Al Luqmaan General Hospital

Al Luqmaan General Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al Luqmaan General Hospital, Hospital, Mogadishu.

Asc Somali wayn inta ku xiran Al luqman General hospital  Jimco wanagsan oo wacan meelwalbo dunida kajogtaaan Kuso biir ...
26/01/2023

Asc Somali wayn inta ku xiran Al luqman General hospital

Jimco wanagsan oo wacan meelwalbo dunida kajogtaaan

Kuso biir Al luqman General hospital

02/05/2022

Asc ww dhaman umada soomaaliyeed isbitalka AL luqman General hospital Aya waxa farisan rabo Dhakhtarka cudurada haweenka insha Allah hadaba Isha ku hay Al luqman General hospital

06/12/2021

Alhamdullillah Hada waxa inoo dhamadeyne maadadi kobaad ee diploma Nutrition
Hadaba wali janis ayaad haysata oo waad nagu soo biiri kartaa
Fadlan kafaaideyso hadad daneyseynso kala xariir links hoose

Waa fursad uQaali ah Dadka kudhaqan Duleedka Muqdisho Ee ay Aadka Ugu adagtahay Inay Deegaankooda kuhelaan Adeeg caafima...
14/10/2021

Waa fursad uQaali ah Dadka kudhaqan Duleedka Muqdisho Ee ay Aadka Ugu adagtahay Inay Deegaankooda kuhelaan Adeeg caafimaad . Soo dhawaada Wllyal
Isbitaalka wuxuu bixin doonaa Adeegyo caafimaad iyo Tababarada Ardayda intaba .

Qaybaha isbitaalka Aad ka Heli kartaan

1) Xanuunada maqaarka ( Dermaton diseases)
2) Caruurta ( Pediatrics)
3) Haweenka ( Obstatrics and gynaecology)
4) Cudurada guud ( Internal medicine)

F.G maalmaha Shaqada Sabti ilaa Arboco galin danbe 1:00 -6:00
Qamiis Iyo Jimco 24 hours .

Laxiriir : 0613698124

Hospital

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Luqmaan General Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category