Diinle Derma Cosmetic Laser & Venereology Clinic

Call Directions Website Contact the practice

Diinle Derma Cosmetic Laser  & Venereology Clinic xarunta daryeelka maqaarka, Timaha, Cijiyaha & cudurada ku faafa galmada

πŸ•Œ Jimco Wanaagsan.πŸ“ Madiina Wadajir, Jid Cakaara, MuqdishoπŸ“ž +252 613 974 997
01/10/2026

πŸ•Œ Jimco Wanaagsan.

πŸ“ Madiina Wadajir, Jid Cakaara, Muqdisho
πŸ“ž +252 613 974 997

🩺 Herpes Zoster (Shingles).Ma isku aragtay finan xanuun leh oo hal dhinac oo jirka ah ka soo baxa, gubasho ama xanuun la...
29/09/2026

🩺 Herpes Zoster (Shingles).

Ma isku aragtay finan xanuun leh oo hal dhinac oo jirka ah ka soo baxa, gubasho ama xanuun la socda, Herpes Zoster waa xaalad maqaarka ah oo u baahan in si degdeg ah loo daaweeyo soo booqo πŸ‘¨β€βš•οΈ Dr. Hassan Nour Diinle
Khabiir ku takhasusay cudurrada maqaarka, timaha iyo ciddiyaha.

πŸ“ Goobta: Madina Wadajir, Jid Cakaarao, Muqdisho
πŸ“ž Nala soo xiriir: +252 613 974 997

🩺  Psoriasis waa xaalad maqaarka ah oo keeni karta meelo maqaarka ka mid ah oo casaan noqda, qallala oo qolof yeesha Mar...
24/09/2026

🩺

Psoriasis waa xaalad maqaarka ah oo keeni karta meelo maqaarka ka mid ah oo casaan noqda, qallala oo qolof yeesha Mararka qaar waxay la socon kartaa cuncun & xanuun daran.

Haddii aad aragto isbeddello joogto ah oo maqaarkaaga ah, la tasho Dr Diinle.

πŸ“ž +252 613 974 997
πŸ“ Madiina Wadajir, Jid Cakaara, Muqdisho Soomaaliya

🩺 DRY SKIN (Xerosis) – Maqaar QalalanMaqaarkaagu ma yahay mid qallalan, dillaaca ama ku cuncuna? Ha iska indho tirin cal...
22/09/2026

🩺 DRY SKIN (Xerosis) – Maqaar Qalalan

Maqaarkaagu ma yahay mid qallalan, dillaaca ama ku cuncuna?
Ha iska indho tirin calaamadahan Maqaarkaga wuxuu u baahan daryeel iyo caafimaad oo sax ah soo booqo maanta

πŸ‘¨β€βš•οΈ Dr. Hassan Nour Diinle
Consultant Dermatologist .

πŸ“ž +252 613 974 997
πŸ“ Madiina Wadajir, Jid Cakaara, Muqdisho Soomaaliya

πŸ‘‰ Daryeel maqaarkaaga maanta!

⚠️ Ka fogow in biyaha colorka timaha la marsado aad u isticmaasho wajiga & jirkaaga!Waxyaabaha timaha loogu talagalay, g...
12/09/2026

⚠️ Ka fogow in biyaha colorka timaha la marsado aad u isticmaasho wajiga & jirkaaga!

Waxyaabaha timaha loogu talagalay, gaar ahaan hair color, waxay sababi karaan cuncun, wajiga kaa halaabo ama marka si khaldan loo isticmaalo.

🧴 Maqaarkaaga u isticmaal waxyaabo ku habboon.
Haddii aad la kulanto cuncun, finan, gubasho ama isbeddel maqaarka ah, la tasho

πŸ‘¨β€βš•οΈ Dr. Hassan Nour Diinle
πŸ“ž +252 613 974 997
πŸ“ Madiina Wadajir, Jid Cakaara, Muqdisho Soomaaliya

 Maku dhiban tahay gaduudka wajiga ama gooman xalkaaga waxaa haayo maantaπŸ‘¨β€βš•οΈ Dr. Hassan Nour DiinleKhabiiΜ„r ku takhasus...
09/09/2026



Maku dhiban tahay gaduudka wajiga ama gooman xalkaaga waxaa haayo maanta
πŸ‘¨β€βš•οΈ Dr. Hassan Nour Diinle
KhabiiΜ„r ku takhasusay cudurrada maqaarka.

Waxaad heli kartaa la-talin iyo daryeel xirfadeed oo ku saabsan dhibaatooyinka maqaarka.

πŸ“ Madiina Wadajir, Jid Cakaara, Muqdisho Soomaaliya
πŸ“ž +252 613 974 997

Waxaa si rasmi ah shaqadiisa dib ugu so laabtey Dr. Hassan Nour Diinle oo safar shaqo ku maqnaay waxaa markale laga heli...
05/09/2026

Waxaa si rasmi ah shaqadiisa dib ugu so laabtey Dr. Hassan Nour Diinle oo safar shaqo ku maqnaay waxaa markale laga heli karaa la-talin iyo daryeel ku saabsan cudurrada maqaarka.

πŸ‘¨β€βš•οΈ Dr. Hassan Nour Diinle
πŸ“ž Nala soo xiriir: +252 613 974 997
πŸ“ Boogga Ciyaanka: Madiina Wadajir, Jid Cakaara, Muqdisho Soomaaliya

πŸ‘‰ Soo booqo Diinle Derma Clinic.

Isnadaamisku waa cudur maqaarka ku dhaca oo keena cuncun daran, gaar ahaan habeenkii, finan yaryar iyo finan yaryar oo k...
03/09/2026

Isnadaamisku waa cudur maqaarka ku dhaca oo keena cuncun daran, gaar ahaan habeenkii, finan yaryar iyo finan yaryar oo ku fida jirka.

Haddii adiga ama qof qoyskaaga ka mid ah uu la kulmayo calaamadahan, ha iska suginβ€”la tasho πŸ‘¨β€βš•οΈ Dr. Hassan Nour Diinle
KhabiiΜ„r ku takhasusay cudurrada maqaarka

πŸ“ Goobta: Madiina Wadajir, Jid Cakaara, Muqdisho
πŸ“ž +252 613 974 997

πŸ‘‰ Soo booqo Diinle Derma Clinic si aad u hesho talo iyo daaweyn kugu habboon.

Agoolka timaha iyo dhibaatooyinka maqaarka madaxa ha iska indho-tirin.Hel daryeel iyo la-talin ku habboon xaaladda timah...
27/08/2026

Agoolka timaha iyo dhibaatooyinka maqaarka madaxa ha iska indho-tirin.
Hel daryeel iyo la-talin ku habboon xaaladda timahaaga iyo maqaarka madaxa.

Dr. Hassan Nour Diinle
Khabiir ku taqsuusay cudurrada ku dhaca maqaarka.

Nagu soo booqo Diinle Derma Clinic si aad u hesho la-talin iyo daryeel kuu gaar ah.

πŸ“ Madiina Wadajir, Jid Cakaaro, Muqdisho, Somalia
πŸ“ž +252 613 974 997

Ma ku dhiban tahay madmadowga kilkilaha iyo qoorta?Dhibaatadan waxay yeelan kartaa sababo kala duwan, waxaana muhiim ah ...
24/08/2026

Ma ku dhiban tahay madmadowga kilkilaha iyo qoorta?

Dhibaatadan waxay yeelan kartaa sababo kala duwan, waxaana muhiim ah in khabiir maqaarka ahi qiimeeyo si loo helo daaweynta kugu habboon.

Xalkaaga waxaa haya Dr Hassan Nour Diinle, oo ku takhasusay cudurrada maqaarka.

πŸ“ Madina Wadajir, Jid Cakaaaro, Muqdisho – Soomaaliya
πŸ“ž +252 613 974 997

La xiriir Diinle Derma Clinic maanta, una hel maqaarkaaga daryeel caafimaad oo xirfad leh.

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Diinle Derma Cosmetic Laser & Venereology Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Diinle Derma Cosmetic Laser & Venereology Clinic:

Shortcuts

Share

Category