Badbaado physiotherapy Ex Control Afgooye

Badbaado physiotherapy Ex Control Afgooye Badbaado Physiotherapy Ex Control Afgooye

Badbaado Physiotherapy ---Jimco Mubarak.
01/05/2026

Badbaado Physiotherapy ---Jimco Mubarak.

Badbaado physiotherapy waxay idiin diyaarinay Qeybta caruurta oo ay ku idilyihiin dhamaan meshiinada loogu tala galay Ph...
26/04/2026

Badbaado physiotherapy waxay idiin diyaarinay Qeybta caruurta oo ay ku idilyihiin dhamaan meshiinada loogu tala galay Physiotherapiyada.

Waxaad noogu imaaneysa Qalab casriya iyo Holwadeno gacan fudud oo ku qabanayo adeeg kasto oo Physiotherapy.

Wixii Faah faahina naga soo wac:-

📞 Taleefanka: +252 0618340066
📍 Goobta: EX Macalin nuur Mogadishu
Whatsaapp:- 61 8340066

25/04/2026

Badbaado Physiotherapy Xarunta Daryeelka Iyo Daaweynta.

Waxaan marwalba Muhiimada siinaa soo kabashada Bukaanada.

📞 Taleefanka: +252 0618340066
📍 Goobta: EX macalin nuur, Mogadishu

21/04/2026

Badbaado Physiotherapy waxaan sigaara qeybtaan ugu diyaarinaya Dumarka u baahan physiotherapiyada.

Qalab casriya iyo xirfadlayaan aqoon sare leh ayaa kugu diyaara halkan

Dumar aqoon iyo waaya aragnimo leh ayaa ka howlgalaya qeybta Hawernka ee Badbaado physiotherapy Ex Control Afgooye.

📞 Taleefanka: +252 0618340066
📍 Goobta: EX macalin nuur, Mogadishu

Badbaado physiotherapy Ex Control Afgooye Waxaan bixinaa adeeg physiotherapy oo dhameystiran.Badbaado Physiotherapy waxa...
20/04/2026

Badbaado physiotherapy Ex Control Afgooye

Waxaan bixinaa adeeg physiotherapy oo dhameystiran.

Badbaado Physiotherapy waxaad ugu imaaneysa qalab casriya oo loo isticmaalo physiotherapiyada.

Daryeelka Iyo Caafimaadka waxaan Rajada Bukaanka.

📞 +252 618340066
📍 EX Macalin Nuur, Muqdisho – Somalia


Badbaado physiotherapy Ex Control Afgooye Waxaan idiin Diyaarinay Qeybta Haweenka oo si  casriya loo qalabeeyay.Waa qeyb...
18/04/2026

Badbaado physiotherapy Ex Control Afgooye

Waxaan idiin Diyaarinay Qeybta Haweenka oo si casriya loo qalabeeyay.

Waa qeyb loo gaaryeel Haweenka waxaana ka Howlgalaya Dumar aqoon iyo waaya aragnimo u leh Physiotherapiyada.

Adeeg dhameystiran iyo Holwadeeno gacan fudud ayaad noogu imaaneysan.

📞 +252 618340066
📍 EX Macalin Nuur, Muqdisho – Somalia


Jimco Mubaarak dhammaan Saxiibada ku xiran Badbaado physiotherapy Ex Control Afgooye .Waxaan marwalba u taaganahay Darye...
17/04/2026

Jimco Mubaarak dhammaan Saxiibada ku xiran Badbaado physiotherapy Ex Control Afgooye .

Waxaan marwalba u taaganahay Daryeelka Iyo Daaweynta Bukaanada.

📞 +252 0618340066
📍 EX Macalin Nuur, Muqdisho – Soomaalia


14/04/2026

Xasan Ibraahim Xasan waxa uu kamid yahay bukaanada imaaday xarunta Badbaado physiotherapy Ex Control Afgooye .

Xasan ibraahim xasan waxa uu daremaya xiligaan soo kabasho aad u wanaagsan Rajadiisana waa 100%

Wixii Faah faahina naga soo wac

📞 Taleefanka: +252 0618340066
📍 Goobta: EX Macalin nuur Mogadishu
Whatsaapp:- 61 8340066

13/04/2026

Badbaado physiotherapy Ex Control Afgooye waxaan idiin diyaarinay Qeybta caruurta oo la casriya loo qalabeeyay.

Xirfadlayaal aqoon sare u leh howsha ay idiin qabayaan ayaa diyaar idinkugu ah Badbaado Physiotherapy.

Wixii Faah faahina naga soo wac

📞 Taleefanka: +252 0618340066
📍 Goobta: EX Macalin nuur Mogadishu
Whatsaapp:- 61 8340066

12/04/2026

Badbaado physiotherapy waxay idiin diyaarisay qeybo kala duwan oo physiotherapy.

Qeybaha physiotherapyada.

1- Qeybta Ragga
2- Dumarka
3- Caruurta

Dhamaan qeybahan waxaa kugu diyaara qalab casriya oo loo isticmaalo Physiotherapiyada.

📞 Taleefanka: +252 0618340066
📍 Goobta: EX macalin nuur, Mogadishu
Whatsaapp:- 61 8340066

09/04/2026

Cabdi rashiid waa Bukaan galay shil waxaana soo gaaray dhaawac isago ka jabay lugta.

Mudo kooban ayuu joga xarunta Badbaado physiotherapy xiligan waxa uu daremaa soo kabasho 100%.

📞 Taleefanka: +252 0618340066
📍 Goobta: EX macalin nuur, Mogadishu
Whatsaapp:- 61 8340066

Address

Ex Control Afgooye
Mogadishu
252

Telephone

+252618340066

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Badbaado physiotherapy Ex Control Afgooye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Badbaado physiotherapy Ex Control Afgooye:

Share