Mogadishu Fertility Hospital

Call Directions Website Contact the practice

Mogadishu Fertility Hospital Mogadishu Fertility Center waxaa la aas aasay March 2020.

MFC waa xaruntii ugu horeysay ee Mogadishu laga furo taas oo si gooni ah ugu shaqeeyn doonto adeegyada caafimaad oo awal dalka dibadiisa loo aadi jiray oo la xariira dhalma la'aanta Allaa baxshee.

Ha iska indhatirin calaamadaha. Baaritaan iyo la-tashi caafimaad ayaa kaa caawin kara in la ogaado xaaladda iyo daaweynt...
27/09/2026

Ha iska indhatirin calaamadaha. Baaritaan iyo la-tashi caafimaad ayaa kaa caawin kara in la ogaado xaaladda iyo daaweynta ku habboon.

jumca mubarak
24/09/2026

jumca mubarak

sababaha kenikaro dhalmo la aanta
23/09/2026

sababaha kenikaro dhalmo la aanta

IVF (Bacriminta Caawinta Casriga ah) waa mid ka mid ah fursadaha caafimaad ee loo isticmaalo daaweynta dhalmo la’aanta, ...
20/09/2026

IVF (Bacriminta Caawinta Casriga ah) waa mid ka mid ah fursadaha caafimaad ee loo isticmaalo daaweynta dhalmo la’aanta, iyadoo lammaanaha laga caawinayo inay gaaraan rajadooda ubad.

20/09/2026

Qeybta aan ku kaydino ugxaanta hooyada iyo mida aabaha.

17/09/2026

🤱 Hooyadii afaraad ayaa si guul leh ugu dhashay habka casriga ah ee IVF.

IVF – Rajada ubad doonka ah, fursad cusub oo qoysaska loo abuuro.

16/09/2026

Uur raadintu mararka qaar waxay u baahan tahay faham sax ah, baaritaan iyo daryeel caafimaad oo ku habboon xaaladda lamaanaha.

Haddii aad la kulmeysid caqabado ku saabsan uur qaadista, ha quusan. ❤️
❤️ Rajada qoyskaaga, daryeelkeennu waa muhiim.

Haddii aad isku aragto calaamadahan, ka fikir badqabka naftaada iyo kan cunugaaga. Nagu soo booqo qeybta caafimaadka si ...
14/09/2026

Haddii aad isku aragto calaamadahan, ka fikir badqabka naftaada iyo kan cunugaaga.

Nagu soo booqo qeybta caafimaadka si aad u hesho daryeel iyo qiimeyn caafimaad oo sax ah.

Cafimaadka ugxaanta waxey door muhiima kaqadataa taranka iyo furasada uur qadista.
12/09/2026

Cafimaadka ugxaanta waxey door muhiima kaqadataa taranka iyo furasada uur qadista.

Address

Hodan , KM6, Benaadir, Wadada Kasoo Horjeeeda Isbitaal Benaadir
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu Fertility Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Mogadishu Fertility Hospital:

Shortcuts

Share