Gollaha Daguuro Murusade

Gollaha Daguuro Murusade Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gollaha Daguuro Murusade, Family Therapist, maka al mukarama, Mogadishu.

Maa daama doorashadii Galmudug lagu laabanaayo maxaa diiday in saamiga kuraasta  xildhibaanada la saxo murusade qalad we...
24/08/2026

Maa daama doorashadii Galmudug lagu laabanaayo maxaa diiday in saamiga kuraasta xildhibaanada la saxo murusade qalad weyn iyo dulmiga wax lagu qeebiyey 2015 waa in la saxaa hada sida wax lagu qeebiyey waa qalad

Xildhibaan jacfar abuukar reerkaan adigaa matalo waxaana ka maqan kursi xildhibaan ah hadii aadan cadkooda u qaadi karin meesha baneey qof si dhab ah u matalo ayeey u baahan yihiin reerkaan Daguuro

Abakar 2
Habarceyno3
Hilibi1
Cabdalle2
Habar idinle 2
Daguuro 1

19/08/2026

Hassan Ali Khaire oo ahaa musharax u taagan kursiga ugu sareeya ee dalka waa kaa waxa uu kuso aruuray hambalyeyn iyo caruur dhalashadooda in uu ku mash quulo

Mucaarad naf leh ma jiro waqtigaan hada la joogo hala ogaada inanta yar anagana waan u hambalyeeyneenaa video ayaan soo wadnaa ee nala socda

Beesha murusade waxa ay u kala baxaan 6daan waxa ayna aheyd in sidaan wax loo qeybsado ma dhicin matalaad la aanta reera...
13/08/2026

Beesha murusade waxa ay u kala baxaan 6daan waxa ayna aheyd in sidaan wax loo qeybsado ma dhicin matalaad la aanta reeraha kale ayeey ka reebtaa

Beesha Daguuro hurdada waa in aad ka kacdaan matalaad la aanta idiin heysataa waxaa ugu bixi kartaan isku xirnaansho iyo isla xisaabtan dhab ah

Beshaan Daguuro maxa uu diiday in ay u tartamaan gudoomiyaha baarlamaanka galmudug oo ugu dambeysay waqti h**e ma aragno...
12/08/2026

Beshaan Daguuro maxa uu diiday in ay u tartamaan gudoomiyaha baarlamaanka galmudug oo ugu dambeysay waqti h**e ma aragno musharax u taagan kursigaa

Matalaad la aanta heysato miyaa u diiday mise ma ahan reer wax ka maqan yihiin beelaha kale ee murusade waxay tartan ugu jiraan sidii ay murusade hogaan ay ugu noqon lahaayeen xil walbana ay u heli lahaayeen

Beshaan dhanka siyaasada aad ayeey ugu liitaan mar walbana waala dhacaa oo wixii ay lahaayeen ayaaba ka maqan

Waxaan u baahan nahay matalaad dhab ah oo waxa aan lee nahay noo keena

Caqabadda ugu weyn waxay tahay in jifooyinka kale ee Foorculus ay siyaasadda usoo dirsadeen indheer-garadkooda iyo haldo...
12/08/2026

Caqabadda ugu weyn waxay tahay in jifooyinka kale ee Foorculus ay siyaasadda usoo dirsadeen indheer-garadkooda iyo haldoorkooda, si ay uga qayb qaataan siyaasadda una metelaan danaha bulshadooda. Balse beesha Daguuro waxaa caqabad ku ah Xildhibaan Jacfar, oo diidan in haldoorka Daguuro ay siyaasadda soo galaan, si ay facooda ula tartamaan una metelaan bulshada.

Taas beddelkeeda, wuxuu danaynayaa in la taageero qof muqayil ah iyo qof aan bulshada Daguuro wax badan ugu fadhiyin.

Arrintan waa in si dhab ah looga baraarugaa, lagana tashadaa, iyadoo dhinac looga soo wada jeesto sidii loo ilaalin lahaa midnimada, danaha iyo mustaqbalka siyaasadeed ee beesha Daguuro.

Beesha Daguuro dhan walbo wey ka liidataa siyaasi matalaad ay ku qabto malahan nabadoon ma jiro reerkaan waxa ay lahaaye...
11/08/2026

Beesha Daguuro dhan walbo wey ka liidataa siyaasi matalaad ay ku qabto malahan nabadoon ma jiro reerkaan waxa ay lahaayeen uso dhicin kara

Xildhibaan jacfar waxa uu noqday matalaad la aan reerkaan dhan kastaa waaka liitaa reer ogolaaday in waxooda la dhaco aqbalay in hilibi iyaga leys kor saaro wax macquul Ah ma ahan

Sabti isma kor saarno hadalkeena dhanka saxda ah ee wanaagsan waa in aad u fiirisaan murusade reer isku qaaraan ah ama isku diyo Ah ma jiro maxaa keenay in labo reer leys kor saaro

Waxa na matalo waa wada liitaan hadaan runta sheegno

Waxaan maqli jiray inta dulmane aamusan yahay ayaa dulmilowgu qayliyaa Cadaalada ayaa dhow malaha Waa alle mahadiis mar ...
11/08/2026

Waxaan maqli jiray inta dulmane aamusan yahay ayaa dulmilowgu qayliyaa Cadaalada ayaa dhow malaha

Waa alle mahadiis mar hadii ay cabanayaan dadkii kuqaraaban jiray magaca foorculus balse anagu aqbali mayno inta xaqii foorculus aad sigaara uga faiideysataan oo idinka kaliya aad qaadataan

In leys ku oor kacsada waan diidnay ogaada ilaa saamigii forculus la saxaa oo 3oday forculus kuraastooda loo qeybiyaa si sax ah waa dulmi wax kaloo aan raadinaa

12 xildhibaan ee murusade ay lee yihiin ee Galmudug waxaa ku saxiixan xildhibaanada murusade waxaana la dhacay oo la kal...
10/08/2026

12 xildhibaan ee murusade ay lee yihiin ee Galmudug waxaa ku saxiixan xildhibaanada murusade waxaana la dhacay oo la kala wareegay nabadoonadii murusade oo markii h**e ku saxiixnaa

Nin walba oo xildhibaan Ah qofka uu Rabo ayuu soo saaran karaa ogaada waliba kan ugu liita oo ay u arkaan in ay ku adeegan karaan

Beesha murusade 2015 sida ay wax ku qeybsadeen waxa ay aheyd mid qaldan oo sax aheyn galmudug 14 xildhibaan ayaan ka hel...
09/08/2026

Beesha murusade 2015 sida ay wax ku qeybsadeen waxa ay aheyd mid qaldan oo sax aheyn galmudug 14 xildhibaan ayaan ka helnay

Waxaana loo kala qaatay sabti iyo forculus dadkaan walaalaheen ah ee sabti sidii saxda aheyd ayeey wax u kala qeybsadeen

Halka Beesha Forculus reer kamid ah ay wada qaateen wixii ka dhaxeeyey sax ma ahan midaa waana in dib loo saxaa

Murusade gobolka banaadir sida uu wax u kala qeybsaday iyadana ma ahan mid sax ah

Oday Forculus waxa uu u kala baxaa sida tan Maxamed Forculus(hilibi)Eybakar Forculus(Habarceyno)Ahmed Forculus(Daguuro)S...
09/08/2026

Oday Forculus waxa uu u kala baxaa sida tan

Maxamed Forculus(hilibi)
Eybakar Forculus(Habarceyno)
Ahmed Forculus(Daguuro)

Sida wax loo qeybsaday ma ahan mid sax ah labo reer oo aan isku diyo iyo qaaran aheyn ayaa mid laga dhigay si wixii dhan loo qaato waxaan fahmi weynay nabadoonadii labada reer
Sidee ayeey ku aqbaleen aan kaa wax badnaado adigana waxaan ku siino qaata

Waxaan soo jeedin leheen in wax laga badalo qaladkii dhacay 2015 Lana saxo

Address

Maka Al Mukarama
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gollaha Daguuro Murusade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Gollaha Daguuro Murusade:

Shortcuts

Share