Cilmi Eye & Optical

Cilmi Eye & Optical Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cilmi Eye & Optical, Optometrist, Cilmi Eye And Optical, Mogadishu.

Xarunta Daaweynta Indhaha, Cabiraada araga iyo Farsamada okiyaalaha Ee Cilmi, waxay ku taala
Kpp, Hodan District, Mogadisho - Somalia Wixii Faahfaahin Dheeriya Naga soo Wac:- 0618941212 & 0615524258 [email protected]

Waa 3bil jir,Aan isha bidix waxba k**a arkin tan kalane arageedu daciifay kadib markii Nalka kaamirada(Flash) lagu sawir...
18/09/2021

Waa 3bil jir,Aan isha bidix waxba k**a arkin tan kalane arageedu daciifay kadib markii Nalka kaamirada(Flash) lagu sawiray.

Waxaan aragnaa maalinkasta caruur dhalan habeen iyo wax lamida ee baraha bulshada sawiradooda lasoo dhigo, si farxada dhalashadooda loogu hambalyeeyo ama loogu soo xasuusto hadba heerka koriimada ay marayaan.

Balse waxaa qatarteeda leh aaladaha aan isticmaaleyno qataraha ka dhalan kara ineey noqdaan kuwa aan maamuli weyno ama aan wax kabadali wayno qayb wayne ka dhimi kara nolosha dambe ee ilmahaas. Kaliya maahan sawirida xitaa taleefanada smart-phones ka ah ee la ag dhigayo caruurta ayaa koriimadooda inbadan naaqusin karta.

Fadlan Hooyo, aabbe, Abti, Adeer, Eedo, Habaryar, Abbaayo iyo Abboowe masuuliyada iska saar caafimaadka iyo kaamil ahaanshaha koritaanka ilmaha yar kana fogeey aaladaha ku shaqeeya Radiation sida; Taleefanada IWM.

Mention dheh waalidiinta aad jeceshahy in ay gaarto fariintan si ay uga taxadaran ilmahooda

share gareey oo gaarsii dadka kle

𝐅𝐚𝐚’𝐢𝐢𝐝𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝-𝐤𝐚 𝐊𝐚𝐫𝐨𝐨𝐭𝐚𝐝𝐚  (𝐜𝐚𝐫𝐫𝐨𝐭)𝐊𝐚𝐫𝐨𝐨𝐭𝐚𝐝𝐚 waxa kujiro qaybaha kala duwan ee nafaqada  waxay qani ku tahay oo ...
10/06/2021

𝐅𝐚𝐚’𝐢𝐢𝐝𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝-𝐤𝐚 𝐊𝐚𝐫𝐨𝐨𝐭𝐚𝐝𝐚 (𝐜𝐚𝐫𝐫𝐨𝐭)

𝐊𝐚𝐫𝐨𝐨𝐭𝐚𝐝𝐚 waxa kujiro qaybaha kala duwan ee nafaqada waxay qani ku tahay oo aad ugu badan vitamin A

1. Waxay xoojisaa Aragtida isha : vitamin A kujiro carootada ka wuxu ka hortagaa xanuuno ku dhaco isha sida agtida habaynkii oo yaraato iyo indho qalayl-ka.

2. Waxay ka qayb qaadata korniimada jirka: fiitamiinada ku jiro waxay saacidaan samaysanka borotiinada ka qayb qaato korniimada jirka.

3. Wuxuu kor uqaadaa caafimaadka unugyada jirka : vitamin A kujiro wuxuu joogteeyaa badqabka unugyada loo yaqaan (epithelial cells) ee ku dahaaran xubnaha jirka sida isha caloosha,mindhicirada ,sanbabka ,kaadi haysta ,maaqaarka, iyo kuwo kale.

4. Waxay u fiicantahay dheefshiidka : waxana kujiro maadada fiber-ka oo saacido dheefshiidka caloosha.

5. Waxay u fiicantahay difaaca jirka : fiitamiin A wuxuu dowr muhiim ah ka qaataa shaqada difaaca jirka.

6. Waxay u fiicantahay hanaan ka taranka iyo samaysan ilmaha abuurmayo

7.Wuxu ka hortagaa qallalida iyo engegida maqaarka iyo isha.

𝘀𝗵𝗮𝗿𝗲-𝗱𝗵𝗲𝗵 oo gaarsii asxaabtada si ay uga faaideystaan.

Caafimaadka iyo Nafaqada

 Waxaan macaamiisheena ugu tala galnay qiimo dhimis 40% Macalim waxaa la'idin keenay Okiyaalaysha sunglasses 🕶 😎 ku soo ...
05/05/2021

Waxaan macaamiisheena ugu tala galnay qiimo dhimis 40%
Macalim waxaa la'idin keenay Okiyaalaysha sunglasses 🕶 😎 ku soo dhawaaw Xaruunta Cilmi Eye Optical center

Ogsoonow Cabirka In Mudaa Waa La soco Caafimadkaga.
Wixii Faahfaahin Naga so wac:- 0618941212 ama Whatsapp 0615524258
DOOQ DHAMESTIRAN # Iyo , DEGDEGSIIMO ADEEG Ugu Kaalay Cilmi Eye & Optical.
Cilmi Eye & Optical

 Waxaan macaamiisheena ugu tala galnay qiimo dhimis 40% oo 10ka dambe ee ramadaan owgeda iyo malmaha cida lagu jiro Adee...
03/05/2021

Waxaan macaamiisheena ugu tala galnay qiimo dhimis 40% oo 10ka dambe ee ramadaan owgeda iyo malmaha cida lagu jiro Adeegyada Sida Okiyaalaha Xaraga, kuwa Gaaradaha ah iyo Aqriskaba.
si aad u hesho adegaan tag xarunteena Deg. Hodan Gaar Ahaan iskooska Shiikh Cali suufi oo Dalbo Okiyaalaha Xaragada ee Rabto ama Halagu Cabiro oo Cabirkaaga oo saxan nagula soo hagaag, Helna Isla Saacado Gudahooda, ama Cabirkaaga so Gudbi o halaguu Hagaajiyee waxan kuu samayn doonaa free delivery Hadii aad Ku sugan tahay Gobalka Benadir.

Ogsoonow Cabirka In Mudaa Waa La soco Caafimadkaga.
Wixii Faahfaahin Naga so wac:- 0618941212 ama Whatsapp 0615524258
DOOQ DHAMESTIRAN # Iyo , DEGDEGSIIMO ADEEG Ugu Kaalay Cilmi Eye & Optical.
Cilmi Eye & Optical

Ramadaan Kariim & jimco Kariim dhamaan umadda Muslimiinta ah qaasatan shacabka Soomaaliyeed iyo saaxiibada ku xiran Page...
23/04/2021

Ramadaan Kariim & jimco Kariim dhamaan umadda Muslimiinta ah qaasatan shacabka Soomaaliyeed iyo saaxiibada ku xiran Page-ka Cilmi Eye & Optical ilaahey ha inaga dhigo kuwii nabad ku dhameesto fadliga Bishaan Barakeysan nabad iyo Caafimaadna ha inoogu dhameeyo Insha Allah. 10 bari aa soo somnay allah naga aqbalo soonkena iyo salada iyo quran ka kariimka

Wixii Faahfaahin Naga so wac:- 0618941212 ama Whatsapp 0615524258
Xaruunta waxee kutalaa Deg. Hodan Gaar Ahaan iskooska Shiikh Cali suufi.
DOOQ DHAMESTIRAN # Iyo , DEGDEGSIIMO ADEEG Ugu Kaalay Cilmi Eye & Optical.
Dalabaadkii U danbeeyey wan idin keenay Ha moganan Cilmi Eye & Optical o kordhi Quruxda aragaaga
YAAN LAGA DHAMESAN HAB ONLINE KAGA DALBO WHATSAPP NUMBER 0615524258

Ramadaan Kariim dhamaan umadda Muslimiinta ah  qaasatan shacabka Soomaaliyeed iyo saaxiibada ku xiran Page-ka Cilmi Eye ...
21/04/2021

Ramadaan Kariim dhamaan umadda Muslimiinta ah qaasatan shacabka Soomaaliyeed iyo saaxiibada ku xiran Page-ka Cilmi Eye & Optical ilaahey ha inaga dhigo kuwii nabad ku dhameesto fadliga Bishaan Barakeysan nabad iyo Caafimaadna ha inoogu dhameeyo Insha Allah.

Wixii Faahfaahin Naga so wac:- 0618941212 ama Whatsapp 0615524258
Xaruunta waxee kutalaa Deg. Hodan Gaar Ahaan iskooska Shiikh Cali suufi.
DOOQ DHAMESTIRAN # Iyo , DEGDEGSIIMO ADEEG Ugu Kaalay Cilmi Eye & Optical.
Dalabaadkii U danbeeyey wan idin keenay Ha moganan Cilmi Eye & Optical o kordhi Quruxda aragaaga
YAAN LAGA DHAMESAN HAB ONLINE KAGA DALBO WHATSAPP NUMBER 0615524258

Ramadaan Kariim dhamaan umadda Muslimiinta ah  qaasatan shacabka Soomaaliyeed iyo saaxiibada ku xiran Page-ka Cilmi Eye ...
12/04/2021

Ramadaan Kariim dhamaan umadda Muslimiinta ah qaasatan shacabka Soomaaliyeed iyo saaxiibada ku xiran Page-ka Cilmi Eye & Optical ilaahey ha inaga dhigo kuwii ka faa,iideysta fadliga Bishaan Barakeysan nabad iyo Caafimaadna ha inoogu dhameeyo Insha Allah.

Wixii Faahfaahin Naga so wac:- 0618941212 ama Whatsapp 0615524258
Xaruunta waxee kutalaa Deg. Hodan Gaar Ahaan iskooska Shiikh Cali suufi.
DOOQ DHAMESTIRAN # Iyo , DEGDEGSIIMO ADEEG Ugu Kaalay Cilmi Eye & Optical.
Dalabaadkii U danbeeyey wan idin keenay Ha moganan Cilmi Eye & Optical o kordhi Quruxda aragaaga
YAAN LAGA DHAMESAN HAB ONLINE KAGA DALBO WHATSAPP NUMBER 0615524258

Wixii Faahfaahin Naga so wac:- 0618941212 ama Whatsapp 0615524258Xaruunta waxee kutalaa Deg. Hodan Gaar Ahaan iskooska S...
01/04/2021

Wixii Faahfaahin Naga so wac:- 0618941212 ama Whatsapp 0615524258
Xaruunta waxee kutalaa Deg. Hodan Gaar Ahaan iskooska Shiikh Cali suufi.
DOOQ DHAMESTIRAN # Iyo , DEGDEGSIIMO ADEEG Ugu Kaalay Cilmi Eye & Optical.
Dalabaadkii U danbeeyey wan idin keenay Ha moganan Cilmi Eye & Optical o kordhi Quruxda aragaaga
YAAN LAGA DHAMESAN HAB ONLINE KAGA DALBO WHATSAPP NUMBER 0615524258

Cilmi Eye & Optical

Address

Cilmi Eye And Optical
Mogadishu
252

Telephone

0615524258

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cilmi Eye & Optical posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Cilmi Eye & Optical:

Share

Category