Gargaar Hospital

Call Directions Contact the practice

Gargaar Hospital πŸ₯ Hospital & Medical Services
πŸ“ Muqdisho, Somalia
πŸ“ž 613503096
πŸ• 24/7 Emergency
(2)

30/09/2026

Gargaar Hospital

29/09/2026

Dhalashadu waa mid ka mid ah maalmaha ugu qiimaha badan nolosha hooyo iyo qoyskeeda. Waxaan ku faraxsanahay inaan qayb ka noqonno safarkan quruxda badan. 🌸
Gargaar Hospital β€” daryeelka hooyada iyo dhallaanka, laga bilaabo uurka ilaa dhalmada. πŸ€±πŸ‘Ά

πŸ“ Gargaar Hospital – Muqdisho Somalia

πŸ₯ Gargaar Hospital is now on Instagram! πŸ’™β€οΈHadda waxaad nagala socon kartaa dhammaan adeegyada caafimaad, talooyinka caa...
26/09/2026

πŸ₯ Gargaar Hospital is now on Instagram! πŸ’™β€οΈ

Hadda waxaad nagala socon kartaa dhammaan adeegyada caafimaad, talooyinka caafimaad, wararka isbitaalka iyo adeegyada cusub ee Gargaar Hospital. 🩺✨

πŸ“² Follow:
πŸ“ Mogadishu, Somalia
☎️ 613503096
🚨 24/7 Emergency Service

Nagala soco Instagram-ka oo la wadaag dadka aad jeceshahay. ❀️

26/09/2026

Qeybta Dental-ka ee Gargaar Hospital waxay 24 saac diyaar ugu tahay daryeelka iyo adeegyada caafimaadka afka iyo ilkaha.

Haddii aad dareemeyso xanuun ilig, cirrid ama dhibaato kale oo afka ah, nagu soo booqo Gargaar Hospital. ❀️

πŸ• 24/7 – Dhakhtarka Ilkaha waa diyaar.

πŸ“ Gargaar Hospital – Muqdisho
πŸ“ž Nala soo xiriir maanta. (613503096)

22/09/2026

🀰 Sidee lagu ogaan karaa hooyada uurka leh inay Low Iron leedahay?
muqalkan dhamadkiis ayad ku ogan doontaa dhameyso

berri waxaad fursad u haysataa inaad dhakhtar la tashato lacag la’aan.

Ha seegin fursaddanβ€”ka faa’iidayso talada caafimaad ee bilaashka ah. ❀️

πŸ“ Gargaar Hospital Dharkenley Macmacaanka
πŸ“ž Wixii faahfaahin ah nala soo xiriir. 613503096

MAALINKA TALABADA – NUMBERKA DHAQTARKA HAAWEENKA OO WAA FREE!Ha seegin fursaddan! Haddii aad u baahan tahay talo iyo qii...
21/09/2026

MAALINKA TALABADA – NUMBERKA DHAQTARKA HAAWEENKA OO WAA FREE!
Ha seegin fursaddan! Haddii aad u baahan tahay talo iyo qiimeyn ku saabsan caafimaadka haweenka, ka faa’iidayso la-talinta bilaashka ah ee Gargaar Hospital.

πŸ“± Nagala Soo Xiriir: 61 3503096
πŸ“ Goobta: Dharkeenley, Jaale Siyaad, Macmacaan-ka

21/09/2026


Gargaar Hospital
πŸ“ž Nala soo xiriir: [613503096]
πŸ“ Goobta: [Dharkenley Macmaacnka]

πŸ‘¨β€βš•οΈ Dhakhtarka Afka iyo Ilkaha ayaa ka howlgala Gargaar Hospital, diyaar u ah inuu baaritaan ku sameeyo ilkahaaga, qiim...
19/09/2026

πŸ‘¨β€βš•οΈ Dhakhtarka Afka iyo Ilkaha ayaa ka howlgala Gargaar Hospital, diyaar u ah inuu baaritaan ku sameeyo ilkahaaga, qiimeeyo xaaladdaada, kuna siiyo talada iyo daaweynta kugu habboon.

πŸ“ Gargaar Hospital – Dharkenley, Jaale Siyaad, Macmacaan-ka
πŸ“ž 61 3503096

✨ Hadda ballan qabo, oo bilow daryeelka dhoolla-caddayntaada!

16/09/2026

Ilkaha booskoodii ka dhaqaqay dib meeshoodii Malaga celin Karaa
Gargaar Hospital

Address

Haji Gabow
Mogadishu

Telephone

+252612112234

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gargaar Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Gargaar Hospital:

Shortcuts

Share

Category