Dr Abdirahman Raazi

Call Directions Contact the practice

Dr Abdirahman Raazi Dhaqtarka qaliimada guud iyo leysarka (certified egyptian board of ganeral and laparoscopic surgery)

25/08/2026

Wax ka ogoow burooyinka tayroodka ( tahyroid gland )

Jumco mubaaarak
07/08/2026

Jumco mubaaarak

07/07/2026

Marag furka bukaanka qaliin xameetida oo leysar ah dhaawac yar bogsasho fudud inshalaah

29/06/2026

Wax ka ogoow qurxinta naasaha ragga

29/06/2026

Qurxinta naasaha wax ka ogoow

20/06/2026

Maxaa sababa in feeraha biyo galaan waa kasoo hadli donaa inshalaah effusion

Qaliimada qurxinta naasaha Fiiro gaar ah hadii aaad leedahay naaso muuqdo xataa adigoo iscaateeyay xalku waa qaliin fudu...
08/06/2026

Qaliimada qurxinta naasaha
Fiiro gaar ah hadii aaad leedahay naaso muuqdo xataa adigoo iscaateeyay xalku waa qaliin fudud iyo shakligaaga ama shape kaaga oo aaad dib u hesho mudo kooban iyo natiijo degdeg ah .

26/05/2026

Ciid wanaagsan cidaan cideeda kale ilaah caafimaad iyo nabad iyo barwaaqo ha inagu gaarsiyoo #عيدالاضحي

𝐅𝐚𝐝𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐟𝐨Waa maalin weyn oo ka mid ah maalmaha ugu fadliga badan Islaamka. Waa maalin Alle loogu dh...
26/05/2026

𝐅𝐚𝐝𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐟𝐨
Waa maalin weyn oo ka mid ah maalmaha ugu fadliga badan Islaamka. Waa maalin Alle loogu dhowaado, laguna badiyo cibaadada, toobad keenka iyo ducooyinka.

𝐑𝐚𝐬𝐮𝐮𝐥𝐤𝐚 ﷺ 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐲𝐢𝐫𝐢:
“𝐌𝐚 𝐣𝐢𝐫𝐨 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐈𝐥𝐚𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐚𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐨 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐮𝐠𝐚 𝐱𝐨𝐫𝐞𝐞𝐲𝐨 𝐧𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐟𝐨.”
(𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐫𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐌𝐮𝐬𝐥𝐢𝐦)

Maalintan waa fursad weyn oo hal mar sanadkii la helo qofka ka faa’iideystana uu helo dembi dhaaf iyo ajar badan.

Qof aan Xajka joogin soonka Carafo waa camal aad u fadli badan oo lagu dhaafo dembiyada laba sano.

Ha ka seegin:
• Soon
• Duco
• Istighfaar
• Xuska Alle

Alle ha naga dhigo kuwa ka faa’iideysta maalintan barakeysan.




14/05/2026

Qaliin dhaawac yar iyo bogsasho fudud inshalaah

Dhaqtarka qaliimada guud iyo leysarka (certified egyptian board of ganeral and laparoscopic surgery)

Address

Warshada Caanaha
Mogadishu
252

Telephone

+252770561796

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Abdirahman Raazi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Abdirahman Raazi:

Shortcuts

Share

Category