Human Care Diagnostics Ltd Mogadishu

Human Care Diagnostics Ltd Mogadishu Human Care Diagnostics LTD WAA SHIRKADA UGU BALAARAN EE DALKA KEENTO QALABKA CAAFIMAADKA.

HyLED c8 c7 c5 LED Surgical lights WAA KUU DIYAAR NAGA SO DALBO WAXAAN KUULA DIYAAR NAHAY SO DHAWEYN QURUX BADAN IYO QII...
07/09/2026

HyLED c8 c7 c5 LED Surgical lights WAA KUU DIYAAR NAGA SO DALBO WAXAAN KUULA DIYAAR NAHAY SO DHAWEYN QURUX BADAN IYO QIIMO KU QANCIYO.

Jumma Wanaagsan! 🤲🏽🌙
03/09/2026

Jumma Wanaagsan! 🤲🏽🌙

01/09/2026

MINDRAY SV300

Mashiin casri ah oo loogu talagalay taageerada iyo caawinta neefsashada bukaanka u baahan daryeel caafimaad.

CBC MACHINE BC-10 WAA KUU DIYAAR NAGA SO DALBO WAXAAN KUULA DIYAAR NAHAY SO DHAWEYN QURUX BADAN IYO QIIMO KU QANCIYO.
01/09/2026

CBC MACHINE BC-10 WAA KUU DIYAAR NAGA SO DALBO WAXAAN KUULA DIYAAR NAHAY SO DHAWEYN QURUX BADAN IYO QIIMO KU QANCIYO.

BC-780 WAA KUU DIYAAR NAGA SO DALBO WAXAAN KUULA DIYAAR NAHAY SO DHAWEYN QURUX BADAN IYO QIIMO KU QANCIYO.
31/08/2026

BC-780 WAA KUU DIYAAR NAGA SO DALBO WAXAAN KUULA DIYAAR NAHAY SO DHAWEYN QURUX BADAN IYO QIIMO KU QANCIYO.

VITAL SIGNS MONITOR VS900  WAA KUU DIYAAR NAGA SO DALBO WAXAAN KUULA DIYAAR NAHAY SO DHAWEYN QURUX BADAN IYO QIIMO KU QA...
30/08/2026

VITAL SIGNS MONITOR VS900 WAA KUU DIYAAR NAGA SO DALBO WAXAAN KUULA DIYAAR NAHAY SO DHAWEYN QURUX BADAN IYO QIIMO KU QANCIYO.

Jimco Wanaagsan
28/08/2026

Jimco Wanaagsan

Waxaan ku faraxsanahay in aan u rakibnay Welcare Specialist Hospital loonna tababaray Mindray SV300 Ventilators, kuwaas ...
26/08/2026

Waxaan ku faraxsanahay in aan u rakibnay Welcare Specialist Hospital loonna tababaray Mindray SV300 Ventilators, kuwaas oo qayb weyn ka qaadanaya bixinta daryeel caafimaad oo casri ah, gaar ahaan bukaanada u baahan taageerada neefsashada.
✅ Rakibid xirfad leh
✅ Tababar dhammaystiran oo loogu talagalay shaqaalaha caafimaadka
✅ Tiknoolajiyad casri ah oo lagu xoojinayo adeegyada ICU
Anaga oo ah Human Care Diagnostics Ltd Mogadishu waxaa naga go’an in aan mar walba ka shaqeyno horumarinta iyo casriyeynta adeegyada caafimaad ee dalka Soomaaliya, si bulshada loo siiyo daryeel caafimaad oo casri ah, ammaan ah, isla markaana lagu kalsoonaan karo.
✔️ Tayo Sare
✔️ Kalsooni Buuxda
✔️ Horumar Joogto ah
See less

Waxaan ku faraxsanahay in aan qalab caafimaad oo casri ah u rakibnay Badbaado Qoys Fertility Center✅ Rakibid xirfad leh✅...
26/08/2026

Waxaan ku faraxsanahay in aan qalab caafimaad oo casri ah u rakibnay Badbaado Qoys Fertility Center

✅ Rakibid xirfad leh
✅ Tiknoolajiyad casri ah
Anaga oo ah Human Care Diagnostics Ltd – Mogadishu, waxaa naga go’an inaan ka shaqeyno horumarinta iyo casriyeynta adeegyada caafimaad ee Soomaaliya, si bulshada loo siiyo daryeel caafimaad oo casri ah, ammaan ah, isla markaana lagu kalsoonaan karo.
✔️ Tayo Sare
✔️ Kalsooni Buuxda
✔️ Horumar Joogto ah

Waxaan ku faraxsanahay in aan qalab caafimaad oo casri ah u rakibnay Badbaado Qoys Fertility CenterQalabkan oo loogu tal...
25/08/2026

Waxaan ku faraxsanahay in aan qalab caafimaad oo casri ah u rakibnay Badbaado Qoys Fertility Center

Qalabkan oo loogu talagalay xoojinta adeegyada ICU, wuxuu door muhiim ah ka qaadanayaa taageeridda daryeelka bukaannada iyo kor u qaadidda tayada adeegyada caafimaad.

✅ Rakibid xirfad leh
✅ Tiknoolajiyad casri ah

Anaga oo ah Human Care Diagnostics Ltd – Mogadishu, waxaa naga go’an inaan ka shaqeyno horumarinta iyo casriyeynta adeegyada caafimaad ee Soomaaliya, si bulshada loo siiyo daryeel caafimaad oo casri ah, ammaan ah, isla markaana lagu kalsoonaan karo.

✔️ Tayo Sare
✔️ Kalsooni Buuxda
✔️ Horumar Joogto ah

Address

KM5, Laamiyaraha Zope Mogadishu
Mogadishu
658182/658281/658183/600780

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Human Care Diagnostics Ltd Mogadishu posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share