Dr Sacdaan

Call Directions Contact the practice

Dr Sacdaan Dr Sacdaan dhaqtar daweynta iyo beerista Timaha, maqaarka, Cidiyahay iyo Xasaasiyada jirka

Daryeel qaraarkaada oo kalsoonidaada dhis61 9300012 Dr Sacdaan Sacdaan Abdullahi Dr Sacdaan
13/07/2026

Daryeel qaraarkaada oo kalsoonidaada dhis

61 9300012 Dr Sacdaan Sacdaan Abdullahi Dr Sacdaan

Dabdhul maaha kaliya xanuun ku dhaco maqaarka, ee waa xanuun neerfaha salkiisa saameen ku yeesho waqti dheer saameen ree...
11/07/2026

Dabdhul maaha kaliya xanuun ku dhaco maqaarka, ee waa xanuun neerfaha salkiisa saameen ku yeesho waqti dheer saameen reebo

61 9300012 Dr Sacdaan Dr Sacdaan Sacdaan Abdullahi

Timaha Caddaada Mar Walba Da'da Keliya Ma Keenaan!Timaha oo xilli h**e caddaada waxaa sababi kara:✔️ Hidde-sideyaal✔️ Na...
05/07/2026

Timaha Caddaada Mar Walba Da'da Keliya Ma Keenaan!

Timaha oo xilli h**e caddaada waxaa sababi kara:
✔️ Hidde-sideyaal
✔️ Nafaqo-yaraan
✔️ Walbahaar
✔️ Gabowga unugyada midabka sameeya

🩺 Baaritaan sax ah ayaa lagu ogaan karaa sababta dhabta ah. Daaweynta saxda ahi waxay ka bilaabataa ogaanshaha saxda ah.

61 9300012 Dr Sacdaan Sacdaan Abdullahi Dr Sacdaan

#

5 Qalad oo Ku Saabsan Timo-daadashada❌ Shampoo ma daadiyo timaha.❌ Saliid keliya timaha ma soo celiso.❌ Walbahaar kastaa...
30/06/2026

5 Qalad oo Ku Saabsan Timo-daadashada

❌ Shampoo ma daadiyo timaha.
❌ Saliid keliya timaha ma soo celiso.
❌ Walbahaar kastaa ma keeno bidleyn joogto ah.
❌ Koofiyaddu ma keento bidleyn.
❌ DHT mar walba ma aha dhibaatada.

✅ Ha ku tiirsanaan mala-awaal. Baaritaan sax ah ayaa horseeda daaweyn sax ah.

La tasho dhakhtar maqaarka iyo timaha ku takhasusay.

Dr Sacdaan Sacdaan Abdullahi Dr Sacdaan 61 9300012

28/06/2026

Isbitaalka Hodan wuxuu ku casuumayaa dhammaan ardayda jaamacadaha dalka inay ka soo qayb galaan aqoon-is-weydaarsi hal maalin ah oo cinwaankiisu yahay:

"𝐔𝐧𝐝𝐞𝐫𝐬𝐭𝐚𝐧𝐝𝐢𝐧𝐠 𝐂𝐨𝐦𝐦𝐨𝐧 𝐒𝐤𝐢𝐧 𝐃𝐢𝐬𝐞𝐚𝐬𝐞𝐬 𝐚𝐧𝐝 𝐀𝐥𝐥𝐞𝐫𝐠𝐢𝐜 𝐂𝐨𝐧𝐝𝐢𝐭𝐢𝐨𝐧𝐬: 𝐀 𝐏𝐫𝐚𝐜𝐭𝐢𝐜𝐚𝐥 𝐂𝐥𝐢𝐧𝐢𝐜𝐚𝐥 𝐖𝐨𝐫𝐤𝐬𝐡𝐨𝐩"

𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡: Khamiis, 2 July 2026
𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚: 3:00 PM– 6:00 PM
𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚:hoolka Hodan Hospital, Mogadishu

Si aad isu diiwaangeliso, fadlan buuxi foomka ku yaal link-ga hoose:

[https://hodanhospital.com/notice/](https://hodanhospital.com/notice/)

𝗙𝗶𝗶𝗿𝗼 𝗚𝗮𝗮𝗿 𝗔𝗵:Tirada ka qaybgalayaashu waa xaddidan tahay, waxaana mudnaan la siin doonaa dadka isdiiwaangeliya waqti h**e.

Baras (Vitiligo) ma aha cudur la kala qaado mana keeno xanuun jireed inta badan, balse wuxuu saameyn ku yeelan karaa kal...
25/06/2026

Baras (Vitiligo) ma aha cudur la kala qaado mana keeno xanuun jireed inta badan, balse wuxuu saameyn ku yeelan karaa kalsoonida iyo tayada nolosha.

Aqoonta saxda ah aynu ku jebinno ceebeynta iyo tagooka.

Taageer dadka qaba BARASKA.

61 9300012 Dr Sacdaan Sacdaan Abdullahi Dr Sacdaan

ISNADAAMISKA (SCABIES)Cuncun daran, gaar ahaan habeenkii, wuxuu noqon karaa calaamad isnadaamis. Waa cudur maqaarka ku f...
18/06/2026

ISNADAAMISKA (SCABIES)

Cuncun daran, gaar ahaan habeenkii, wuxuu noqon karaa calaamad isnadaamis. Waa cudur maqaarka ku faafa oo si fudud qof ilaa qof ugu gudba.

✔️ Ogaansho sax ah
✔️ Daaweyn wax ku ool ah
✔️ Talooyin ka hortag ah

Ha u adkeysan cuncunka — la tasho dhakhtarka maqaarka si aad u hesho daaweyn habboon.

61 9300012 Dr Sacdaan Sacdaan Abdullahi Dr Sacdaan

Waxa aan hambalyo u dirayaa guud ahaan bulshada muslimiinta ah gaar ummadda Soomaaliyeed curashada sannadka cusub ee Hij...
16/06/2026

Waxa aan hambalyo u dirayaa guud ahaan bulshada muslimiinta ah gaar ummadda Soomaaliyeed curashada sannadka cusub ee Hijriga 1448, oo ah taariikhdii uu Rasuullkeenna NNKH, ka hijrooday Maka.

Allah waxaan u weydiinaya shacabka Soomaaliyeed in uu sannadkan u horseedo nabad, barwaaqo iyo isku duubni buuxda.

Dr Sacdaan Dr Sacdaan Sacdaan Abdullahi 61 9300012

Timaha Daadanaya Mar Walba Kuma Xirna Hidde-sideyaasha Ama Hormoonnada KeliyaCilmibaarisyo cusub ayaa muujinaya in caabu...
14/06/2026

Timaha Daadanaya Mar Walba Kuma Xirna Hidde-sideyaasha Ama Hormoonnada Keliya

Cilmibaarisyo cusub ayaa muujinaya in caabuqa joogtada ah ee jirka uu door muhiim ah ku yeelan karo caafimaadka timaha.

Waxyaabaha saameyn kara timaha waxaa ka mid ah:

• Caabuqa jirka oo kordha
• Isbeddellada sonkorta dhiigga
• Oxidative stress
• Khaladaadka nidaamka difaaca jirka

Arrimahani waxay carqaladayn karaan wareegga koritaanka timaha waxayna kordhin karaan daadashada.

Maanta, qiimeynta timaha kuma koobna oo keliya ferritin iyo hormoonnada. Waxaa sidoo kale muhiim ah:

✓ Tayada cuntada
✓ Caafimaadka dheef-shiidka
✓ Caafimaadka mindhicirka (Gut Health)
✓ Heerka caabuqa jirka

Caafimaadka timaha wuxuu ka bilaabmaa gudaha jirka.

— DR SACDAAN
Dermatologist

Dr Sacdaan Sacdaan Abdullahi 61 9300012

Cabitaannada MacaanSoft drinksEnergy drinksJuice-yada sonkorta badan lagu darayShaaha ama qaxwaha sonkor badan lehDr Sac...
09/06/2026

Cabitaannada Macaan

Soft drinks
Energy drinks
Juice-yada sonkorta badan lagu daray
Shaaha ama qaxwaha sonkor badan leh

Dr Sacdaan Sacdaan Abdullahi 61 9300012

Address

Kpp, Hodan
Mogadishu
90017

Opening Hours

Monday 08:00 - 19:00
Tuesday 08:00 - 19:00
Wednesday 08:00 - 19:00
Thursday 08:00 - 19:00
Saturday 08:00 - 19:00
Sunday 08:00 - 19:00

Telephone

+2526153201111

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Sacdaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Sacdaan:

Shortcuts

Share

Category