Habeeb Psychiatric Hospital

Habeeb Psychiatric Hospital No #1 Psychiatric Hospital in Somalia

09/08/2026

Gabadheydu 𝟲 𝘀𝗮𝗻𝗼 ayay la tacaalaysay xanuunka dhimirka, dharkeedana way iska jeexi jirtay; markii aan keenay 𝗛𝗮𝗯𝗲𝗲𝗯 𝗣𝘀𝘆𝗰𝗵𝗶𝗮𝘁𝗿𝗶𝗰 𝗛𝗼𝘀𝗽𝗶𝘁𝗮𝗹, waxay heshay daryeel iyo daaweyn ay bixiyeen dhakhaatiir iyo khubaro ku takhasusay caafimaadka maskaxda, 𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗿𝗮𝗷𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗻𝘂 𝘄𝗮𝘆 𝘀𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗾𝗼𝘁𝗮𝘆.

𝙃𝙖𝙗𝙚𝙚𝙗 𝙋𝙨𝙮𝙘𝙝𝙞𝙖𝙩𝙧𝙞𝙘 𝙃𝙤𝙨𝙥𝙞𝙩𝙖𝙡 Goobta daryeelka, daaweynta iyo rajada cusub.

𝙉𝙖𝙡𝙖 𝙨𝙤𝙤 𝙭𝙞𝙧𝙞𝙞𝙧 𝙢𝙖𝙖𝙣𝙩𝙖.
+𝟮𝟱𝟮𝟲𝟭𝟵𝟵𝟵𝟵𝟬𝟴𝟭

03/08/2026

Gabarteyda waxay la tacaalaysay xanuun dhimir 𝗺𝘂𝗱𝗱𝗼 𝟯 𝘀𝗮𝗻𝗼 𝗮𝗵. Markii aan la xiriirnay 𝘿𝙧. 𝙃𝙖𝙗𝙚𝙚𝙗 oo aan geynay 𝗛𝗮𝗯𝗲𝗲𝗯 𝗙𝗲𝗺𝗮𝗹𝗲 𝗣𝘀𝘆𝗰𝗵𝗶𝗮𝘁𝗿𝗶𝗰 𝗛𝗼𝘀𝗽𝗶𝘁𝗮𝗹, daryeel iyo daaweyn kadib xaaladdeedu si weyn ayay u soo hagaagtay.

𝙃𝙖𝙗𝙚𝙚𝙗 𝙁𝙚𝙢𝙖𝙡𝙚 𝙋𝙨𝙮𝙘𝙝𝙞𝙖𝙩𝙧𝙞𝙘 𝙃𝙤𝙨𝙥𝙞𝙩𝙖𝙡, Waxaan daryeelnaa caafimaadka maskaxdaada.

𝙉𝙖𝙡𝙖 𝙨𝙤𝙤 𝙭𝙞𝙧𝙞𝙞𝙧 𝙢𝙖𝙖𝙣𝙩𝙖.
+𝟮𝟱𝟮𝟲𝟭𝟵𝟵𝟵𝟵𝟬𝟴𝟭

01/08/2026

Haweeney kasta waxay mudan tahay daryeel, faham iyo fursad ay dib ugu bilowdo nolol farxad leh. Taas ayaana ka hirgasha 𝗛𝗮𝗯𝗲𝗲𝗯 𝗙𝗲𝗺𝗮𝗹𝗲 𝗣𝘀𝘆𝗰𝗵𝗶𝗮𝘁𝗿𝗶𝗰 𝗛𝗼𝘀𝗽𝗶𝘁𝗮𝗹.

𝙉𝙖𝙡𝙖 𝙨𝙤𝙤 𝙭𝙞𝙧𝙞𝙞𝙧 𝙢𝙖𝙖𝙣𝙩𝙖, si aad u hesho daryeel xirfadeed iyo daaweyn lagu kalsoon yahay.

+𝟮𝟱𝟮𝟲𝟭𝟵𝟵𝟵𝟵𝟬𝟴𝟭

22/07/2026

𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗸𝘂 𝗳𝗶𝗹𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹 𝘁𝗮𝗹𝗹𝗮𝗮𝗯𝗼 𝗼𝗼 𝘀𝗮𝘅 𝗮𝗵 𝘀𝗶 𝗹𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗹𝗮𝗮𝗯𝗼 𝘀𝗮𝗳𝗮𝗿𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗯𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮.

wuxuu ku faanaa adeegyada 𝙂𝙧𝙤𝙪𝙥 𝙏𝙝𝙚𝙧𝙖𝙥𝙮 iyo daryeel xirfadeed oo lagu taageerayo dadka la tacaalaya 𝙗𝙖𝙡𝙬𝙖𝙙𝙙𝙖.

𝙉𝙖𝙡𝙖 𝙨𝙤𝙤 𝙭𝙞𝙧𝙞𝙞𝙧 𝙢𝙖𝙖𝙣𝙩𝙖.
+𝟮𝟱𝟮𝟲𝟭𝟵𝟵𝟵𝟵𝟬𝟴𝟭

𝗛𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗶𝗻𝗱𝗵𝗼 𝘁𝗶𝗿𝗶𝗻 𝗱𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗺𝗮𝘀𝗸𝗮𝘅𝗱𝗮.Daalka maskaxdu wuxuu saameyn karaa fikirka, dareenka, iyo tayada nolol maalmeedka. ...
13/07/2026

𝗛𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗶𝗻𝗱𝗵𝗼 𝘁𝗶𝗿𝗶𝗻 𝗱𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗺𝗮𝘀𝗸𝗮𝘅𝗱𝗮.
Daalka maskaxdu wuxuu saameyn karaa fikirka, dareenka, iyo tayada nolol maalmeedka. La tasho dhakhtar haddii aad dareemayso inuu sii socdo ama ku adkaanayo.

𝙃𝙖𝙗𝙚𝙚𝙗 𝙋𝙨𝙮𝙘𝙝𝙞𝙖𝙩𝙧𝙞𝙘 𝙃𝙤𝙨𝙥𝙞𝙩𝙖𝙡 Waxaan u heellan nahay daryeel caafimaad oo xirfad leh, naxariis leh, iyo taageero lagu soo celinayo caafimaadka maskaxda.

𝙉𝙖𝙡𝙖 𝙨𝙤𝙤 𝙭𝙞𝙧𝙞𝙞𝙧 𝙢𝙖𝙖𝙣𝙩𝙖.
+𝟮𝟱𝟮𝟲𝟭𝟵𝟵𝟵𝟵𝟬𝟴𝟭

𝗛𝗮 𝘂 𝗼𝗴𝗴𝗼𝗹𝗮𝗮𝗻 𝘄𝗮𝗹𝘄𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗰𝗮𝗯𝘀𝗶𝗱𝘂 𝗶𝗻𝗮𝘆 𝘅𝘂𝗸𝘂𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮.Xanuunnadan waa la daweyn karaa marka gargaar sax ah la helo...
07/07/2026

𝗛𝗮 𝘂 𝗼𝗴𝗴𝗼𝗹𝗮𝗮𝗻 𝘄𝗮𝗹𝘄𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗰𝗮𝗯𝘀𝗶𝗱𝘂 𝗶𝗻𝗮𝘆 𝘅𝘂𝗸𝘂𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮.
Xanuunnadan waa la daweyn karaa marka gargaar sax ah la helo

Habeeb Psychiatric Hospital waxaan ku bixinnaa daryeel nafsiyeed oo xirfad leh, daaweyn iyo taageero si aad u gaarto nolol deggan oo rajo leh.

𝙉𝙖𝙡𝙖 𝙨𝙤𝙤 𝙭𝙞𝙧𝙞𝙞𝙧 𝙢𝙖𝙖𝙣𝙩𝙖.
+𝟮𝟱𝟮𝟲𝟭𝟵𝟵𝟵𝟵𝟬𝟴𝟭

𝗫𝗔𝗥𝗜𝗚𝗚𝗨 𝗫𝗔𝗟 𝗨𝗠𝗔 𝗔𝗛𝗔 𝗫𝗔𝗡𝗨𝗨𝗡𝗡𝗔𝗗𝗔 𝗗𝗛𝗜𝗠𝗜𝗥𝗞𝗔.Bukaanka qaba xanuunka dhimirka wuxuu u baahan yahay daryeel, daaweyn, iyo naxar...
05/07/2026

𝗫𝗔𝗥𝗜𝗚𝗚𝗨 𝗫𝗔𝗟 𝗨𝗠𝗔 𝗔𝗛𝗔 𝗫𝗔𝗡𝗨𝗨𝗡𝗡𝗔𝗗𝗔 𝗗𝗛𝗜𝗠𝗜𝗥𝗞𝗔.

Bukaanka qaba xanuunka dhimirka wuxuu u baahan yahay daryeel, daaweyn, iyo naxariis 𝙈𝙖 𝙖𝙝𝙖 𝙭𝙖𝙧𝙞𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙘𝙞𝙦𝙖𝙖𝙗.

𝙃𝙖𝙗𝙚𝙚𝙗 𝙋𝙨𝙮𝙘𝙝𝙞𝙖𝙩𝙧𝙞𝙘 𝙃𝙤𝙨𝙥𝙞𝙩𝙖𝙡
Waxaan bixinnaa daryeel caafimaad oo xirfad leh, daaweyn casri ah, iyo rajo cusub oo nolosha dib u iftiimisa.

𝙉𝙖𝙡𝙖 𝙨𝙤𝙤 𝙭𝙞𝙧𝙞𝙞𝙧 𝙢𝙖𝙖𝙣𝙩𝙖.
+𝟮𝟱𝟮𝟲𝟭𝟵𝟵𝟵𝟵𝟬𝟴𝟭

🇸🇴 𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 𝟭-𝗱𝗮 𝗟𝘂𝘂𝗹𝘆𝗼!𝙃𝙖𝙗𝙚𝙚𝙗 𝙋𝙨𝙮𝙘𝙝𝙞𝙖𝙩𝙧𝙞𝙘 𝙃𝙤𝙨𝙥𝙞𝙩𝙖𝙡 wuxuu hambalyo u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda...
30/06/2026

🇸🇴 𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 𝟭-𝗱𝗮 𝗟𝘂𝘂𝗹𝘆𝗼!

𝙃𝙖𝙗𝙚𝙚𝙗 𝙋𝙨𝙮𝙘𝙝𝙞𝙖𝙩𝙧𝙞𝙘 𝙃𝙤𝙨𝙥𝙞𝙩𝙖𝙡 wuxuu hambalyo u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 𝟭-𝗱𝗮 𝗟𝘂𝘂𝗹𝘆𝗼.
Waxaan idiin rajaynaynaa nabad, midnimo, iyo Soomaaliya barwaaqo ah.

𝙉𝙖𝙡𝙖 𝙨𝙤𝙤 𝙭𝙞𝙧𝙞𝙞𝙧 𝙢𝙖𝙖𝙣𝙩𝙖.
+𝟮𝟱𝟮𝟲𝟭𝟵𝟵𝟵𝟵𝟬𝟴𝟭

29/06/2026

𝐋𝐚𝐦𝐚 𝐃𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐓𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞 𝐑𝐚𝐚𝐦𝐨𝐨𝐥𝐞 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐬𝐚𝐦𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐨 𝐀𝐛𝐮𝐮𝐫,

Maanta wuxuu gacantiisa ku caawinayaa bukaanno kale. Waa muuqaal cad oo muujinaya in daryeel sax ahi nolosha beddeli karo.

𝙃𝙖𝙗𝙚𝙚𝙗 𝙋𝙨𝙮𝙘𝙝𝙞𝙖𝙩𝙧𝙞𝙘 𝙃𝙤𝙨𝙥𝙞𝙩𝙖𝙡 – Halka rajadu ka bilaabato, bogsashaduna noqoto xaqiiqo.

𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗼𝗼𝗾𝗼 si aad u hesho daryeel caafimaad oo xirfad leh iyo adeeg naxariis ku dhisan.

+252619999081

🧠 𝗠𝘂𝗿𝘂𝗴𝗼 𝗝𝗼𝗼𝗴𝘁𝗼 𝗔𝗵 𝗠𝗮𝗮𝗵𝗮 𝗪𝗮𝘅 𝗟𝗮 𝗜𝘀𝗸𝗮 𝗜𝗻𝗱𝗵𝗼 𝗧𝗶𝗿𝗶 𝗞𝗮𝗿𝗼Murugada badan ee socota muddo dheer waxay calaamad u noqon kartaa x...
23/06/2026

🧠 𝗠𝘂𝗿𝘂𝗴𝗼 𝗝𝗼𝗼𝗴𝘁𝗼 𝗔𝗵 𝗠𝗮𝗮𝗵𝗮 𝗪𝗮𝘅 𝗟𝗮 𝗜𝘀𝗸𝗮 𝗜𝗻𝗱𝗵𝗼 𝗧𝗶𝗿𝗶 𝗞𝗮𝗿𝗼

Murugada badan ee socota muddo dheer waxay calaamad u noqon kartaa xanuun nafsi ah sida niyad-jabka.
𝘾𝙖𝙖𝙬𝙞𝙢𝙖𝙖𝙙 𝙧𝙖𝙖𝙙𝙨𝙤 𝙢𝙖𝙖𝙣𝙩𝙖, 𝙘𝙖𝙖𝙛𝙞𝙢𝙖𝙖𝙙𝙠𝙖 𝙢𝙖𝙨𝙠𝙖𝙭𝙙𝙖𝙖𝙙𝙪𝙣𝙖 𝙬𝙖𝙖 𝙢𝙪𝙝𝙞𝙞𝙢. 🌿

𝙃𝙖𝙗𝙚𝙚𝙗 𝙃𝙤𝙨𝙥𝙞𝙩𝙖𝙡 Waxaan daryeelnaa caafimaadka maskaxdaada.
𝙉𝙖𝙡𝙖 𝙨𝙤𝙤 𝙭𝙞𝙧𝙞𝙞𝙧 𝙢𝙖𝙖𝙣𝙩𝙖.
+𝟮𝟱𝟮𝟲𝟭𝟵𝟵𝟵𝟵𝟬𝟴𝟭

Address

Mogadishu-Somalia
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Habeeb Psychiatric Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category