Somali Pediatric Association

Somali Pediatric Association Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Pediatric Association, Medical and health, Mogadishu.

Promote child health in Somalia, improve knowledge on child health and enhance the management, preventive measures as well as eradication of paediatric related diseases through collaboration with stake holders, research development, training, advocacy

Daaweynta Neefta ku dhacdo Caruurta Asthma Management in Children
10/05/2026

Daaweynta Neefta ku dhacdo Caruurta

Asthma Management in Children

11/02/2026

Waxyaabihii lagabartey Ololihii Talaalkii 1aad ee Gowracatada 2025

Waxaa idinku casuumayaa dhamaan bahada caafimaadka ee ka shaqeyso cudurada caruurta in ey ka soo qeyb galaan CME-ga loog...
08/02/2026

Waxaa idinku casuumayaa dhamaan bahada caafimaadka ee ka shaqeyso cudurada caruurta in ey ka soo qeyb galaan CME-ga looga hadli doono Congenital heart disease week.

Waxaa rajeynayaa in dhamaan bahda caafimaadka ka faa'ideysano, waa mowduuc waa qici ah, oobdhamaanteen u baahanahey.
25/01/2026

Waxaa rajeynayaa in dhamaan bahda caafimaadka ka faa'ideysano, waa mowduuc waa qici ah, oobdhamaanteen u baahanahey.

14/01/2026

Somali Pediatric Association waxey qeyb katahey Carwada hooyada iyo Dhalaanka.

Somali Pediatric Association is broadly participating the and health exhibition that will take place at Garden on February 10-11 2026.

Tani waa tusaale lagu gaari karo horumar, ceebta mudada dheer soo jirtey ee ah Talaalka lama qaato soo afjari karta. Wax...
21/12/2025

Tani waa tusaale lagu gaari karo horumar, ceebta mudada dheer soo jirtey ee ah Talaalka lama qaato soo afjari karta. Waxey cadeyneysaa dadaalka mideysan in uu yahey midka ubadka lagu badbaadi karo.
Waxaa mahadsan dhamaan Shaqaalaha Caafimaad ee isku xilsaarey dadaalada caafimaad ee Xakameynta Gowracatada.
Thanks Dr. Ubah Farah for your Advocacy and genuinely efforts for immunization uptake among our community especially the Outbreak campaigns.( )

of Health
Caafimaadka gobalka Banadir
Somali Pediatric Association
Somali Medical Association

14/12/2025

Fadlan aa ka Faa'ideysano, Caruurtana ka talaalnu cudurka Gowracatada. Waa lacag la'aan Talaalku.

Address

Mogadishu

Telephone

+252615982410

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Pediatric Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Somali Pediatric Association:

Share