Somali Health Tv

Call Directions Website Contact the practice

Somali Health Tv "Caafimaadku Waa Aasaaska Nolosha!"

Somali Health TV - Warbaahin caafimaad oo u heellan wacyigelinta bulshada Soomaaliyeed, kor u qaadidda nolol caafimaad leh, iyo bixinta xog caafimaad oo la isku halayn karo.

WE ARE HIRINGMARKETING 15 BOOSSHARUUDAHA1. Xirfad Isgaarsiineed oo Heer Sare Ah – Waa inuu si wanaagsan ula macaamili ka...
10/09/2026

WE ARE HIRING

MARKETING 15 BOOS

SHARUUDAHA

1. Xirfad Isgaarsiineed oo Heer Sare Ah – Waa inuu si wanaagsan ula macaamili karaa bukaannada, shirkadaha, iyo bulshada.

2. Khibrad Marketing – Waa inuu leeyahay khibrad suuq-geyn, xayeysiin, ama kor u qaadista adeegyada caafimaadka.

3. Akhlaaq Wanaagsan iyo Mas’uuliyad – Waa inuu yahay qof daacad ah, edeb leh, isla markaana ilaaliya sumcadda isbitaalka.

4. Bachelor Degree oo ku saabsan Marketing, Business Administration, ama wax u dhigma.

5. Ugu yaraan 1 sano oo khibrad ah dhanka Marketing la xiriirta waa in aad lee dahay.

📍 Hodan-Banadir
MOGADISHU-SOMALIA

Deadline
20/9/2026

Waxaa Documents-kaaga Ku Soo Hagaajin Kartaa Xafiiska HRM-ka Ee Ku Yaala Banaadir

TURKISH HOSPITAL

Faah-faahin:
📞 +252 613 281060

📢 𝐖𝐄 𝐀𝐑𝐄 𝐇𝐈𝐑𝐈𝐍𝐆Telefishinka Somali Health TV wuxuu ogeysiinayaa dhammaan dadka leh xirfadda Suuqgeynta (Marketing) in uu...
15/06/2026

📢 𝐖𝐄 𝐀𝐑𝐄 𝐇𝐈𝐑𝐈𝐍𝐆
Telefishinka Somali Health TV wuxuu ogeysiinayaa dhammaan dadka leh xirfadda Suuqgeynta (Marketing) in uu raadinayo 20 Qof oo Shaqaale Suuq-geyn ah si ay ugu biiraan kooxda shaqada.
📌 Jagada: Marketing Officer
📍 Goobta shaqada: Muqdisho
Shuruudaha:
• Khibrad la xiriirta Suuqgeynta (Marketing)
• Xirfad isgaarsiineed oo wanaagsan
• Awood u leh qorsheynta iyo hirgelinta ololaha suuqgeynta
• Kartida la shaqeynta koox (Team work)
• Faham wanaagsan oo ku saabsan baraha bulshada (Social Media Marketing)
Waajibaadka Shaqada:
• Kor u qaadista adeegyada iyo barnaamijyada TV-ga
• Soo diyaarinta qorsheyaal suuqgeyn oo wax ku ool ah
• La shaqeynta kooxda Media & Production
• Kordhinta gaarsiinta iyo taageerayaasha page-yada
Sida loo Codsado:
Dadka daneynaya fursaddan shaqo waxay CV-gooda kusoo diri karaan WhatsApp lambarka hoose:
📞 WhatsApp: +252 61 3281060
📅 Deadline: 17- june- 2026
⚠️ FG: Wakhtiga codsigu waa xadidan yahay, haddii aad buuxiso shuruudaha fadlan si degdeg ah u soo gudbi codsigaaga

Let's chat on WhatsApp! It's a fast, simple, and secure app we can use to message and call each other for free. Get it at https://whatsapp.com/dl/

🌍 Maanta waa World Health DayCaafimaadku waa xuquuq qof walba leeyahay.Annaga waxaan u taagan nahay:✔️ Wacyigelin✔️ Waxb...
07/04/2026

🌍 Maanta waa World Health Day

Caafimaadku waa xuquuq qof walba leeyahay.
Annaga waxaan u taagan nahay:
✔️ Wacyigelin
✔️ Waxbarid
✔️ Horumarinta caafimaadka bulshada

👨‍⚕️👨‍⚕️ Kooxda Somali Health TV waxay idinla wadaagayaan fariin muhiim ah:
👉 “Caafimaad Qof Walba ha gaaro”

📅 April 7
📺 La soco waxyaabo caafimaad oo muhiim ah

Jumca.wanaagsan   galab wngsn.
03/04/2026

Jumca.wanaagsan galab wngsn.

28/03/2026

BANDHIGII CAAFIMAADKA WUU SOOLAABTAY

📢 𝐖𝐄 𝐀𝐑𝐄 𝐇𝐈𝐑𝐈𝐍𝐆Telefishinka Somali Health TV wuxuu ogeysiinayaa dhammaan dadka leh xirfadda Suuqgeynta (Marketing) in uu...
28/03/2026

📢 𝐖𝐄 𝐀𝐑𝐄 𝐇𝐈𝐑𝐈𝐍𝐆
Telefishinka Somali Health TV wuxuu ogeysiinayaa dhammaan dadka leh xirfadda Suuqgeynta (Marketing) in uu raadinayo 3 Qof oo Shaqaale Suuq-geyn ah si ay ugu biiraan kooxda shaqada.
📌 Jagada: Marketing Officer
📍 Goobta shaqada: Muqdisho
Shuruudaha:
• Khibrad la xiriirta Suuqgeynta (Marketing)
• Xirfad isgaarsiineed oo wanaagsan
• Awood u leh qorsheynta iyo hirgelinta ololaha suuqgeynta
• Kartida la shaqeynta koox (Team work)
• Faham wanaagsan oo ku saabsan baraha bulshada (Social Media Marketing)
Waajibaadka Shaqada:
• Kor u qaadista adeegyada iyo barnaamijyada TV-ga
• Soo diyaarinta qorsheyaal suuqgeyn oo wax ku ool ah
• La shaqeynta kooxda Media & Production
• Kordhinta gaarsiinta iyo taageerayaasha page-yada
Sida loo Codsado:
Dadka daneynaya fursaddan shaqo waxay CV-gooda kusoo diri karaan WhatsApp lambarka hoose:
📞 WhatsApp: +252 61 3281060
📅 Deadline: 28- March-3-april 2026
⚠️ FG: Wakhtiga codsigu waa xadidan yahay, haddii aad buuxiso shuruudaha fadlan si degdeg ah u soo gudbi codsigaaga.

JUMCA WANAAGSAN
13/03/2026

JUMCA WANAAGSAN

Jumca mubarak
06/03/2026

Jumca mubarak

28/02/2026
28/02/2026

Aragtida Shacabka | Gaaska & Ramadanka sidee Bulshada usaameeyay Gaaska wakhtiga Ramadanka .

Address

Hodan
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Health Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Somali Health Tv:

Shortcuts

Share