma dareemeysaa bog xanuunkii, lalabadii iyo dibiryadii adigoo lagaa daaweeyay H.pylori?

24/09/2026

Haddii laguugu sheegay Cagaarshowga Nooca C, baaritaanka xiga waa muhiim!

dhiiga oo positive ah keliya ma sheegi karo in fayrasku weli jirkaaga ku jiro. Baaritaanka tirada feyruska ayaa lagu ogaan karaa in fayrasku hadda jiro, taas oo ka caawinaysa dhakhtarka inuu go'aamiyo tallaabada xigta ee daryeelka iyo daaweynta.

Ha ku ekaan natiijada baaritaanka h**e. Iska hubi xaaladda fayraska, la tasho dhakhtar, oo bilow daryeelka ku habboon haddii loo baahdo.

22/09/2026

Dibiryada qasab maahan inuu sababo xanuunka ay soomaalida u taqaano gaas.

18/09/2026

Hadii aad qaadatay talaalka cagaarshowga tani waa kuu muhiim

13/09/2026

Waa maxay qatarta aad la kulminkarto hadii aad la nooshahay b**r dufanowga?

09/09/2026

𝐊𝐑𝐚π₯𝐚𝐝 𝐰𝐞𝐲𝐧

Waligaa ma lagu dhahay waxaad qabtaa cagaarshowga dhiiga raaca?

Maamulka iyo howlwadeenada Waaberi Hospital, waxay tacsi tiiraanyo leh u direyaa qoyska marxuum Ahmed hussein Hassan oo ...
07/09/2026

Maamulka iyo howlwadeenada Waaberi Hospital, waxay tacsi tiiraanyo leh u direyaa qoyska marxuum Ahmed hussein Hassan oo kamid ahaa howlwadeenada isbitaalka

Waxaan u rajeyneynaa in Alle u naxariisto marxuumka, qabriga u waasiciyo, Jannatul Firdowsana ka waraabiyo, samir iyo iimaanna ka siiyo dhammaan ehelka iyo asxaabta uu ka baxay.

04/09/2026

Ma isku aragtaa calool xanuun ama bog xanuun yimaada cunada kadib?
Hadaba xaaladaan waxaa sababi kara boog calooleed ama ama xaalada kalo oo caafimaad.

Soo booqo Waaberi Hospital oo la kulan dr Mohamed Warsame si aad u heshid baaritaan iyo daaweyn kugu haboon.

03/09/2026

π‘πšπ£πšππš 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐒𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐜𝐚𝐠𝐚𝐚𝐫𝐬𝐑𝐨𝐰𝐠𝐚

Waa bishaaro weyn oo u soo kordhay dunida caafimaadka! Daawada cusub ee π‘©π™šπ™₯π™žπ™§π™€π™«π™žπ™§π™¨π™šπ™£ waxay fursad cusub iyo rajo doog ah u tahay dhammaan dadka la daalaadhacayay xanuunka cagaarshowga (Hepatitis).

01/08/2026

Anaagoo ka jawaabeeno codsiga bulshadda waxaan mudo isbuuc ah ku kordhinay mudada ololaha baarista cagaarshowga ee bilaash-ka ah, ka faaiideyso fursadaan inta aysan kaa xirmin

Address

Opp. Hotel Shamo & Hayat Market (Soobe), Wadajir, Benadir
Mogadishu
252

Telephone

+252614944449

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waaberi Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Waaberi Hospital:

Shortcuts

Share

Category