Qoryoolay TV

Qoryoolay TV Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Qoryoolay TV, Mogadishu-Somalia, Mogadishu.

Baydhabo, Abriil, 05, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo...
05/04/2026

Baydhabo, Abriil, 05, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil C/rashiid Xaaji ayaa kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka Guud ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Kulanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Hogaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowlada Koonfur Galbeed iyo Hoggaanka Guud ee Dhaqanka Koonfur Galbeed ayaa looga hadlay xoojinta nabadda iyo wada noolaanshaha bulshada, dardargelinta geeddi socodka dimuqraadiyeynta dalka, xoojinta hay’adaha dowliga ah ee Koonfur Galbeed, gurmadka abaaraha iyo kaalinta Odayaasha dhaqanka ee dowlad-dhiska iyo la dagaallanka argagixisada.@

Address

Mogadishu-Somalia
Mogadishu
252

Telephone

+252617473471

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qoryoolay TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Qoryoolay TV:

Share