Alwasiila Hospital

Call Directions Contact the practice

Alwasiila Hospital alwasiila Hospitaal waa Isbitaal caalami ah fadlan horey u so gaar
(4)

๐Œ๐š๐ค๐š ๐‚๐š๐›๐š๐ง๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐๐š๐š๐›๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ ๐ค๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ซ๐š๐š๐ ๐š๐ฒ ๐š๐ฆ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ง๐จ๐ช๐ง๐จ๐ช๐๐š? ๐Ÿ˜ฃ๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ ๐ƒ๐ซ. ๐˜๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ ๐€๐ฅ-๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ฅ๐š โ€“ ๐Š๐ก๐š๐›๐ข๐ข๐ซ โ€” khabiir baabasiirka, 25 s...
03/10/2026

๐Œ๐š๐ค๐š ๐‚๐š๐›๐š๐ง๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐๐š๐š๐›๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ ๐ค๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ซ๐š๐š๐ ๐š๐ฒ ๐š๐ฆ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ง๐จ๐ช๐ง๐จ๐ช๐๐š? ๐Ÿ˜ฃ

๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ ๐ƒ๐ซ. ๐˜๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ ๐€๐ฅ-๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ฅ๐š โ€“ ๐Š๐ก๐š๐›๐ข๐ข๐ซ โ€” khabiir baabasiirka, 25 sano oo khibrad ah, ayaa ku daweynaya qaliin laโ€™aan.

๐Ÿ“… ๐Ÿโ€“๐Ÿ๐ŸŽ ๐Ž๐œ๐ญ๐จ๐›๐ž๐ซ: La-tashiga & qiimeyntu waa LACAG LAโ€™AAN.

๐Ÿ“ž La xiriir hadda: +252 61 5468768

16/09/2026

๐ŸŽ™๏ธ KUSOO DHAWOOW PODCAST-KA CUSUB

๐Ÿฉบ BAABASIIRKA (Part5)

Sheeko bukaan 28 sano Ladhibaatoonaay Baabasiir oo aan ka daaweeyay ilaahey fadligii

16/09/2026

๐ŸŽ™๏ธ KUSOO DHAWOOW PODCAST-KA CUSUB

๐Ÿฉบ BAABASIIRKA (Part4)

๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ Dr. Yusuf Al-Wasiila
Khabiir ku takhasusay daaweynta Baabasiirka โ€” Qalliin Laโ€™aan

Podcast-kan waxaan kaga hadli doonaa:
โ€ขMaxaa dhacaya Hadii aadan dhakhtar Raadsanin oo aad isku fiirsatid Baabasiirka.

๐ŸŽ™๏ธ Xog caafimaad oo muhiim ah โ€” ha seegin!

10/09/2026

๐ŸŽ™๏ธ KUSOO DHAWOOW PODCAST-KA CUSUB

๐Ÿฉบ BAABASIIRKA (Part3)

๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ Dr. Yusuf Al-Wasiila
Khabiir ku takhasusay daaweynta Baabasiirka โ€” Qalliin Laโ€™aan

Podcast-kan waxaan kaga hadli doonaa:
โ€ข Goormee ayey tahay in Qofku uu Dhakhtar Laxiriiro.

๐ŸŽ™๏ธ Xog caafimaad oo muhiim ah โ€” ha seegin!

09/09/2026

๐ŸŽ™๏ธ๐Š๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ๐๐ก๐จ๐ฐ๐š๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐š ๐–๐ž๐ฒ๐๐ข๐ข-๐๐ก๐š๐ค๐ก๐ญ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ฉ๐จ๐๐œ๐š๐ฌ๐ญ.
๐ƒ๐ซ ๐˜๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ ๐€๐ฅ-๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ฅ๐š ๐ค๐ก๐š๐›๐ข๐ข๐ซ ๐ฅ๐ž๐ก ๐Ÿ๐Ÿ“ ๐ฌ๐š๐ง๐จ ๐จ๐จ ๐ค๐ก๐ข๐›๐ซ๐š๐ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐š๐ก

Podcast-kan waxaan si qoto dheer uga hadlaynaa Calaamsdaha cudurka Baabasiirka (Hemorrhoids) .

๐ŸŽง Dhageyso xalaqad kasta si aad u hesho xog caafimaad oo sax ah oo kaa caawinaysa fahamka iyo maaraynta Baabasiirka.

09/09/2026

๐ŸŽ™๏ธ๐Š๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ๐๐ก๐จ๐ฐ๐š๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐š ๐–๐ž๐ฒ๐๐ข๐ข-๐๐ก๐š๐ค๐ก๐ญ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ฉ๐จ๐๐œ๐š๐ฌ๐ญ.
๐ƒ๐ซ ๐˜๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ ๐€๐ฅ-๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ฅ๐š ๐ค๐ก๐š๐›๐ข๐ข๐ซ ๐ฅ๐ž๐ก ๐Ÿ๐Ÿ“ ๐ฌ๐š๐ง๐จ ๐จ๐จ ๐ค๐ก๐ข๐›๐ซ๐š๐ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐š๐ก

Podcast-kan waxaan si qoto dheer uga hadlaynaa cudurka Baabasiirka (Hemorrhoids) โ€” sababaha, calaamadaha, ka hortagga, daaweynta iyo qalliinka.

๐ŸŽง Dhageyso xalaqad kasta si aad u hesho xog caafimaad oo sax ah oo kaa caawinaysa fahamka iyo maaraynta Baabasiirka.

07/09/2026

๐Š๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ๐๐ก๐จ๐ฐ๐š๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐š ๐–๐ž๐ฒ๐๐ข๐ข-๐๐ก๐š๐ค๐ก๐ญ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ฉ๐จ๐๐œ๐š๐ฌ๐ญ.
๐ƒ๐ซ ๐˜๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ ๐€๐ฅ-๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ฅ๐š ๐ค๐ก๐š๐›๐ข๐ข๐ซ ๐ฅ๐ž๐ก ๐Ÿ๐Ÿ“ ๐ฌ๐š๐ง๐จ ๐จ๐จ ๐ค๐ก๐ข๐›๐ซ๐š๐ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐š๐ก ayaa kaa shaafin doona dhamaan weydiimaha aad madax ku heysiin ee quseeyya baabasiirka.

01/09/2026

๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡

๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐š๐›๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ž๐ž ๐€๐ฅ-๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ฅ๐š wuxuu ogeysiinayaa bulshada Soomaaliyeed in qaabilaadda Dr. Yusuf, oo leh 25 sano oo khibrad ah oo ku saabsan daaweynta baabasiirka qalliin laโ€™aan, laga dhigay BILAASH. ๐Ÿฉบ

๐Ÿ“… ๐Œ๐ฎ๐๐๐š๐๐š:๐Ÿ-๐๐š โ€“๐Ÿ๐ŸŽ ๐’๐ž๐ฉ๐ญ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ
๐Ÿ“ Goobta: Xararyaale
๐Ÿ’š La tashiga Dr. Yusuf waa bilaash!

Haddii aad qabto baabasiir, ka faaโ€™iidayso fursaddan oo hel qiimeyn caafimaad oo bilaash ah.

๐Ÿ“ž Faahfaahin: 061 5468768

22/08/2026

๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡

๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐š๐›๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ž๐ž ๐€๐ฅ-๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ฅ๐š wuxuu ogeysiinayaa bulshada Soomaaliyeed in qaabilaadda Dr. Yusuf, oo leh 25 sano oo khibrad ah oo ku saabsan daaweynta baabasiirka qalliin laโ€™aan, laga dhigay BILAASH. ๐Ÿฉบ

๐Ÿ“… Muddada: 21โ€“31 Agoosto
๐Ÿ“ Goobta: Xararyaale
๐Ÿ’š La tashiga Dr. Yusuf waa bilaash!

Haddii aad qabto baabasiir, ka faaโ€™iidayso fursaddan oo hel qiimeyn caafimaad oo bilaash ah.

๐Ÿ“ž Faahfaahin: 061 5468768

Address

Mogadishu
Mogadishu
252

Telephone

+252615468768

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alwasiila Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Alwasiila Hospital:

Shortcuts

Share

Category