27/09/2026
Isbitaalka Kalkaal – Afarta Jardiin ayaa ardayda Iskuulka Jabir u sameeyay baaritaan caafimaad, gaar ahaan xanuunnada ku dhaca:
👂 Dhagaha
👃 Sanka
🗣️ Cunaha
Ujeeddadu waa in si h**e loo ogaado dhibaatooyinka caafimaad ee saameyn kara caafimaadka iyo waxbarashada carruurta.
Hadafkeenu Waa Daryeelkaaga. ❤️