Dr Aamir mohamed

Dr Aamir mohamed Ugu imaaw pagekaan wax adiga ku anfacaayo sida cafimadka iyo waxyaabo kale oo naftaada muhiim u ah

07/12/2020

Subx wngsn

28/11/2020

TAXANAHA CAAFIMAADKA

1. Ka dhidida madaxa waxay keentaa in timuhu daataan ama gurmaan, sababtoo ah cusbada dhididka ku jirta ayaa xiri karta duleelada timaha sidaa darteed waa muhiim in qofku fariisto ama nasto marka uu dareemo dhidid madaxa ah

2. Samaynta socod xiriir ah ugu yaraan maalintii 45 daqiiqo waxay yaraysaa xeyrta caloosha, waxay kor u qaadaa awooda wadnaha, waxay dhiiga ka ilaalisaa in xinjiro ay xiraan, waxayna hoos u dhigtaa dhiigkarka, sokorta iyo kalastaroolka

3. Walwalku iyo stress-ku waxay jirka ku keenaan hur iyo caajis badan, waxay yareeyaan awooda cunta qaadashada qofka, waxay qaldaan wareega caadada gabadha, waxayna
Wajiga ka dhigaan mid finan iyo nabaro leh

4. Isticmaalka faraha badan Social Media wuxuu leeyahay qoor xanuun madama qofku fooraro waqt aad u dheer, wuxuu qofka ka dhigaa mid muhiimad aan siinin dadka agtiisa jooga, wuxuu qofka jeclaysiiyaa kalinimada, wuxuna dilaa neerfayasha madaxa iyo indhaha

5. Cunista waxyaabaha cusbadu ku badan tahay gaar ahaan hooyada uurka leh waxay saamayn ku yeelataa ilmaha uurjiifka iyi hooyadaba, waxay dhaawacdaa beerka ilmaha iyi hooyada xaamilada ah, waxayna hooyada ka dhigta mid u nugul kalaamisada (dhiiga inuu kaco hooyada uurka leh)

Qodobkee Si Khaas Ah Kuu Taabtay

W.Q

Gaarsii Walaalaha iyo Asxaabtaada Kale Si Ay Uga Faaiidaystaan

Kaniiniga daweynta Malaria Dadka waaweyn iyo Caruurtaba.Fadlan; Ha isticmaalin haduusan dhaqtar kuu qorin.
24/11/2020

Kaniiniga daweynta Malaria Dadka waaweyn iyo Caruurtaba.
Fadlan; Ha isticmaalin haduusan dhaqtar kuu qorin.

19/11/2020

Jumco wanagsan

  badbaadi (save your kidneys)Waxaa sara u kacay dadka da'yarta ah ee la il daran xanuunada asiibada kliyaha. taaso oo l...
05/11/2020

badbaadi (save your kidneys)

Waxaa sara u kacay dadka da'yarta ah ee la il daran xanuunada asiibada kliyaha.
taaso oo loo sababeeyo arima kala duwan oo halis galin karo inaad weyso xubnaha ugu muhiimsan noloshadaaada..

* Halkaan waxaan kuugu soo gudbin doonaa 6 waxyabood oo qatar weyn ku ah kiliyahaada.

1. kaadida oo leesku celiyo am aad ka wehsato inaad suuliga aaado, arintaan ayaa sabab u noqoto in kaadi heestaado dhaafto xadka keydinta taasi oo sababta in bacteriada ku jirto kaadida si dhaqsi ah isku badiso sababtana caabuq kaasi oo dib ugu laabta kliyaha kaanena xlad loo yooqaan oo ah infections daran oo kaa asiiba kilyaha.

2. cusbada badan.

Ha ka qaadan cusbada wax ka badan 5.8 gm maalintii. waa khatar kale oo kuu qarsoone.

3. ha cunin hilib badan.

Hilibka aya ka kooban proteins xajmi adag .
Markii jirku shiidaayo proteins ka waxaa la soo dayaa maado loo yaqoon taasi oo halis galisa shaqada kilyahab sababtana dhaawacyo daran oo kilyaha ah...
Hilib badan = dhawaac badan ee kildaaada.

4. cabida coffee ga badan.

coffee ga ayaa sara u qaada xadiga cadaadiska dhiiga iyo shaqa kilyaha kaasi oo sababa u noqon karo in kilyahaado shaqada yareeyaan ..

5. cabid yarida biyaha.

Kliyaha ayaa u baahan iney helaan biya kufilan si ey shaqadooda si caadi ah ugu qabsadaan hadii aadan biya badan cabin sunta iyo wasaqda jirka kale laga so saaro ayaa ku aruuri doona kilyahaaada kadibna usiigudbi donta dhiiiga waxana ka dhasha xaalad adag oo loo yaqaan kadida iyo dhiiga oo si dhax gala....
Waxaad u bahnatahy malintii inaad cabto 8 galaas oo biyaha saafigaa ah..
Si aaad u hubiso inaad biya kugu filan cabtay fiiri midabka kaadidada ma cadaaan saafi ah baa misa waa midab qasan oo calaw ah.

6. haka caajisin inaad hubiso caafimaadka kliyahaada 6 dii bilba mar jeer booqo dhaqtarka si aaad ula socoto kilyahaaada bad qabkooda.

Ka fogooow daawooyinkaan hana qaadan waligaa waa dilaaga kilyahaada.
D-cold
* Vicks Action-500
* Actified
* Coldarin
* Cosome
* Nice
* Nimulid
* Cetrizet-D

FG: Dhaqaatiir u dhalatay wadanka Germany ayaa ogaaday nooc cusub oo ah kansarka maqaarka ku dhaco kaasi oo laga qaado maadada loo yaqaan Silver Nitro Oxide.
Madaadaan ayaa laga helaa cidiyaha qofka hadii aad dareento cun cun jirka haku xoqin maqaarka cidiyaahaga.

Qalinkii:Dr-Ahmad Haji Ali.

25/10/2020

Duhur wanagsan

15/10/2020

Jumco wngsn

Address

Mogadishu

Telephone

+252615777850

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Aamir mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category