31/08/2026
ma kuu joogaa qof waayeea oo xnuunsan
maku wareertay inoo shayaadiin qabo iyo in kale
ma ku cel celisaa isbitaalada
wax ween ma uuga garan weesay daawooyinka asiiyo
hadaba dhameeso muuqalkaan oo waxbadan kuu sharxi doona siyaa u fahanto xaqiiqda xanuunka waaidkaa