Dr.Baay

Dr.Baay Hadafkeenu waa inaan bixino daryeel caafimaad oo heer sare ah kaas oo dabooli doona isla markaana ka sarreyn doona filashadaada.

07/06/2026

Mogdisho rajo ayaan ka qabnaa si weyn ayey udhismeysaa sadex maalin ka hor ayaan wadada ku safrey waana halka looga soobaxo cirfiid ilinka h**e ee suuqa xoolaha alle hanoo bad baadiyo nabada aan heysano🇸🇴🩸🩸🩸🩸🩸

Malasocotaa ? Caabuqa soo laalaabta eeku dhaca habdhiska kaadi mareenka inuu sabab u noqo karo in kilyahaada fariistaan ...
07/06/2026

Malasocotaa ? Caabuqa soo laalaabta eeku dhaca habdhiska kaadi mareenka inuu sabab u noqo karo in kilyahaada fariistaan ama shaqadii qashin saarka awoodi weynayaa marka dambe.

06/06/2026

Mar waliba oo aan wax cuna waad dibiraa maxaa sabab u ah.

إنا لله وإنا إليه راجعون البقاء لله وحده Tacsi Tiiraanyo leh Waxaa xaley naga  geeriyootey Eedo Xaawo ibraahim OO Aheyd ...
05/06/2026

إنا لله وإنا إليه راجعون البقاء لله وحده

Tacsi Tiiraanyo leh

Waxaa xaley naga geeriyootey Eedo Xaawo ibraahim OO Aheyd xaaska Adeerkey Mo'allim Suleyman Mo'allim Baay 😭😭

Allaah ha Unaxariisto kitaabkeeda Midigta Rabi ha kasiiyo inagana gadaasheed Allaah nama fidneeyo Aamiin.aamiin.
😭😭

  Colaada magaalada kasoo  korartey alle hanaga qaboojiyoAlle bariga aan badino  shacabka social media -ha  alle ha uga ...
04/06/2026


Colaada magaalada kasoo korartey alle hanaga qaboojiyo
Alle bariga aan badino shacabka social media -ha alle ha uga baqaan buun buuninta dagaalka iyo beenta ay faafinayaan mar kasto oo xaaladu sii cuslato dhibka dhacaaya waxbaad ku Yeelaneysaa

03/06/2026

Caqliga ha shaqeeyo magaaladaas iftiimeysa layrarka yaan laga damin

Alle ayaan sabar iyo sugnaasho weydiisaneynaa  baaqi ahaansho alle ayey usugnaatey noogu soo duceeya in alle  walaalkeen...
01/06/2026

Alle ayaan sabar iyo sugnaasho weydiisaneynaa baaqi ahaansho alle ayey usugnaatey noogu soo duceeya in alle walaalkeen jismigiisa badda ka soo saaro.

01/06/2026

Sax miyaa qof waliba oo Sokor qabo in uusan Isticmaalin maca macaanka Gabi ahaan.

01/06/2026

Aamin

Jooji cabista sagaarka🚫 fans     Waaberi Hospital Tigaad Foundation  Tigaad Poly clinic
31/05/2026

Jooji cabista sagaarka
🚫
fans
Waaberi Hospital
Tigaad Foundation
Tigaad Poly clinic

Address

Maka Almukaramah
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Baay posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr.Baay:

Share