Nur-Xidig

Nur-Xidig Passionate about technology, media, and humanitarian work, committed to making a difference through sustainable development and community empowerment.

Barbaarta Iyo Beeraha  soo daawo waxqabdkii 10kii sano ee lasoo dhaafay
08/08/2026

Barbaarta Iyo Beeraha soo daawo waxqabdkii 10kii sano ee lasoo dhaafay

10 Sano oo Codka Beeraha Ah | Barbaarta iyo Beeraha – Documentary...

04/08/2026

Duuleedka Degmada kaxda ❤️

Muddo 30 Sano ah waxaa dib noo dhigay Aragtida ah Aniga aan kaa Hormaro, markaas ayaa la waayay Cid hormarta.😢Midba midk...
03/08/2026

Muddo 30 Sano ah waxaa dib noo dhigay Aragtida ah Aniga aan kaa Hormaro, markaas ayaa la waayay Cid hormarta.😢

Midba midka kale waxa uu u soo garab maray in uu isaga Deg Deg ku dhaafo, markaas ayaa lawada Cadibmay 🫤

Miyaan Quraanshada ka caqli yaraannay.?

02/08/2026

Ragaan waa rag yaqaano karkarinta howlaha aay damcaaan, waana rag cirka toli kara hadii loobaahdo😜 Zakaria Abdullaahi

Himiladu waa hoggaan, yoolkuna waa u adeegidda shacabka. Awooda dhalinyarada ayaan tijaabineeynaaa. Guul iyo gobannimo. ...
01/08/2026

Himiladu waa hoggaan, yoolkuna waa u adeegidda shacabka. Awooda dhalinyarada ayaan tijaabineeynaaa. Guul iyo gobannimo. Agasime Abdiwahab Hassan Dhafe

10 sano oo guul ah waxaa ka dambeeya dad aan daalin; Mahad iyo bogaadin ayaan u dirayaa Cabdishakuur iyo dhammaan kooxda...
31/07/2026

10 sano oo guul ah waxaa ka dambeeya dad aan daalin; Mahad iyo bogaadin ayaan u dirayaa Cabdishakuur iyo dhammaan kooxda Barbaarta Iyo Beeraha. Aad baan ugu faraxsanahay inaan idinla wadaagay maalintan gaarka ah.

23/07/2026

Umadda inaad u adeegto, uma baahnid inaad xil rasmi ah haysato. Adeeggu kuma xirna kursi, xil, ama awood siyaasadeed. Qof kasta wuxuu bulshada wax ugu qaban karaa aqoontiisa, waqtigiisa, kartidiisa, iyo dadaalkiisa. Haddii aad dadka caawiso, dhibaatooyinkooda xal u raadiso, runta u istaagto, oo aad bulshada horumar u horseeddo, waxaad tahay qof ummaddiisa u adeegaya, xitaa adigoon xil dowladeed hayn. Xilku waa fursad adeeg, balse adeeggu k**a bilaabmo xil, k**ana dhammaado.
Nur-Xidig ✅️

22/07/2026
17/07/2026

Geenyooy❤️

Address

Maka Al-Mukarama Street Mogadishu
Mogadishu

Telephone

+252618410237

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nur-Xidig posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Nur-Xidig:

Shortcuts

Share