Daryeel Dental Clinic

Daryeel Dental Clinic Daryeel Dental Clinic waa dhakhtar qaabilsan cudurrada afka iyo ilkaha. dhoolacadayn caafimaad leh.

20/08/2026

Daryeel dental clinic

22/07/2026

Macamishena sharfta leh Waxan idinka raligalinayna maalmaha ay xarunta xernayd, sababo quseya in geedi nasoo galay, waxan dib u furidoonna 01/08/2026.
Mahadsanadiin

14/04/2026

Commentiga noogu sheeg inta kiilo oo sonkor ah oo laga istimalo gurigina hashi bil 30 days

19/03/2026

Waxay diyaar u tahay in ay ka shaqeeso
Qanacada umada somaliyeed kala soo xirri +252617818882+252616889436

08/03/2026

Ka faidayso intaan eida la gaarin
Waa Adair’s janiskaga

14/02/2026

Daryeel Dental Clinic:
Waxay haysaa xalka ilkahaaga
Fadlan lasoo xiriir lambarad shaashada ka muuqada

12/02/2026

Midke ku cadeyata carat soomali mise brush?

Daryeel Dental Clinic :Dhamaan umuda Somaliyed waa ino farxadkale in Ramadan uu alle nabad nagu so gaarsiyeyInta dhimata...
08/02/2026

Daryeel Dental Clinic :
Dhamaan umuda Somaliyed
waa ino farxadkale in Ramadan uu alle nabad nagu so gaarsiyey
Inta dhimatay Aan Ramadantan Nasiib u yeelanna Alle Ayan Janno Fardowsa u weydiineen, Waxan bulshada Soomaliyeed ugu tala galnay qiimo dhimis boqalkiiba 25% Ah kuna eg 1Ramadaan.
Hadii aad taloyin u bahatid si toos ah lasoo xirirri
+252616889436/+252617818882

Address

Maka Almukarama
Mogadishu

Telephone

+252616889436

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daryeel Dental Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Daryeel Dental Clinic:

Shortcuts

Share

Category