D.r Cali somali

Call Directions Contact the practice

D.r Cali somali new

16/09/2026

Tuug ma faa iido ilmahaaga irsaq xalaala siiso …see more

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxay sii wadi doontaa dadaallada lagu dardargelinayo qorshayaasha w...
13/09/2026

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxay sii wadi doontaa dadaallada lagu dardargelinayo qorshayaasha waxbarashada qaranka, iyadoo xoogga la saarayo isla-xisaabtan, hufnaan, qorsheyn iyo waxqabad muuqda oo bulshada Soomaaliyeed ay ka faa’iideysato.

12/09/2026

Dowlada oo bilawday dardar gilinta dhulka la siindoono shacabka ay saamaysay dib usoo celinta bilicda moqdisho sida ay Warka u dhigeen… see more

12/09/2026

Bixinta 1,500 oo boos kaasoo ah dhul ay dowladu u iibisay shacabka muqdisho dhul la aantu soo wajahday sida ay sheegeen dhulkaas oo ku yaal waaxda xaaji cabdi ee gubadley … see more

08/09/2026

Maxaa ku xasusan dontaa hadad aragto dalkan malin owsan madax wayno ka eheyn….see more

25/08/2026

Xaalka moqdisho iyo shacabka maxaa Kala haysto
…see more

FT: 2-2
23/08/2026

FT: 2-2

23/08/2026

Deg Deg dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta dad shacab ah diyaarado drones kula xasuuqday magaalada Muqdisho

23/08/2026

Malinkan oo kali xanunkeeda waxaa dareemi karo qofkii horay loogu sameeyay wana malin ay dadka qaar ka qaadi karaan xanun ay la nolaadan inta noloshooda ka dhiman alle ha iidiin dhib dhaamo moqdisho waa hooyadii somaliyeed balse dad baa dhibane u ah …see more

22/08/2026

Heer faanaaye maydin kusoo biiraa ?

Address

Strest 1
Mogadishu
644203

Telephone

+252615711907

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when D.r Cali somali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to D.r Cali somali:

Shortcuts

Share