05/08/2026
Podcast โ Qeybta 1-aad
Waa kuma Dr. Caamir Muuse Cismaan?
Ka hor inta aynaan u gudbin mowduucyada la xiriira caafimaadka kelyaha, waxaa muhiim ah inaan baranno qofka inoo wadaagaya aqoonta iyo waayo-aragnimada.
Qeybta koowaad ee taxanaha Podcast-ka, waxaan ku baran doonaa ๐๐ซ. ๐๐๐๐ฆ๐ข๐ซ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐, Dhakhtarka Cudurrada Guud iyo Kelyaha ee Mogadishu Specialist Hospital, isagoo ka sheekeynaya safarkiisa caafimaad, waxa ku dhiirrigeliyay takhasuskan, iyo himiladiisa ku aaddan daryeelka bukaannada.
๐ Ballan qabso: 9696
๐ Mogadishu Specialist Hospital