Orthopeadic department Shaafi hospital

Orthopeadic department Shaafi hospital Muhiimadeenu waa inaa ilaalino caafimaad kina

23/04/2026

📢 OGEYSIIS

Waxaa la ogaysiinayaa bulshawaynta ku nool deeganada galmudug iyo nawaaxigeeda in uu imanayo 15/05/2026 alxayat hospital cabudwaq Dr. Ali Abdikarim Ahmed oo ah dhakhtarka lafaha oo ah dhalhtarkutakhasusay qaliimada casriga ah
Adeegyada uu bixiyo waxaa ka mid ah:
✔️ Kabidda jajabka lafaha
✔️ Qalliimada bixinta biraha (plates & screws)
✔️ Daaweynta xanuunka lafaha iyo murqaha
✔️ Daaweynta iyo durista kala-goysyada
✔️ Daaweynta iyo qalliinka nabraha raaga
✔️ Daaweynta xanuunka dhabarka
✔️ Qalliinka burooyinka ka soo baxa gacmaha iyo lugaha
✔️ Talo-bixin guud oo ku saabsan dhammaan xanuunnada la xiriira lafaha, murqaha, iyo dhabarka
Hadaba Dr. Ali Abdikarim Ahmed wuxuu imaanayaa 15/05/2026 alxayat hospital caabudwaaq lanbarjaridu waxay kasocotaa isbitaalka alxayat iyo shige pharmacy
Hadaba wixii faahfaahin ah kalaxiriis
0615508269/0617324813

07/12/2025

Simply, who am i?

06/12/2025

If ALLAH support you then
Good scientific planning,
ALLAH will make the success

04/12/2025

ALHAMDOLLELAH

19/11/2025
25/10/2025

Exclusive in Shaafi Hospital

21/10/2025

Alhamdollelah, Another successful story for our patient after gunshot left,shoulder

Address

Digfeer Street
Mogadishu

Telephone

+252615119804

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Orthopeadic department Shaafi hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share