22/07/2026
π Taran Specialist Hospital waxay si diiran u soo dhoweynaysaa Dr. Liban Osman Isse, oo ah Dhakhtar ku takhasusay Cudurrada Carruurta (Pediatric Specialist).
πΆ Dr. Liban wuxuu bixinayaa baaritaan, daaweyn iyo daryeel heer sare ah oo loogu talagalay carruurta qaba:
β
Korriin-xumada carruurta
β
Cunto-qaadasho yarida iyo nafaqo-xumada
β
Infekshannada soo noqnoqda, gaar ahaan kuwa neef-mareenka
β
Carruurta isku kaadisa (Bedwetting)
β
Daryeelka dhallaanka ku dhasha xilli h**e, xanuunsan ama miisaankoodu hooseeyo (NICU)
β
Maareynta carruurta la nool:
β’ Sonkorowga (Diabetes)
β’ Neefta (Asthma)
β’ Qalalka (Epilepsy)
π Caafimaadka ilmahaagu waa mudnaantayada koowaad.
Ku soo dhowaada Taran Specialist Hospital, halkaas oo aad ka heli doontaan adeeg caafimaad oo casri ah, tayo leh, laguna kalsoonaan karo.
π Taran Specialist Hospital β Daryeel caafimaad oo qalbi iyo xirfad ku dhisan.