Androcare Hospital

Androcare Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Androcare Hospital, Hospital, Digfer Road, Hodan District, Mogadishu.

Our mission is to provide advanced, accessible, and high-quality healthcare services in Somalia, improving health outcomes through innovation, professionalism, and compassionate patient care.

30/05/2026

Sonkorowga Uurka wuxuu saameyn karaa hooyada iyo ilmaha. Baaritaan joogto ah iyo la socod ayaa muhiim kowaad ah.

Waxaan si rasmi ah ugu faraxsanahay inaan bulshada u soo bandhigno adeegga cusub ee DARYEELKA ILKAHA ee Androcare Hospit...
29/05/2026

Waxaan si rasmi ah ugu faraxsanahay inaan bulshada u soo bandhigno adeegga cusub ee DARYEELKA ILKAHA ee Androcare Hospital.

Waxaan u heellan nahay bixinta adeeg ilko oo tayo sare leh, ammaan ah, isla markaana diiradda saaraya caafimaadka iyo quruxda dhoolla-caddeynta bukaanka.

๐‰๐”๐Œ๐‚๐Ž ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š
28/05/2026

๐‰๐”๐Œ๐‚๐Ž ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐ŠDhamaan umadda Muslimiinta ah waxaan idiin leenahay farxad ku ciida.ุนูŠุฏูƒู… ู…ุจุงุฑูƒุŒ ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑุŒ ุชู‚ุจู„ ุงู„...
26/05/2026

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š
Dhamaan umadda Muslimiinta ah waxaan idiin leenahay farxad ku ciida.
ุนูŠุฏูƒู… ู…ุจุงุฑูƒุŒ ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑุŒ ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„. ๐Ÿค


Maalinta Carafo waa maalin ducadu la aqbalo, dambigana la dhaafo.Ha moogaanin soonka, ducada iyo xuska Alle.
26/05/2026

Maalinta Carafo waa maalin ducadu la aqbalo, dambigana la dhaafo.
Ha moogaanin soonka, ducada iyo xuska Alle.


Daweynta xanuunnada dumarka waxay muhiim u tahay caafimaadka Hooyada iyo caafimaadka guud ee Haweenka, Baaritaan joogto ...
25/05/2026

Daweynta xanuunnada dumarka waxay muhiim u tahay caafimaadka Hooyada iyo caafimaadka guud ee Haweenka, Baaritaan joogto ah iyo la-talin caafimaad ayaa ka caawiya ka hortagga iyo daweynta xanuunnada dumarka.

24/05/2026

Caafimaadka Taranka Ragga Waa Muhiim. Baritano dhameystiran daweyn iyo qaliimo casri ayaa kugu diyaar eh isbitaalka. # taranka raga
Nasoo booqo oo ka faideyso qiima dhimista

Qeybteena  caafimaadka haweenka waxa kugu diyaar eh  adeegyo tayo sare leh, baaritaanno sax ah, iyo daaweyn casri ah.
23/05/2026

Qeybteena caafimaadka haweenka waxa kugu diyaar eh adeegyo tayo sare leh, baaritaanno sax ah, iyo daaweyn casri ah.

Samee baaritaanno caafimaad oo joogto ah inta lagu jiro Uurka, si loo ilaaliyo caafimaadkaaga iyo badbaadada ubadkaaga.
23/05/2026

Samee baaritaanno caafimaad oo joogto ah inta lagu jiro Uurka, si loo ilaaliyo caafimaadkaaga iyo badbaadada ubadkaaga.

Address

Digfer Road, Hodan District
Mogadishu
0000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Androcare Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Androcare Hospital:

Share

Category