08/07/2026
π’ FURSAD SHAQO β DERMATOLOGY
Waxaan raadineynaa Dhakhtar ku takhasusay Dermatologist ah si uu ugu biiro xarunteenna caafimaadka.
Shuruudaha:
β
Master Degre Dermatology ama aqoon u dhiganta.
β
Khibrad shaqo oo la xiriirta dermatology (waa faa'iido).
β
Xirfad wanaagsan oo la macaamilka bukaannada.
π Goobta shaqada: [mogadishu]
Qofkii daneynaya fadlan ha soo diro:
- CV-ga
- Nuqulka shahaadooyinka
- Lambarka xiriirka
[email protected]
π Wixii faahfaahin ah kala xiriir: [0612524784]
Fadlan la wadaag si ay u gaarto qofka ku habboon.