Sahal Hospital

Call Directions Contact the practice

Sahal Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sahal Hospital, Hospital, Mogadishu.

Isbitaalka:
Daweynta cudurada guud
Qalliinka guud iyo dhaawacyada
Daweynta iyo qalliinka cudurada haweenka
Daweynta iyo qalliinka cudurada lafaha iyo jajabka

Wuxuu ku yaallaa wadada wadnaha, isgoyska Howlwadaag, X-sarta Cosob.

Gabar 25 jir ah oo qabtay dabac ilmo-galeenka ah ( ) ayaan u sameynay qalliin.Dabaca ilmo-galeenka oo ku badan gabdhaha ...
29/08/2022

Gabar 25 jir ah oo qabtay dabac ilmo-galeenka ah ( ) ayaan u sameynay qalliin.

Dabaca ilmo-galeenka oo ku badan gabdhaha waqtiga caada goyska kadib ( ) ayaa lagu xalliyaa in ilmo-galeenka la saaro ( ).

Gabadhan maadaama ay dhallinyaro tahay, waxaan u sameynay qalliin ilmo-galeenka kor loogu celinayo ( ).

Waxaa qalliinka fuliyay
ee ,

( ).

Bukaan sokor qabay, dawo iyo daryeel saxanna anan helin ayaan u sameynay qalliin badbaadin ah.Bukaanka ayaa lugta waxaa ...
16/07/2022

Bukaan sokor qabay, dawo iyo daryeel saxanna anan helin ayaan u sameynay qalliin badbaadin ah.

Bukaanka ayaa lugta waxaa ka galay infakshan daran ( ) oo halis geliyay kilyaha & naftiisaba.

Waxaan ka reebnay lugta, jilibka ka hoos ( ).

Waxaa qalliinka fuliyay
ee ,

.

Address

Mogadishu
HOWLWADAAG

Telephone

+252615934747

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahal Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Sahal Hospital:

Shortcuts

Share

Category