Nasrullah Medical & Lab

Call Directions Website Contact the practice

Nasrullah Medical & Lab adunyadu wa Safar aan Sadkeedu idlayn. si kastabo Sidee noqad alle ayaa ogee. hadbo waxan Sidana Rabiyow nooga samayeel

Nasrullah medical and lab Technical welcome

Qashinka la dhigaaya meelkasta oo ka mid ah wadooyinka umada u dhaxeeya iyo xafadaha ama meelaha ay ka baxan geed yahuud...
11/09/2026

Qashinka la dhigaaya meelkasta oo ka mid ah wadooyinka umada u dhaxeeya iyo xafadaha ama meelaha ay ka baxan geed yahuudka wa halis cafimaad oo kuso fool leh deegaankeena waliba caruurta ku dhow nawaaxigas Cudurada biyaha ka dhasha ayaa maaro loo layahay bal ka waran kuwii ka dhalanaayey deegaanka !.

Waxaa haboon Qashinka gurigaaga laga qaadaya inaad u dhiibta cid ku haboon ama lagula xisaabtami karo.

Waxaa jira dad badan oo ayaga kasii qaybqaata mushkilada oo aanba ku Buraagsaneen dhibka ka dhalankara!

12/08/2026

DR Kasim Head of nova research

11/08/2026

Dr Proff Amir.
Warbixin ku saabsan Gaaska

Pethidine (Pethidine waa xanuun-reeb aad u xooggan oo opioids ah)🚫Pethidine-ta ay dhalinyaradu isticmaalaan waa khatar a...
11/07/2026

Pethidine (Pethidine waa xanuun-reeb aad u xooggan oo opioids ah)

🚫Pethidine-ta ay dhalinyaradu isticmaalaan waa khatar aad u wayn:⚠️

🚫​Khatarta ugu sarraysa ee Balwadda:

🚫Pethidine waxay ka awood badan tahay Tramadol-ka, si fududna waxay qofka uga dhigtaa mid maskaxda iyo jirbaba kuxiran.

🫵​Burburka Neerfaha iyo Kelyaha:
Waxay si degdeg ah u baabi'isaa unugyada maskaxda, waxayna ragaadisaa shaqada kelyaha iyo beerka.

🫯​Khatarta Isticmaalka cirbado aan nadiif ahayn
​Dhibaatada ugu weyn ee dhalinyarada haysata maahan kaliya dawada dhex jiifta cirbadda, ee waa habka ay isku duraan:

🫯sababto Qofka markii uu isku duro cirbada ama bater flyda meel ayow dhigtaa oo ka tuuro asigoo raba in uu dib u Isticmaalo.

😭​Gudbinta Cudurada Dilaaga ah: Isticmaalka hal cirbad oo ay dhowr dhalinyaro ah isku mudaan waxay si sahlan u gudbisaa cudurada dhiigga ku fafa sida HIV/AIDS iyo Cagaarshowga (Hepatitis B & C).

👁​Infekshanka Wadnaha iyo Halbowlayaasha: cirbadaha wasakhaysan waxay dhiigga u gudbiyaan bakteeriyo dhalisa xanuunka Endocarditis (infekshan ku dhaca wadnaha), kaoo badanaa keena dhimasho.

🚫Tramadol Injection KhatartaMaandooriyaha Qarsoon🚫🎯​Tramadol waa dawo loo sameeyey in lagu dajiyo xanuunada aadka u dara...
08/07/2026

🚫Tramadol Injection Khatarta
Maandooriyaha Qarsoon🚫

🎯​Tramadol waa dawo loo sameeyey in lagu dajiyo xanuunada aadka u daran, laakiin marka si khaldan loo adeegsado waxay isu beddeshaa maandooriye dilaa ah.🔪

👁​La qabsi iyo Balwad Degdeg ah:
Jirka dhalinyarada ayaa si dhaqso ah u barta qofkuna ma awoodo inuu iska joojiyo caawimaad ka dib markii uu la qabsado cirbadaha.

👁​Fashilka Maskaxda iyo Neefsashada:
Tramadol waxay hoos u dhigtaa shaqada neefsashada. Haddii xadiga la qaatay uu bato (Overdose), waxay keentaa miyir-doorsoon galka qalalka ayaa noqon kara mid joogta ah⚠️

​Suuxdin (Seizures): Waxay keentaa in qofka uu ku dhaco jiriirico iyo suuxdin lama filaan ah, xataa haddii uu markii ugu horreysay isticmaalayo

20/06/2026

bulshadeena maanta waxaa ay la daala dhacaysa dhibaatooyin caafimad oo mararka qaarkood ay ku keensadeen gacmahooda waxaan baahin doonaa dhawaan taxana ku saabsan arimahas iyo wacya galin aan is leenahay wax un ayey ka badali kartaa haddi rabi qadaro.


Nasrullah Medical & Lab

Did you know this medication
15/08/2025

Did you know this medication

10/10/2024
Panudol Extra caplet
16/09/2024

Panudol Extra caplet

07/03/2024

4 disease and infected Parts of The body

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nasrullah Medical & Lab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Nasrullah Medical & Lab:

Shortcuts

Share