NastehaTiens

NastehaTiens wax soo saar dabiici ah
inoogu imow

Sida ugu fiican  ee loo daaweeyo finanka wejiga?Dadka qaba finanka wejiga waxay la kulmaan boqollaal shay, oo isugu jira...
17/01/2023

Sida ugu fiican ee loo daaweeyo finanka wejiga?

Dadka qaba finanka wejiga waxay la kulmaan boqollaal shay, oo isugu jira kareem iyo waxyaabo kale, oo loo sheego in ay saaraan finanka.

Qiimahoodu wuu kala duwan yahay, qof kastaana wuu iibsan karaa.

Balse muxuu yahay, nooca ugu wanaagsan oo aad raadin lahayd, sideese ku garaneysaa nooca daawada u ah finanka?
SPERULINA waa daawo dabiici ah soona martay tijaaboyin caalami ah
waxey sitoos ah ula falgashaa (u suulisaa) xasaasiyada Nuuc kasta ey tahay
sida xasasiyada ku dhacda 👉 wajiga gudaha dhuunta indhaha.

Sideen kuheli karaa ?

Fadlan laxiriir numberkaan wtsapp or call

+252 0618018740

matahay qof ladhibaatoonaya xanunada ilkaha Quunka , ilka dhiig , ilka xanuunka, afka oo shiiraama ma isku aragtaa waxya...
16/01/2023

matahay qof ladhibaatoonaya xanunada ilkaha

Quunka , ilka dhiig , ilka xanuunka, afka oo shiira

ama ma isku aragtaa waxyaaaba cad cad oo ka

Yimaada dhuunta ( Tonsilits stone).

Hadaba waxan kukeenay daawooyin dabiici ah oo aad

Iyo aad Tayo sare uleh haha hadii aad dooneyso.

Fadlan nagala sooxariir numberkan.

http://wa.me/+252 61 8018740

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guu...
11/10/2022

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guud

Cudurkaan waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa "Varicocele", waa bararidda arooriyaasha dhiigga ee qooraha, haddii xididka arooriyaha (Vein) uu dhiigga safiican uga saari waayo qooraha waxay keensanaysaa in dhiig badan xididada ku aruuraan oo ay fadhiistaan taasoo barar burtuqyo oo kale uga muuqanyso xaniinyaha korkooda iyo gadaashoodaba.

Varicocele wuu ku dhacaa hal xiniin ama labadaba, laakiin boqolkiiba 85% wuxuu ku OO dhacaa xininta bidix maadaama xididka arooriyaha bidix uu ka cadaadis badanyahay kan midig, dhiiggane toos ugu shubo arooriyaha weyn oo sida tooska ah u taga wadnaha.

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guud
WhatsApp no +252618018740

Address

Mogadishu

Telephone

+252618018740

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when NastehaTiens posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share