DrWeyseysane Mohamed

Call Directions Website Contact the practice

DrWeyseysane Mohamed Dr weyseysane, a pediatrician physician working in OSOBLE SPECIALITY HOSPITAL

10/05/2025

Fadlan Talaal Ubadkaaga
Waxa idiin Diyaarinay
Qeybta Talaalka Caruurta

05/05/2025

𝗠𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗨𝗺𝘂𝗹𝗶𝘀𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮 – 𝟱𝘁𝗮 𝗠𝗮𝘆

Dhammaan Umulisooyinka ka howlgala Osoble Hospital.

waxaan idin leenahay hambalyo! maanta oo ah 𝟓𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐲, waa maalinta caalamiga ah ee Umulisooyinka.

Maalin aad mudan tihiin in la xuso la qadariyo, lana bogaadiyo doorkiinna naxariista leh ee muhiimka ah ee aad ka qaadataan badbaadinta nolosha hooyooyinka iyo dhallaanka.

Shaqadiinna adag, dulqaadka, iyo daryeelka joogtada ah waxay laf-dhabar u tahay 𝗰𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮.




25/04/2025
22/04/2025
Hoyo iyo abe talala caruurta nunahane u daney adine isku daney daweynta waxa ka muhiimsan ka hortaga
23/03/2025

Hoyo iyo abe talala caruurta nunahane u daney adine isku daney daweynta waxa ka muhiimsan ka hortaga

Osoble Hospital waxa uu idiin diyaariyay 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗮 𝗧𝗮𝗹𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗖𝗮𝗿𝗿𝘂𝘂𝗿𝘁𝗮, si loo hubiyo caafimaadka, korriinka, iyo difaaca 𝘾𝙖𝙧𝙪𝙪𝙧𝙩𝙖.

Talaalku waa muhiim! Waxuu ka hortagtaa cudurrada halista ah waxay carruurta ka helaan difaac buuxa.

Ka faa'iidayso adeeggan oo keen ubadkaaga si ay u helaan talaal dhamaystiran.


Top 5 most common causes of death in under 5 year age childrensFirst 👉 Diarrhea Second 👉 Malnutrition3rd👉 Acute respirat...
23/06/2024

Top 5 most common causes of death in under 5 year age childrens
First 👉 Diarrhea
Second 👉 Malnutrition
3rd👉 Acute respiratory diseases
4th👉 Vaccination-related (EPI)diseases
5th👉Malaria &measles

🔴WACYI GALINTA ISBUCA TALAALKA🔴▶️Hoyo iyo abe talaala caruurtiina ▶️Talaalku waxa ay yareeyaan fursada lagu jirrado, qad...
30/04/2024

🔴WACYI GALINTA ISBUCA TALAALKA🔴

▶️Hoyo iyo abe talaala caruurtiina

▶️Talaalku waxa ay yareeyaan fursada lagu jirrado, qadashada talaalka wakhtiga ku haboona waxey cawineysaa ubadkaga
▶️Dhaqdhaqaaqa habka difaaca jirka ayu Sara uqada iyada oo aan waxyeello u geysan jirka
▶️Wuxu ubadkaga Ka ilaalinaya cudurada faafa ee khatarta ah iyo kuwa la kala qaado
▶️Waa hagaajiyaha tayada nolosha ubadkaga ee ku dadala hoyo iyo abo
💬N.B: ka hor taga ayaa ka fican daweynta iyadoo ey jirto cuduro badan oo talaal leh oo aan daawo laheyn

➡️Immunisation is one of the most cost-effective ways of improving living standards, health and economic
prospects🏥💉💉🩸💯

Great medical note🎆
19/02/2024

Great medical note🎆

What's the appropriate drug 💊 💉
10/01/2024

What's the appropriate drug 💊 💉

WorldMalariaDay!The world is facing many challenges on the road to Malaria elimination
25/04/2023

WorldMalariaDay!
The world is facing many challenges on the road to Malaria elimination

Eid Mubarak dhamaan umada somaliyeed meel walba oo aad ku cideysiin Happy Eid
08/07/2022

Eid Mubarak dhamaan umada somaliyeed meel walba oo aad ku cideysiin
Happy Eid

Hambalyo munaasabadda sanad guuradii 62aad ee kasoo wareegtey markii calan Soomaali leedahay laga taagay Hambalyo hambal...
26/06/2022

Hambalyo munaasabadda sanad guuradii 62aad ee kasoo wareegtey markii calan Soomaali leedahay laga taagay
Hambalyo hambalyo

DrWeyseysane Mohamed

follow

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DrWeyseysane Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to DrWeyseysane Mohamed:

Shortcuts

Share

Category