Dr ismail haji adam

Dr ismail haji adam Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr ismail haji adam, Doctor, Mogadishu.

Diagnose?
29/08/2022

Diagnose?

Question. 1. Identify the DiagnoseA) Wilson's DiseaseB)Graves diseaseC) Hashimatous thyroditusD) Glucoma
27/06/2022

Question. 1. Identify the Diagnose

A) Wilson's Disease
B)Graves disease
C) Hashimatous thyroditus
D) Glucoma

 STROKE wa cudur halis ah oo ka dhashtay inay ay dhimato qeb kamid ah maskaxda, kadib markii uu gaari wayo  dhig ku fila...
16/01/2022



STROKE wa cudur halis ah oo ka dhashtay inay ay dhimato qeb kamid ah maskaxda, kadib markii uu gaari wayo dhig ku filan (ischemic ama hemorrhagic)

WAXYABAHA SABABA STROKE-GA
Stroke waxa sababa qodobada so socda:
1. In uu siyado cadaadiska dhiiga tas oo dhibato galinesa xididada adka u yar yar ee maskaxda, waxana la dhalan kara inaya dilacan ama qarxan xididadas. Waxana loyaqana nocan STROKE.
2. In ay baruur ama dufan ay xirto xididada kaso ka dhaln karta in uu dhigu gariwayo qeb ka tirsan maskaxda, kadibna sababikarta in aya nerfayasha maskaxda u dhintan la an . waxana looyaqana nocan STROKE
3. stroke waxa kale oo dhalinkara qofka hadii uu qabo aan lakon taroolin kaso si kadis ah u samenkara maskaxda xididadeda yar yar ( ) kadibna ay ka dhalato in uu dhig ku furmo maskaxda.

STROKE-KA:

Xiliyada bilowga ah inta uusan qofka ku dhicin qofka waxa lagu garankaran cafimad ahan ( persentation) in uu qofka leyahay qodobada soo socda:

1. In uu qofka carabkiisa cuslaado, ama uu hafalka jii jiido. Marka aya xalada sidan tahay qofka hadi sida ugu dhaqsiyaha badan loogeyo gob cafimad wa laga badbadinkara qatarta kuso wajahan oo ah STROKE.

2. Hadii uu qofka sidaa si ahaado waxa dhicikara in ay qeb maskaxda kamid ah ay dhimato ama dhiig uu ku furmo waxana ka dhalan kara calaamadahan hos ku xusan:
in uu dhaqajin wayo ama uu ka shaqesin wayo qeb kamid ah adimihiisa(lug ma gacan). (Hemiplagea)
ku adkato in uu hadlo ama carabka oo adkada.
oo yaraada.

FACTORS: WAXYABAHA KENI KARA:

1. Dhiig karka :hypertension.
2. To***co smoking: sigarka iyo tubaakada.
3. Obesity: cayilka xad dhaafka ah.
4. High blood cholestrol: dufinta dhiiga oo sa id ah.
5.Diabeties: sokorta ama cudurka sokorowga.

: DAWENTA.
Dawenta waxa ay ku xerantahy noca uu yahay stroke ga ( hemorrhagic ama ischemic).
Hadii u yahay ama uu xeranyagay xidid waxa lo isticmala.
1. Dawoyinka xinjirta iyo baruurta burburiya ( drug iyo antihyperlipidemia)
Hadii ay xalada darantahy waxa lasameya qaliin siloga soosaro xinjirta.

2. Hadii uu yahay hemorrhagic ama mid dhiig ku furmay maskaxda waxa lasameya qaliin so loga soosaro dhiiga madoobaday oo fadhiisty maskaxda.

شكرا لقرائتك

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr ismail haji adam posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category