Medipark Diagnostics

Medipark Diagnostics MEDIPARK DIAGNOSTICS RUGTA BUUXINTA BAAHIYAHAAGA CAAFIMAAD

11/02/2026

☆☆☆☆YELLOW FEVER VACCINE☆☆☆☆
Medipark Diagnostics ayaa keenay Tallaalka Yellow fever, kaas oo kuu suuragalinaya inaad hesho Yellow Fever Vaccination Card marka aad safar dibadda u baxeyso .
Haddii safarkaaga looga baahan yahay caddeynta tallaalka Yellow Fever booqo xarumaheena Medipark Diagnostics si aad u hesho tallaalka iyo kaarka sarmiga ah ee safarka.

𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗱𝗮𝗵𝗮𝗯𝗶 𝗮𝗵Haddii aad la tacaalayso timo daadasho, fursaddii xalkaaga ayaa hadda timid!Medipark Diagnostics wuxuu s...
06/07/2025

𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗱𝗮𝗵𝗮𝗯𝗶 𝗮𝗵
Haddii aad la tacaalayso timo daadasho, fursaddii xalkaaga ayaa hadda timid!

Medipark Diagnostics wuxuu si gaar ah u bixinayaa adeegga 𝗣𝗥𝗣 𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗹𝗮𝗮𝘀𝗵 𝗮𝗵 oo loogu 𝘁𝗮𝗹𝗮𝗴𝗮𝗹𝗮𝘆 𝟮𝟬𝟬 𝗾𝗼𝗳 ee ugu horreeya ee iska diiwaangeliya.

Ha moogaanin fursaddan dahabiga ah!
Soo booqo xarunteena si aad ugu hesho Timo daadashada xal waara.

📞 Wixii faahfaahin dheeraad ah, nagala soo xiriir:
061 333 7770 | 061 333 7771
📍 KM5, Soobe - Muqdisho

1-da Luulyo 1960, Maalin ay laba qeybood oo Soomaali ah midnimo ku qaateen hal calan, hal dal, hal dad.Bahda Medipark Di...
01/07/2025

1-da Luulyo 1960, Maalin ay laba qeybood oo Soomaali ah midnimo ku qaateen hal calan, hal dal, hal dad.

Bahda Medipark Diagnostics waxay xusayaan maalinta midowga gobollada Waqooyi iyo Koonfur, iyagoo shacabka Soomaaliyeed u rajeynaya midnimo, nabad iyo horumar waara.

Qaranimada maanta waa mirihii halgankii shalay. Aan wada xafidno, kana shaqeyno midnimo dhab ah.

26-ka Juun waa maalin xusuus u ah halgankii, dhiigii, iyo himiladii xorriyadda Soomaaliyeed.Medipark Diagnostics waxay h...
26/06/2025

26-ka Juun waa maalin xusuus u ah halgankii, dhiigii, iyo himiladii xorriyadda Soomaaliyeed.
Medipark Diagnostics waxay hambalyo u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda maalinta xorriyadda!

Jimco Wanaagsan
13/06/2025

Jimco Wanaagsan

Address

KM5, Zoobe, Wadajir
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Medipark Diagnostics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share