Prof Mohamed Mohamud Hassan -Bidey

Prof Mohamed Mohamud Hassan -Bidey Rector
| Founder & Director of Biday Specialist Hospital

Anigoo matalaya guddoonka Ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed, waxaan deeq ka timid Jaamacadaha dalka ku wareejiyay Guddiga ...
13/03/2022

Anigoo matalaya guddoonka Ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed, waxaan deeq ka timid Jaamacadaha dalka ku wareejiyay Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha, si loogu taakuleeyo dadka ay abaaruhu saameeyeen.

Waxaan daah furay bandhigga buugga "Manual of Camel Diseases in Somalia", ee uu qoray Prof. Dr. Ahmed Mohamed Moallin (K...
05/03/2022

Waxaan daah furay bandhigga buugga "Manual of Camel Diseases in Somalia", ee uu qoray Prof. Dr. Ahmed Mohamed Moallin (KUTUB). Iyadoo aan ku booriyay ardeydii munaasabadda ka soo qeybgashay diraaseynta iyo raacidda buugta sida qotoda dheer xoolaheenna uga faallooda.

Waxaan maanta shir gudoominayey shirka billaha ah ee golaha tacliinta ee Jaamacadda Benadir oo lagu qabtay xarunta Prof....
28/02/2022

Waxaan maanta shir gudoominayey shirka billaha ah ee golaha tacliinta ee Jaamacadda Benadir oo lagu qabtay xarunta Prof. Caddow.

Waxaan u mahadnaqayaa Ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed oo maanta igu sharfay hoggaanka Ururka ee Afarta sanno soo socota.
23/02/2022

Waxaan u mahadnaqayaa Ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed oo maanta igu sharfay hoggaanka Ururka ee Afarta sanno soo socota.

Address

Benadir University, Km6
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Prof Mohamed Mohamud Hassan -Bidey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Prof Mohamed Mohamud Hassan -Bidey:

Shortcuts

Share

Category