Himilo Diagnostics

Call Directions Contact the practice

Himilo Diagnostics +252 61 4166571

Sixidda isbadalka ku yimaaddo Hormoonnada haweenka
09/10/2026

Sixidda isbadalka ku yimaaddo Hormoonnada haweenka

Daryeelka Hooyadu Waa Mudnaanta Koowaad.
06/10/2026

Daryeelka Hooyadu Waa Mudnaanta Koowaad.

Adeegyada Himilo Diagnostics and Consultant.   . 1. Adeegyada Ultrasound-ka (Computer Scan).       2. Daaweynta iyo Dary...
15/09/2026

Adeegyada Himilo Diagnostics and Consultant. . 1. Adeegyada Ultrasound-ka (Computer Scan). 2. Daaweynta iyo Daryeelka Cudurrada Haweenka. 3. Baaritaanka iyo Daaweynta Cudurrada Qanjirka thyroidka .. nagu soo booqo xarunteeyna Himilo Diagnostics and consultant. location: ka soo horjeedka hospital Banadir. WhatsApp number 61 4166571

Ugxanta dumarka maxeey tahay ahmiyadda aay leedahay
12/09/2026

Ugxanta dumarka maxeey tahay ahmiyadda aay leedahay

Maxaa Keena Dhalmo La’aanta?Dhalmo la’aantu hal sabab kaliya ma laha. Mararka qaar sababtu waxay ka iman kartaa haweeney...
08/09/2026

Maxaa Keena Dhalmo La’aanta?

Dhalmo la’aantu hal sabab kaliya ma laha. Mararka qaar sababtu waxay ka iman kartaa haweeneyda, mararka qaar ninka, ama labadaba.

🔹 Isbeddelka hormoonnada – sida PCOS iyo dhibaatooyinka thyroid-ka
🔹 Xannibaadda dhuumaha ugxanta
🔹 Dhibaatooyinka ilmo-galeenka – sida fibroids, polyps ama endometriosis
🔹 Dhibaatooyinka ugxan-sidaha – oo saameeya ugxan-sii-daynta
🔹 Tayada ama tirada shahwada ninka
🔹 Da’da iyo hoos u dhaca kaydka ugxanta (ovarian reserve)

❤️ Ha is eedeyn, hana sugin muddo dheer.
Sababta dhalmo-la’aanta waxaa lagu ogaan karaa baaritaanno sax ah oo lagu sameeyo labada lamaane.

📍 Himilo Diagnostic & Consultant
📌 Ka soo horjeedka Hospital Banaadir
📞 61 4166571 @

29/08/2026

sidee lagu ogaadaa Dhibaatada qanjirka (Thyroid) - Nagu soo booqo xarunteena oo ku taala isgooyska Banaadir Ama Nagala soo xiriir WhatsApp-ka ☎ http://wa.me/@252 61 4166571

26/07/2026

Ma la tacaalaysaa?

• Dhalmo la'aan (Rag & Dumar)
• Caado wareer
• Xanuun daran oo xilliga caadada ah
• Cudurrada qanjirka Thyroid-ka
• Dhicis soo noqnoqda
• Burooyinka xubnaha taranka dumarka
• Daryeelka iyo la socodka hooyada uurka leh

Ku soo booqo Himilo Diagnostics & Consultant.

La-tashiga Dhakhtarka waa BILAASH. Waxaan ku siinaynaa baaritaan, talo iyo daaweyn tayo leh.

Himilo diagnostic and consultant  waxaad nagal heli kartaan baaritaano sax ah iyo daryeel caafimaad.  61 4166571
17/07/2026

Himilo diagnostic and consultant waxaad nagal heli kartaan baaritaano sax ah iyo daryeel caafimaad. 61 4166571

Address

Isgooska Banaadir
Mogadishu

Telephone

+252610771550

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Himilo Diagnostics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Himilo Diagnostics:

Shortcuts

Share