Beesha Maxamed Cadde Macalin 81

Beesha Maxamed Cadde Macalin 81 PAGE KANI WAXAA LOO ABUURAY HORUMARINTA IYO SOO BANDHIGIDA BILICDA IYO TARIIKH DA BEESHA MAXAMED CADE MACALIN 81.

27/04/2024
24/09/2022

Maxaa kala socota in nabadoonada iyo odayaasha Beesha Maxamed Cadde Macalin 81 ay ku hishiin waayeen kuraas uu usoo bandhigay MW HSM.

19/05/2022

Assalamu alaikum dhamaan beel weynta maxamed cade Galab wanagsan, salaan kadib waxa ku war galinena dhaman dhalinta beesha ee aqoon yahahanada iyo indheer garadka leh in ay jirto qaban qabo kulan looga hadlayo masiirk beesha.

Fadlan qofki danaynayo kana go an tahay qadiyada maxamed cade nimo messenger ka hangala so xariiro.

Mahadsanidiin
6MC81

Send a message to learn more

29/11/2021

Hadii talada Beesha Maxamed Cade Macalin faraha lagaa saari laha yaa udhiibi laheed hogaanka MC81.

6MC81 barakooba

6- lixda
M- maxamed
C-Cadde
81- sumada tolka.

17/08/2021

Tariikhdu wa shey tig tagano tilaabsatayo tiiiri adag
Tiriig aa bixiyee wa tilmaan qaran
Tiim bir ah sidi tangigiii waa sibraar toona
Tartiib qowl ufuray iyo lawaa ruux tafaafula
Iyadaa tikaadiso naflaha wey tukobisaa
Tawaad iyo khad bey leedahoo lama tirtiro
Ruuxii isleh tariikhda inta furfurtaa
Waxa kujiro kabixinoo
Wax kaloo fooljari ah ba galin
Walee eynaan ku suura galeen

Raga manta talada maxamed cadde hayo fadlan tarikhda mante idin qoresa ina isu tanasushan isna walashatan ayana wax kuwada qabsan karten ee yenan tarikhda baal madow idinku qorin mudanayaal.

6 Beesha Maxamed Cade Macalin 81 πŸ©ΈπŸ‘

22/07/2021

Baro dadkaaga

Suasha sakay:-

Imisa jilib ayee ukala baxan

1. Xasan maxamed cade
2. Muuse cade maxamed cade
3. Osman dhalow maxamed cade.

11/07/2021

Curadka maxamed cade macalin (cali gaduud maxa cade) wuxu ukala baxaa 6 laf oo kala ah:-

1- Dhagash cali gaduud
2-Bulaale Cali gaduud
3-Maxamed cali gaduud
4-Cabdi Cali Gaduud
5- Cumar Cali gaduud
6-Xasan yare Cali gaduud

Hadaba Adan Maxamed cade imisa ayuu ukala baxa.

Isku day wanagsan waqti koban gudahiis aya idinkula wadagi doona jawabta saxda.

Address

Ceeldheer
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beesha Maxamed Cadde Macalin 81 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share