Dufle Specialist Hospital

Call Directions Website

Dufle Specialist Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dufle Specialist Hospital, Hospital, Taleex Road, Hodan District, Mogadishu.

Prof/Dr. Cusmaan Max'uud Dufle waa dhaqtar ku taqasusay daweynta Cudurada gudaha (Internal medicine) Cudurada ku dhaca Caloosha, Beerka, iyo Dheefshiidka (Gastroenterology & Hepatology) iyo qalabka lagu baaro (Endoscopy and Ultrasound)

14/07/2026

Aduunyada caalamiga ah waa dhif iyo naadir in la helo Shaqsi leh xirfad sare, Dareen Baniโ€™aadamnimo iyo naxariis sida Dhaqtar Dr Hassan Ali oo ku taqasusay qaliimada Guud iyo kuwa casriga ah ee (Laparoscopy)

Marka aad raadinayso dhakhtar leh aqoon, khibrad iyo daryeel bukaan oo heer sare ah, waxaad ku kalsoonaan kartaa Dr. Xassan Cali Cabdulle, oo ka mid noqday sadexda Dhaqtar ee dhinaca qaliimada ugu wanaagsan Somalia sanadka 2026-ka.

Dr. Xassan oo ka howlgala Isbitaalka taqasusiga ah ee Dufle oo ku yaalla degmada Hodan ee magaalada Muqdisho wuxuu caan ku yahay adeeg hufan, daryeel bani'aadamnimo iyo dadaalka uu u galo badbaadinta iyo caafimaadka bukaannadiisa.

โœ… Qalliinka Guud
โœ… Qalliinnada Casriga ah (Laparoscopy)
โœ… Daryeel xirfadeed iyo la socod joogto ah

Caafimaadkaagu wuxuu mudan yahay gacmo khibrad leh.

๐Ÿ“ Goobta: Dufle Specialist Hospital โ€“ Taleex, Degmada Hodan
๐Ÿ“ž Tel: +252 61 4211158
โ˜Ž๏ธ Call Center: 4422

13/07/2026

FURSAD QAALI AH KA FAA'IIDEYSO

Maamulka Dufle Specialist Hospital wuxuu bukaannada leh xanuunana Cunaha, sanka iyo Dhegaha ENT ugu bishareynayaa inuu u sameeyay 50% qiimo dhimis ah, laga bilaabo 11-ka illaa 25-ka bishan Luulyo.

Waxaad adeeg caafimaad oo tayo leh ka heli doontaa Dr. Maxamed C/qaadir Yaxye, oo ku takhasusay daaweynta cudurrada:

๐Ÿ”น Sanka
๐Ÿ”น Cunaha
๐Ÿ”น Dhegaha (ENT)

Haddii aad la tacaalayso xanuunnada sanka, cunaha ama dhegaha, hadda waa waqtigii aad ka faa'iidaysan lahayd qiimo dhimistan gaarka ah.

๐Ÿ“ Goobta: Dufle Specialist Hospital โ€“ Taleex, Degmada Hodan
๐Ÿ“ž Tel: +252 61 4211158
โ˜Ž๏ธ Call Center: 4422

Soo booqo Dufle Specialist Hospital oo ka faa'iidayso qiimo dhimistan 50% ka hor inta aysan dhammaan.

Prof/Dr. Cusmaan Max'uud Dufle waa dhaqtar ku taqasusay daweynta Cudurada gudaha (Internal medicine) Cudurada ku dhaca Caloosha, Beerka, iyo Dheefshiidka (Gastroenterology & Hepatology) iyo qalabka lagu baaro (Endoscopy and Ultrasound)

11/07/2026

Isbitaalka Taqasusiga ah ee Dufle ayaa lagu guddoonsiiyay abaal-marinta mid ka mid ah isbitaallada ugu adeegga wanaagsan dalka sanadkii 2025, taas oo ay bixisay Madasha Hiiliye Health Forum, kadib munaasabad ka dhacday Magaalada Muqdisho.

Guushan uu gaaray Isbitaalka Dufle ayaa ka dhalatay tayada sare ee adeegyada caafimaad ee uu bixiyo, daryeelka iyo daaweynta bukaanada jiifa iyo kuwa maalinlaha ah ee adeegyada ka hela isbitaalka, iyo sidoo kale shaqada hufan ee maamulka, dhaqaatiirta, kalkaaliyeyaasha iyo dhammaan shaqaalaha isbitaalka.

Shaqaalaha Isbitaalka Dufle ayaa habeen iyo maalin u taagan sidii bulshada ay ugu heli lahayd adeegyo caafimaad oo tayo leh, ammaan ah, isla markaana waafaqsan baahiyaha bukaannada, taas oo sababtay in isbitaalku ku mutaysto abaal-marintan qiimaha badan.

๐ŸŒธ Ma waxaad raadineysaa daryeel caafimaad oo lagu kalsoonaan karo oo ku saabsan caafimaadka haweenka, gaar ahaan dhalmo ...
09/07/2026

๐ŸŒธ Ma waxaad raadineysaa daryeel caafimaad oo lagu kalsoonaan karo oo ku saabsan caafimaadka haweenka, gaar ahaan dhalmo la'aanta?

๐Ÿ‘ฉโ€โš•๏ธ Dr. Najmo Cali Cadde, oo ah Dhakhtarka Haweenka iyo Umulisooyinka (Obstetrics & Gynecology), ayaa diyaar kuugu ah Isbitaalka Takhasusiga ah ee Dufle.

Waxaan bixinnaa:
๐Ÿคฐ La-talinta iyo daryeelka uurka
๐Ÿ‘ถ Baaritaanka iyo dabagalka hooyada iyo uurjiifka
๐Ÿ’Š Daaweynta cudurrada haweenka
๐Ÿฉบ Baaritaanno iyo talooyin caafimaad oo casri ah
โค๏ธ Daryeel caafimaad oo ammaan ah, isla markaana tayo sare leh.

Ha u oggolaan in dhibaato caafimaad ay dib kuu dhigto. Caafimaadkaaga waa mudnaanta koowaad.

๐Ÿ“ Isbitaalka Takhasusiga ah ee Dufle โ€“ Dagmada Hodan, Aagga Taleex.
๐Ÿ“ž Call Center: 4422
๐Ÿ“ฑ WhatsApp: +252 61 4211158

Ballan qabso maanta, si aad u hesho adeeg caafimaad oo xirfad iyo kalgacal ku dhisan.








09/07/2026

๐Ÿ”ต Ma la tacaaleysaa dhibaatooyin ku saabsan Cunaha, Sanka ama Dhegaha?

Hadda waa fursaddaada inaad hesho daryeel caafimaad oo takhasus leh.

๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ Dr. Maxamed C/qaadir Yaxye, oo ah khabiir ku takhasusay cudurrada Cunaha, Sanka iyo Dhegaha (ENT), ayaa si rasmi ah uga howl bilaabay Isbitaalka Takhasusiga ah ee Dufle.

Adeegyada uu bixiyo waxaa ka mid ah:
โœ”๏ธ Baaritaanka iyo daaweynta cudurrada cunaha
โœ”๏ธ Daaweynta xasaasiyadda iyo xanuunnada sanka
โœ”๏ธ Baaritaanka iyo daaweynta cudurrada dhegaha
โœ”๏ธ Qiimeynta maqalka iyo dhibaatooyinka la xiriira
โœ”๏ธ La-talinta iyo daryeelka bukaanada waaweyn iyo carruurta

๐ŸŽฅ Daawo muuqaalka hoose si aad wax badan uga ogaato adeegyada uu bixiyo Dr. Maxamed C/qaadir Yaxye iyo sida aad uga faa'iideysan karto daryeel caafimaad oo heer sare ah.

๐Ÿ“ Isbitaalka Takhasusiga ah ee Dufle waa Halka ay ku kulmaan khibrad, qalab casri ah iyo daryeel aad ku kalsoonaan karto.

๐Ÿ“ž Ballan qabso maanta oo nagala soo xiriir: nambarka gaaban ee ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿฎ๐Ÿฎ ama ๐—ช๐—ต๐—ฎ๐˜๐˜€๐—”๐—ฝ๐—ฝ: https://wa.me/message/TDCNF75X5FPWA1






Waxaan u hambalyeynaynaa Dr. Maxamed C/qaadir Yahye, oo si rasmi ah uga bilaabay adeeggiisa caafimaad Isbitaalka Takhasu...
07/07/2026

Waxaan u hambalyeynaynaa Dr. Maxamed C/qaadir Yahye, oo si rasmi ah uga bilaabay adeeggiisa caafimaad Isbitaalka Takhasusiga ah ee Dufle.

Dhakhtarku wuxuu ku takhasusay baaritaanka, daaweynta iyo qalliinnada cudurrada Cunaha, Dhegaha iyo Sanka (ENT), isaga oo bulshada u soo kordhinaya adeeg caafimaad oo tayo leh.

Haddii aad la tacaaleyso dhibaatooyin la xiriira cunaha, dhegaha ama sanka, waxaad hadda ka heli kartaa adeeg takhasusi ah Isbitaalka Takhasusiga ah ee Dufle.

Waxaan u rajeynaynaa Dr. Maxamed C/qaadir Yahye guul, horumar iyo inuu bulshada Soomaaliyeed u qabto adeeg caafimaad oo hufan.

Isbitaalka Takhasusiga ah ee Dufle waxaad ka heleysaa Adeeg caafimaad oo lagu kalsoon yahay.

Si aad ballan u qabsato, nala soo xiriir: nambarka gaaban ee ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿฎ๐Ÿฎ ama ๐—ช๐—ต๐—ฎ๐˜๐˜€๐—”๐—ฝ๐—ฝ: https://wa.me/message/TDCNF75X5FPWA1

HAMBALYO: Maamulka, Dhaqaatiirta iyo Shaqaalaha Dufle Specialist Hospital waxay shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa...
30/06/2026

HAMBALYO: Maamulka, Dhaqaatiirta iyo Shaqaalaha Dufle Specialist Hospital waxay shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaan 66 sano guuradii ka soo wareegtay munaasabadaha maallinta Xoriyadda 1-da Luulyo.

๐——๐—ฟ. ๐—›๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—น๐—ถ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฒ โ€“ General Surgeon.Waa Dhakhtarka Qaliimada Guud iyo Kuwa Casriga ah ee ๐—œ๐˜€๐—ฏ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ง๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐˜€๐˜‚๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐——๐˜‚๐—ณ๐—น...
28/06/2026

๐——๐—ฟ. ๐—›๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—น๐—ถ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฒ โ€“ General Surgeon.
Waa Dhakhtarka Qaliimada Guud iyo Kuwa Casriga ah ee ๐—œ๐˜€๐—ฏ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ง๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐˜€๐˜‚๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐——๐˜‚๐—ณ๐—น๐—ฒ, isaga oo bixinaya adeegyo qaliin oo casri ah, isla markaana ku saleysan daryeel caafimaad oo tayo leh.

โœ… Qaliimada Caloosha
โœ… Qaliimada Xameetida
โœ… Qaliimada Thyroid
โœ… Qaliimada Galaha
โœ… Qaliimada Baabasiirka & Fiistulaha
โœ… Qaliimada Dhaawacyada & Burooyinka
โœ… Qaliinka Qurxinta (Plastic Surgery).

Si aad ballan u qabsato, nala soo xiriir: ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿฎ๐Ÿฎ ama
๐—ช๐—ต๐—ฎ๐˜๐˜€๐—”๐—ฝ๐—ฝ: https://wa.me/message/TDCNF75X5FPWA1

HAMBALYO: Munaasabada 26-ka Juun oo ah Maalinta xorriyadda gobollada Waqooyi ee dalka iyo markii ugu horeysay ee calanke...
25/06/2026

HAMBALYO: Munaasabada 26-ka Juun oo ah Maalinta xorriyadda gobollada Waqooyi ee dalka iyo markii ugu horeysay ee calankeena laga taagay dhul Soomaaliyeed oo xor ah

17/06/2026

Maxay tahay sababta haweenka uurka leh qaarkood ku kalifta iney Cunaan, Dhuxusha, barafka iyo Ciida?

Dr. Najmo Cali Cadde
Dhaqtarka cudurada haweenka, dhalmada iyo qaliimadooda ee Isbitaalka Dufle

Address

Taleex Road, Hodan District
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dufle Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category