Princess Naima Ahmett Mohmed

Princess Naima Ahmett Mohmed Halkaan waxaad Ka heli Kartaa Qoraal ku cajab Giliya. saaxib la Noqo wax aqrinta oo nala saaxib 🙏

10/07/2024

Inta- aad ayaamaha cakiran ii ahayd ciirsi
Ama aan duruufaha adadag kaa irkaday maalmo
Ma ilaawin intaad ii tartiyo garab istaagiiye
kaan ahay inaan kugu ahaan aad u qirayaaye

Ogsajiin ayaad ruux u tahay aadmi kuu jecele
Arin iyo aduun baad u tahay aayye nololeede
Ma aqaano eray aan ku dhaho oo abaal guda.e
Kuu oggi intaad ii gaashan uurka kaa idhi “”2024

Kalmada shukran waa kalmad aad u muhiim
ah saw ma aha?

25/11/2023

Allahii Carshiga Ummay Soo celi Awoodaada Abowe Mohamed Cadceed😢🤲

26/07/2023

Duntiyo Naxariista Fiican
Ayaan Dadku Wada Lahayne
Dadnimo Waa Shay Cajiiba❤️👩

29/12/2022

Fadliga Hamaynka jimce waxaan ilaahay inoo weydiin hami kasta iyo arrin kasta oo inagu culus aynu rajaynaynana inuu rabbi inuu fududeeyo ,rabbi waxaan inoo wada weydiin degaanaanshiyo iyo Xasilooni gudaha ah.
Mid kasta oo inaga midi wx ayuu rajayne eebbe haynala garab galo.
Inteeni dhimatay rabbi haw naxariisto kitaabkoodana gacanta midig haka siiyo .
Inteena bugta rabbi caafimaad soo degdega ha siiyo ,inteena walwalka iyo murugada ku jiifsata rabbi farxad hawgu badalo .
Ilaahay raali haynaga noqdo danbigeena iyo kuwii waalidkeena ha dhaafo.❤️
Amen yaa rab.
Jimce wanaagsan idil ahaantiinba.🥰

الهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد ❤️🥰

Ku qanac waxa alle qayb ahaan kuu siiyay, waxaadna noqon doontaa qofka dadka ugu hodansan uguna farxad badan, 🖇️✨🥰      ...
18/12/2022

Ku qanac waxa alle qayb ahaan kuu siiyay, waxaadna noqon doontaa qofka dadka ugu hodansan uguna farxad badan, 🖇️✨🥰

Siwirka aya sidaa leh,👆

Naima nuura ✍

14/11/2022

Inta aad yoolkaaga indhaha ku haysid, carqaladuhu kuuma muuqan karayaan.

30/10/2022

😭😭😭

Address

Mogadishu

Telephone

+252619511263

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Princess Naima Ahmett Mohmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category