Rugta mudaawaadka iyo daawada cudurada haweenka

Rugta mudaawaadka iyo daawada cudurada haweenka cudurada haweenka iyo dhalma la'aanta

02/02/2022

Faa'iidada geedka aad sugesen waa kanaa muuqaalkiisa oo dhameestiran

09/11/2021

Asc asxaabta kuxiran rugta mudaawaadka iyo cudurada haweenka waxaa la ogeysiina in dhaqtarada ay ku maqan tahay howlo shaqo ee dalka dibadiisa bukaanada isisoo diiwan gelinayo ay qaabili doonto waqtiga lagu werugileyo iney yimaadaan xarunta

Mahadsanidin

Send a message to learn more

13/08/2021

Asc dhamaan bukaanada ku xiran rugta mudaawaadka cudurada haweenka iyo dhalma la'aanta jimca wanaagsan
Waxaa jira bukaana aan joogin dalka gudihisa ooka cabanayo xanuuna kala duwan wixii latalin iyo waxqabad caafimad waa diyaar wixii faahfaahin ah kalasoo xiriir

Whatsapp
252611165878

Xarunta muqdisho
Dr.muna herbal

07/06/2021

Asc dhamaan bukaanada nagu xiran kusoo dhawaada talo bixin caafimaad oo kusaabsan daaweeynta cudurada haweenka iyo dhalma la'aanta

Maxaa jeclaan lahayd inaan talo kaasiiyo oo su'aal ah?

Dr.muna herbal

Whatsapp
252611165878

Share & like

Ramadaan mubarak dhamaan bukaanada kuxiran rugta mudaawaaadka fadliga bisha barakeysan allaha ina gaadhsiiyo🤲🤲
26/04/2021

Ramadaan mubarak dhamaan bukaanada kuxiran rugta mudaawaaadka fadliga bisha barakeysan allaha ina gaadhsiiyo🤲🤲

Isaga daawee rugta mudaawaadka cudurada haweenka iyo dhalma la'aanta xanuunada:â–ªNuucyada burooyinkaâ–ªNabarka kaso baxa mi...
04/04/2021

Isaga daawee rugta mudaawaadka cudurada haweenka iyo dhalma la'aanta xanuunada:

â–ªNuucyada burooyinka
â–ªNabarka kaso baxa minka
â–ªTubooyinka xiran
â–ªDhalma la'aanta raagta
â–ªUurka soo daaha iyo waxa sababay
â–ªCaada wareerka iyo Caada yarida/badnida
â–ªDhabar xanuun/mindhicir xanuun
â–ªIlmaha kusameeysma banaanka ilma galeenka
â–ªNaasa xanuunka iyo bararka
â–ªInfections ka
â–ªNabraha kaso baxa afka xubinta taranka dumarka
â–ªDhiig baxa caadada
â–ªxanuunada xiliga uurka
â–ªxanuunada dhmada kadib
â–ªNuucyada dhiciska
â–ªDhiig yarida gabdhaha yaryar

Dr.muna herba
Whatsapp
252611165878

Share&like

02/03/2021

Asc dhamaantiin wa Dr.muna waxan halkan ka sharaxi doona dhibataada uu leyahay dhiciska iyo waxa ka dambeya uu keeno dhiciska

(Spotaneous abortion/miscarriage)
dhicis iskii u yimaada

Marka h**e dhicis wa dilan kuyimada hooyada uurka leh. Inta badan dhicisku wuxuu dhacaa 80% 3da bil ee ugu h**eysa iyo inta lagu jiro todobaadka 20-naad ee xiliga uurka. 15-25% hooyoyinka uurka leh aya dhicsa.

Calaamada dhiciska

â–ªdhiig aayar aayar kubiloowdo kadibna zaa'id u yimaada
â–ªqabatin/maroojin daran
â–ªdhabar xanuun
â–ªmindhicir xanuun ama calool xanuun
â–ªdaciifnimo
â–ªculeeska oo hoos u dhaca
â–ªqabatin makanka ah
â–ªxab casaan ah
â–ªnudeyaal/cad u eg sida dhiig xinjiroway

Meqa nuuc ayuu ukala baxaa dhicisku

â–ª(threatened abortion) dhicis dhaca inta lagu jiro 20ka isbuuc ee uurka ama 3da bil ee ugu h**eeysa dhiig aya kayimad saxaha balse makaanka wuu xiranyahay
â–ª(invitabla abortion) dhicis dhaca 3da bil ee ugu joreysa uurka balse minka aya furmaya uurkujirtana bananka ma imaneyso
â–ª(misses abortion) dhicis dhaca kahor 20ka isbuuc ee xiliga uurka wuxu kena ilmaha ooku dhinta caloosha hooyada iyada oo dareemin calamado xanun ah ama dhiig mana so baxan uur ku jirta.
â–ª(complete abortion) dhicis soo dhameestirma waye oo dhamaan uur ku jirta bananka ayay imanayaan
â–ª(incomplete abortion) dhicis aan dhameestirmin waye oo nudayaal (tissue) ama xuub ayaa kuso hara minka
â–ª(recurrent abortion) dhicis soo laalaabta wax uu dhaca 20ka isbuuc ee uurka wa dhicis soo laalaabta ila sedex jeer

Maxa sababo

â–ª(infection) gale
â–ª(diabetes) sokor
â–ª(hormomal problems) hormoonada oo cilad kajirta aawgeed
â–ª(immune system responses) hadi ay cilad kajirto jawabaha habka difaaca jirka uu u shaqeeyo
â–ª(throid disease) caabuq ku dhaqa qanjirada
â–ª(physical problems in the mother) dhibaatoyinka jireed ee hooyada
â–ª(uterine abnormalities) ciladaha ilmogalenka
â–ªsmoking (sigaar cabida)
â–ªdrinking alcohol (cabida qamriga)
â–ªshucaaca gaara hooyada iyo walxaha lagu sumoowo weykenan shiciska

Yaa qatar ugu jiro dhiciska

â–ªhooyo da'deda ka badan 35 sano
â–ªhooyo sokor qabto
â–ªhooyo qabto qanjira xanuun
â–ªhooyo sedex mar kabadan horay u dhicistay
â–ªhooyo makaankeda daciif yahay

Baarista dhiciska

â–ª(pelvic exam) in la baaro/wisiteyo miskaha
â–ª(ultradound) computer ka uurku kujirta
â–ª(blood test) tijaabooyinka dhiiga si lo hubiyo hormoonada uurka iyo iney dhig la'an jirto
â–ª(tissue test) waxa la firinaya jadi ay kaso baxen nude/cad kamid ilmaha uurku jirka ah
â–ª(chromosome test) waxa la firinaya hida sidaha adiga iyo lamaankaga

Dhibaatoyinka qalinka/soo xaaqista dhiciska

â–ªxuub kusoo hara makaanka oo reeba sameeyn xun sida caada wareer iyo uur qaadista oo adkata mudo kadib dhiciska
â–ªmakaanka oo gala jahwareer
â–ªkaadi heesta oo dhaawac gaara
â–ªdhibaata kadhalato suuxdinta
â–ªxanuun iyo dhiig soo laablabto
â–ªxanuun kanalka saxarada
â–ªdhiiga oo xinjirobi wayo
â–ªqandho
â–ªinfection iyo dhawac so gara makanka

Daaweynta

Daaweynta dhiciska waxey ku xiran tahay waxa sababay dhiciska iyadoo la eegayo xaaladaha markas uu ku sugan yahay bukaanka iyo nuuca uu yahay dhiciska

Rugta mudaawadka cudurada haweenka waxa laga daweynayaa dhiciska si fudud oo adan u baahan soo xaaqis iyadoo xuub lagaagaso tageynin.

W/Q: Dr.muna

Whatsapp
252611165878

Share & like

Address

JAYGA KAAWO GODEY Street
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rugta mudaawaadka iyo daawada cudurada haweenka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Rugta mudaawaadka iyo daawada cudurada haweenka:

Shortcuts

Share