Abdisalan Mohamed Mohamud

Abdisalan Mohamed Mohamud Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdisalan Mohamed Mohamud, Mogadishu.

07/11/2025

Muqdisho iyo muuqeeda sare

Bishaas ma 1 baa mise 2 Fikirkaaga
30/03/2025

Bishaas ma 1 baa mise 2

Fikirkaaga

Degdeg:- Berito waa Eid . Hambalyo Soomaaliyeey.Nabad ku ciida walaalaha Soomaaliyeed.Abdisalan Mohamed Mohamud
29/03/2025

Degdeg:- Berito waa Eid . Hambalyo Soomaaliyeey.
Nabad ku ciida walaalaha Soomaaliyeed.
Abdisalan Mohamed Mohamud

Tirada guud ee dadka ku tukanayay iyo kuwa gudanayay cumrada Masjid Al-Xaram ayaa caawa oo habeenkii 29-aad ee bisha Ram...
29/03/2025

Tirada guud ee dadka ku tukanayay iyo kuwa gudanayay cumrada Masjid Al-Xaram ayaa caawa oo habeenkii 29-aad ee bisha Ramadaan tahay waxay gaareen in ka badan 4.1 milyan.

Kuwa bishan barakeysan OO loo dambi dhaafo allaha naga dhigo Allahayoow Noo naxariiso aduun Io aakhiraba aamiin

Top fans Abdisalan Mohamed Mohamud

Wax Ka ogow dabecadada Dhiiga ( O+ )  Oo ah dhiiga ugu badan dunida Waa O+(38%)Groupkani wuxuu leeyahay dabeecado ugaara...
27/03/2025

Wax Ka ogow dabecadada Dhiiga ( O+ ) Oo ah dhiiga ugu badan dunida Waa O+(38%)

Groupkani wuxuu leeyahay dabeecado ugaara kuwo fiican iyo kuwo xunba oo ay leeyihiin Dadka Dhigoodu O+ yahay.

(Common personality traits),Astaamaha ay Wadaagan ayna kasimanyihiiin dadka dhiigoodu O+ yahay.

1. Waa dad isku kalsoon mid nafsiyan ah ujeedo cad iyo go,aan qadashona leh .

2. Sidoo kale waa dad bulshaawi ah oo dad la dhaqan wanaagsan.

3. Waa qof furfuran oo si fudud ay isku fahmi

karaan dadka lana qabsada isbedelada.

4. Badanaa Dad O+ ka ahi waa dad ka caanbka noqoda bulshadana kabdhex muuqda.

5. Waa dadka u badan ee ciyaara khamaarka sababto ah k**a baqaan khasaaraha

6. Waa dad soo jidasho leh Qaabka Muqaal Ahaantooda.

7. Wuxuu leeyahay dulqaad

8. Waana Dad Adkeeysi Badan dhan walbo Hadey Noqoto xataa dhanka cafimaadka.

9. Waa qof firfircon oo wax soo saar leh abuuri kara fekred cusub.

10. Wuxu u nugul yahay xanuunada ay ka midka

yihiin gasteri iyo gasteric ulcer(boog calooled) sababtoo ah waxa ku badan asiidha caloosha.

11. Waxaa kale oo ku yar hormoonada thyroid ka (hypothyroidism) taaso kenta inuu kordho miisanka qofku

12. Waa dadka Dunida Ugu Hurdada Jecel

13. Waa qof fiiro dheer.

14. Dadyowgani waxa ay guursadan dad qurux badan Hadey dumar tahay nin Qurux badan hadu rag yahayna si lamida.

15. Intooda badani waxey jecel yihiin inay Cunaan Hilib ka.

16. Dadkan waxaa kaso baxa siyaasiyiin/ lataliyayaasha, Dadka Caanka ah iyo Dadka suuqgaynta ku fiican (marketing ah).

17. Waxa ku yar naxariista waana digtaytar jecel in fekerkooda uun la qaato

18. Dadkani ma ahan dad dabeecadooda Lasaadaalin karo wax walbo dhex dhexaad bay ka yihiin.

19. Qof garasho badan ," ogaal,leh"

20. Qof Dhanka wanaagsan wax ka eega(Positive)

21. Qof dareenkiisa aan qarsann karin

22. Qof Qableh(Proud)

23. Sidoo kale Qof aan khaladka qaadan haba, yaraadee.

Guntii iyo gebagebadiiCalaamadahan ama astasmahan iska Eeg hadii aad isku aragto waxaadkamid tahay dadka dhigan leh (O+).

fans Abdisalan Mohamed Mohamud follow& like

22/11/2024

๐“๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ:

๐Ÿญโ€ข ๐‚๐ฎ๐๐ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐๐—ฒ๐—ฒ๐—ณ๐˜๐—ฎ .

Dadka qaba cudurka neefta waxaa lagu arkaa astaamo sida in cod foori oo kale ah qofku ka yeero, in cabur iyo naqas qofku ku dhago iyo in qofku seexan waayo sidaa darteed cun xabad toon ah marka ay zaaid kuu qabato neefta sababtoo ah toontu waxay daawo u tahay caburka, naqaska iyo hurro la'aanta

๐Ÿฎ. ๐—ณ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ.

Finanka waa cudurada maqaarka midka ugu badan waxaana jira nooc afka ku wada qoyaan ama maal yar sidoo kale kasoo baxa ayaa ah mid dhibaato badan u gaysata sidaa darteed ku cun cuntada basal sababtoo ah basashu waxay liishe ka dhugtaa maqaarka waxayna la dagaalanta finanka iyo kasoobaxa

๐Ÿฏโ€ข ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐๐—ฎ.

Xasaasiyadu waxay ka mid tahay cudurada la is qaadsiiyo inta badanna waxay ka dhalataa in la isla isticmaalo dharka ama xitaa barkimaha sidaa darteed cidna hala isticmaalin dharkaaga sababtoo ah qofka xasaasiyada qabo dhididkiisa si fudud ayuu ku gaaraa dharka, kadibna si fudud kuugu soo gudbi karaa

๐Ÿฐโ€ข ๐—น๐˜€๐—ธ๐˜‚ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ.

Isku kaadinta caruurta iyo dadka waawayn wax wayn oo farqi ah uma dhaxeeyo, inta badanna dadku ma helaan talada saxda ahayd. Hadii cunugaaga aad ku aragto isku kaadin ka jooji biyo cabista wixii ka dambeya 6:00 maqribnimo sidoo kale ka yaree cunista macaanka, isbedel la taaban karo ayaad arki doontaa

๐Ÿฑโ€ข ๐‡๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฎ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ.

Hargabku waa wax si joogta ah ugu dhaca dadka hadana waxaa qatar ah in qofku si isdaba joog ah ugu dhaco sidaa darteed socodsii caloosha kuna dadaal inaad si joogta ah u cunto cuntooyinka caloosha jilciya sababtoo ah marka saxaradu jilacdo way adkaanaysaa in hargabku si fudud kugu dhaco

Qodobkee Dareenkaaga Soo Jiitay walaal.

๐Ÿ‘‰๐†๐š๐š๐๐ก๐ฌ๐ข๐ข Ama ๐Œ๐ž๐ง๐ญ๐ข๐จ๐ง ku Dheh Asxaabtaada si aan oga wada faaideystaano.

๐”ฝ๐•’๐••๐•๐•’๐•Ÿ โ„•๐•’๐•˜๐•ฆ ๐•ค๐• ๐•  ๐•“๐•š๐•š๐•ฃ/๐•ƒ๐•š๐•œ๐•– โ„™๐•’๐•˜๐•–๐Ÿ˜ ๐ƒ๐—ฟ abdisalan dacad
๐‹๐—ถ๐ค๐ž & ๐—ฆ๐ก๐š๐ซ๐ž .

  CaafimaadFaa'iidooyinka Caafimaad ee Basasha Cad ee Galmada Marka loo Eego Basasha KaleBasasha cad waxay leedahay faa'...
03/07/2024

Caafimaad
Faa'iidooyinka Caafimaad ee Basasha Cad ee Galmada Marka loo Eego Basasha Kale

Basasha cad waxay leedahay faa'iidooyin caafimaad oo badan, gaar ahaan marka loo eego caafimaadka galmada. Basasha waa cunto caafimaad leh oo ay ku jirto maaddooyin badan oo faa'iido leh, laakiin basasha cad waxay leedahay sifooyin gaar ah oo ka duwan kuwa basasha kale. Qormadan waxaan ku eegaynaa faa'iidooyinka caafimaad ee basasha cad marka loo eego caafimaadka galmada, iyo sababta ay uga wanaagsan tahay basasha kale dhinacaas.

1. Kordhinta Awoodda Galmada

Basasha cad waxay leedahay sifooyin dabiici ah oo kordhiya awoodda galmada. Tani waa sababta oo ah basasha cad waxay kordhisaa heerarka testosterone, oo ah hormoon muhiim ah oo u xilsaaran kordhinta rabitaanka galmada iyo awoodda galmada ee ragga. Daraasaadyo badan ayaa muujiyay in ragga cuna basasha cad ay leeyihiin heerar sare oo testosterone marka loo eego kuwa aan cunin, taas oo keentay in ay ka faa'iideystaan awood galmo oo wanaagsan.

2. Kordhinta Dhiig-celinta

Basasha cad waxay ka caawisaa kordhinta wareegga dhiigga ee jidhka, gaar ahaan xididdada dhiigga ee galmada. Waxay ka caawisaa hagaajinta wareegga dhiigga ee xubnaha taranka, taas oo ah mid muhiim u ah caafimaadka galmada. Dhiig wanaagsan oo gaaraya xubnaha taranka wuxuu fududeeyaa kacsi fiican iyo in uu raago waqtiga galmada. Maadada ku jirta basasha ee loo yaqaan 'allicin' ayaa ah mid kordhisa wareegga dhiigga.

3. Yaraynta Xanuunka iyo Bararka

Basasha cad waxay leedahay sifooyin ka hortagaya xanuunka iyo bararka, taas oo muhiim u ah caafimaadka guud iyo kan galmada. Xanuunka iyo bararka xubnaha taranka waa dhibaatooyin keeni kara awood darro galmo. Sifooyinka ka hortagga xanuunka ee basasha cad waxay ka caawisaa yaraynta xanuunka iyo bararka, taas oo ka dhigaysa galmada mid raaxo leh oo bilaa xanuun ah.

4. Kordhinta Tamarta iyo Firfircoonida

Cunista basasha cad waxay kordhisaa tamarta iyo firfircoonida jirka. Tamarta iyo firfircoonida waa labo arrimood oo muhiim u ah galmada. Qofka tamar badan leh wuxuu awoodaa inuu ku raaxeysto galmada muddo dheer isagoo aan daalin. Basasha cad waxay leedahay karbohaydraytyo iyo fitamiinno badan oo kordhiya tamarta jirka.

5. La-dagaallanka Infakshanka

Basasha cad waxay leedahay sifooyin la-dagaallama infakshanka, gaar ahaan infakshanka xuubka dhuunta iyo xubnaha taranka. Infakshanka xuubka dhuunta waa mid keeni kara xanuun iyo barar xubnaha taranka, taas oo saameyn xun ku leh galmada. Sifooyinka ka hortagga infakshanka ee basasha cad waxay ka caawisaa ilaalinta caafimaadka xubnaha taranka, taas oo kordhisa raaxada galmada.

6. Kordhinta Rabitaanka Galmada

Cunista basasha cad waxay kordhisaa rabitaanka galmada ee ragga iyo dumarka labadaba. Tani waa sababta oo ah basasha cad waxay kordhisaa hormoonnada ku lug leh rabitaanka galmada. Daraasaadyo badan ayaa muujiyay in cunista basasha cad ay kordhiso dareenka galmada iyo raaxada, taas oo keentay in la helo galmo wanaagsan oo qancisa.

Gabagabo

Basasha cad waxay leedahay faa'iidooyin caafimaad oo badan oo gaar ah marka loo eego caafimaadka galmada. Waxay kordhisaa awoodda galmada, wareegga dhiigga, tamarta, firfircoonida, rabitaanka galmada, iyo la-dagaallanka infakshanka. Inkastoo basasha kale ay leeyihiin faa'iidooyin caafimaad oo kale, basasha cad waxay leedahay sifooyin gaar ah oo ka dhigaysa mid ka wanaagsan dhinaca caafimaadka galmada. Sidaas darteed, cunista basasha cad waa hab fiican oo lagu wanaajiyo caafimaadka galmada iyo guud ahaan caafimaadka jirka.

Dr Abdisalan dacad

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdisalan Mohamed Mohamud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share